Sign in to follow this  
Siciid1986

UAE: Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir lagaga hadlayay Baasiinka (video)

Recommended Posts

 

 

WASIIRKA-MACDANTA.jpg

 

 

UAE(Somaliland.Org)- Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka qeyb galay shir lagaga hadlayay tamarta shiidaalka oo lagu qabtay dalka Imaaraadka carabta oo Somaliland si ramsi ah loogu soo casuumay.

 

Shirkan oo ay ka qeyb galeen Wasiirro ka socday qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika iyo Geeska Afrika, waxa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale ka jeediyay khudbad dheer oo uu kaga waramayo himilada Somaliland ee la xidhiidha in la soo saaro khayraadka dalka ee ay macdanta iyo baasiinku ka mid yihiin.

 

Wasiirku waxa uu Wasiirka Tamarta ee dalka Imaaraadka carabta uga mahad celiyay marti-qaadka uu Somaliland ku soo casuumay shirkan oo uu xusay inuu ahmiyad u leeyahay horumarinta waddammada afrika iyo adduunkaba.

Wasiirku waxa uu sheegay in sidii Somaliland ula soo bixi lahayd shiidaalka iyo macdantu ay u baahan tahay malaayiin dollar in lagu kharash gareeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

One of the competent ministers in this government he did good job. Experience in the sector helps him. this is part of his profile:

 

After graduation he was hired by ADNOC selling lubricants and gasoline. In 1979 he started his engineering education at the University of Oklahoma and later worked for several American companies including Chevron Corporation and California's Metropolitan Transport Authority.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this