Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Sahmin Naqshadeyn ka socota PL

Recommended Posts

Sahmin & Naqshadeyn ka socota PL

 

13 Feb 13, 2013

 

GAROWE ONLINE

 

Waxaa degmooyinka Puntland ka socda sahaminta iyo naqshadayn loogu gogol xaarayo tirakoobka dadka Puntland oo la filayo inuu si rasmiya u bilawdo bisha March ee sanadkan.

 

Degmooyinka sahminta iyo naqshadaynta laga samaynayo ayaa gaaraya 37-degmo,waxaana kooxaha sahminta soo dhaweeyey qayabaha bulshada ee deegaanadaas ku nool.

 

Gobolada Haylaan iyo Sanaag oo aan la xiriirnay ayaa kooxaha sahamintu ay noo shegeen inay hawshu si fiican ugu socota,iyagoo xusay inay gaareen degaano aan hore maamulku u gaarin.

 

Madax kooxaha u baxay Sanaag iyo Haylaan Siciid Cabdulaahi Uurcad oo la hadlay Radio Garoowe ayaa sheegay in Deegaanada ay hawsha ka hayaan ka mid tahay deegaanada hoos taga magaalada Ceerigaabo.

 

"Degmooyinka aan u xilsaaranahay ee hawlaha ka qabanay ayaa ah degmooyinka gobollada Haylaan & Sanaag,waxaana ka mid ah Baran,Xingalool,Fiqifuliye, Laasqoray,Dhahar,Xingalool iyo Buraan.

 

Uurcad ayaa sheegay in hawlaha Naqshadaynta & Sahamintuba ay guul ugu socdaan aysan jirin wax caqabada oo ka hortimid.

 

Halkan ka dhageyso Wareysiga CabdiQani Irbad la yeeshey Uurcad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this