Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The longest serving Mayor ever in Somaliland got re elected again

Recommended Posts

Jacaylbaro;899637 wrote:
That is silly .............. He should've vacate the post for a fresh person. It is like he owns the place now.

Take a hike

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Golaha Deegaanka Ceerigaabo Oo Dib U Doortay Maayarkii Hore Iyo Murano Hadheeyey Oo Sababay Inay Xildhibaano Badani Ka Dareeraan Madasha

 

Ceerigaabo, December 17, 2012 (Haatuf) - Golaha Deegaanka ee cusub ee degmadda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa fadhigoodii ugu horeeyey oo ay shalay iskugu yimaadeen dib u doortay Maayarkii hore ee Magaaladaasi Ismaaciil Xaaji Nuur, kaas oo ay u codeeyeen Xildhibaanada golahaas intooda badani. Fadhigaas lagu cumaamaday Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa sidoo kale ay hadheeyeen murano la xidhiidha qaabka ay u dooranayaan, taas oo keentay inay
Xildhibaano badan oo ka tirsan golahaas cusubi ay madasha fadhiga ka dareeraan iyada oo aan la dooran Maayarka cusub ee Ceerigaabo
. Sidoo kale Maayar ku xigeenka degmadda Ceerigaabo ayaa isagana shalay loo doortay Saalax Ismaaciil Cabaase, kaas oo ay u codeeyeen aqlabiyada Xildhibaanadii
madashaas ka soo xaadiray oo dhamaa 11 Xildhibaan, ka dib markii 9 Xildhibaan oo kale ay ka dareereen golaha khilaafyo soo kala dhexgalay awgood
.

It seems the new council in Erigavo is quite polarized on the Mayor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this