Sign in to follow this  
Saalax

Protests against Somalia president Hassan Ulasow

Recommended Posts

Saalax   

Minneapolis (RBC) Waxaa magaalada Minneapolis kusii wajahan Madaxweynaha Soomaaliya Xassan SH Maxamuud wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya Fowsiya Xaaji Adan iyo Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge.

Madaxweyne Xassan SH ayaa jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota la hadli doona fiidnimada Jimcaha.

Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa iyana hareer socda Mudaharaad looga soo horjeeda.

Gudiga qabanqaabada Mudaharaadka looga soo horjedo madaxweyne Xassan oo warbaahinta la hadashay ayaa waxa ay sheegeen inay sababta ay uga gol leeyihiin mudaharaadka ay tahay sida ay u suluugsan yihiin faragalinta Dastuurka, Maamul Goboleedyada.

Cismaan Axmad SH oo kamid ah gudiga ayaa waxa uu yiri.

“…..waxaa muuqata in madaxweynuhu uu dhinac maray dastuurkii isaga lagu soo doortay faragalin badan in uu ku hayo maamuladii ama uu damacsan yahay ama uu damacsan yahay in uu carqaladeeyo”

Cismaan isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri.

“……hadaynu nahay jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Minneasota kuwii ka badbaaday dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya waxaan cabsi ka qabnaa Soomaaliya in dib ugu noqoto dagaaladii sokeeye…”

Jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa ah mid balaaran saameyna ku dhex leh Gobolka waxaana muuqata in ay ku kala qeybsan yihiin siyaasada Madaxweyne Xassan.

 

Dhanka kale Cabdulwaaxid Qalinle oo kamid ah qabanqaabiyaasha soo dhaweynta Madaxweyne Xassan oo khadka taleefoonka Raxanreeb.com kula xiriirtay ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo mudaharaadka.

RBC Minneapolis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;909159 wrote:
Silly people.

 

 

Why not listen what Man has to say instead of standing in the cold.

Somalidu waligood caqli wax ku ma diidaan dee

 

waanu diidnay bay yidhahaan we dont know why laakin waanu diidnay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland?

 

Puntland in your dreams... obsession without borders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;909165 wrote:
Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland?

 

Puntland in your dreams... obsession without borders.

Puntland wa laxdi

Jubbaland na wa kabti

 

wa wada socdaan adeer naga daa dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Somalia;909165 wrote:
Jubbaland supporters protesting what the hell does that have to do with Puntland, which violation of constitution has he done against Puntland?

 

Puntland in your dreams... obsession without borders.

Ha la yaabin dadkii Puntlandphobia baa ku dhacadaye :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;909178 wrote:
xaaji mala taleexi qoladaan bundhlayn buu ku biiray

Wu laba xagliya kolku doono horta adeerki cabdi samad wa kuxigeenka Budhlayn, xafladaha Liibaan na aad bu u xiiseyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;909179 wrote:
Wu laba xagliya kolku doono horta adeerki cabdi samad wa kuxigeenka Budhlayn, xafladaha Liibaan na aad bu u xiiseyaa.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Taleexi;909173 wrote:
Ha la yaabin dadkii Puntlandphobia baa ku dhacadaye
:)

They went from Puntland to Jubbaland to Khaatumo, they will cover all the bases, the secessionist. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this