Sign in to follow this  
A_Khadar

Somaliland oo Jabuuti ku Eedaysay In ay ka Danbeysay Go'aankii Britain

Recommended Posts

A_Khadar   

hargeysa,(lasanod Online)- Shacabka iyo Siyaasiyiinta maamulka Somaliland ayaa si weyn u hadal haya go’aankii kasoo baxay dowlada Ingiriiska ee muwaadiniinteeda ugu baaqay inay kasoo baxaan gobalada maamulkaasi ka arrimiyo, Ingiriiska ayaa sheegay inay heleen xog sheegaya in khatar ay ku sugan yihiin ajaanibta ku sugan gobollada waqooyi ee Somalia

 

Shalay ayey bilaabeen qaar badan oo kamid ah Ajaanibtii ku sugneyd magaalooyinka waaweyn ee maamulkaas inay halkaas ka baxaan, halka qaar kalena isu diyaarinayaan inay dhawaan ka baxaan deegaanada Somaliland.

 

Shacabka ayaa si weyn isu weydiinaya waxa keenay isbedalada xoogan ee dhanka siyaasada ah ee reer Galbeedka oo ku aadan Somaliland, waxaana hada soo ifbaxaya shaki ay qaar badan shacabku ka qabaan, kaalinta ay dawlada Jabuuti ku leedahay baaqii ugu danbeeyey ee kasoo baxay dhanka Dowlada Ingiriiska.

 

READ

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this