Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Local election polls results in Somaliland 2012

Recommended Posts

Seylac district also Kulmiye is leading wadani comes second

 

http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4308&catid=34&Itemid=53

 

The most interesting will be borama district

 

So far Lughaya Kulmiye leading xasqoor second

Baki district kulmiye is leading Wadani is second

Seylac district Kulmiye is leading Wadani second

 

The last remaining district borama district will be decisive

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh district saaxil region

 

Kulmiye leading with 4994 votes

 

Wadani second with 4034 votes

 

Ucid third with 3633 votes

 

dalsan with 746 votes

 

xaqsoor 587

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;894728 wrote:
:)

You've been passing by a lot and flashing nothing but smiles without a word lately. You got a new red dress or something?

Share this post


Link to post
Share on other sites

SDWO (01/12/2012) Dalka oo dhan waxa weli ka socota tirinta iyo isugeynta codadkii ay xisbiyadu ka heleen degmo kaste. Waxa la filayaa in maalmaha soo socoda lagu dhawaaqidoona wadarta guud ee codadkii ay kala heleen ururadu iyo 3da urur ee u soo gudbay xisbi qaran. Degmooyinka ilaa hada lagu dhawaaqay waxa ka mid ah, Ceel Afweyne, Sheekh, Saylac, Baki, Baligubadle, Lughaya iyo Oodweyne

 

 

Degmada Ceel Afweyne Sanaag

 

Kulmiye - 8 Xidhibaan

Wadani - 3 Xildhibaan

Rays - 3 Xildhibaan

Dalsan - 1 Xildhibaan

Ummada -1 Xildhibaan

UCID - 1 Xildhibaan

Xaqsoor - 0

 

Degmada Sheekh Saaxil

 

Kulmiye - 4 Xildhibaan

Wadani - 4 Xildhibaan

UCID - 3 Xidhibaan

Dalsan - 1 Xildhibaan

Xaqsoor - 1 Xildhibaan

Ummada - 0

Rays - 0

 

Degmada Baki Awdal

 

Kulmiye - 4 Xildhibaan

Wadani - 3 Xildhibaan

Ummada - 2 Xildhibaan

Dalsan - 1 Xildhibaan

Xaqsoor - 1 Xildhibaan

Rays - 0

UCID - 0

 

Degmada Saylac Awdal

 

Kulmiye - 6 Xildhibaan

Wadani - 4 Xildhibaan

Xaqsoor - 3 Xildhibaan

UCID - 1 Xildhibaan

Dalsan - 1 Xildhibaan

Ummada - 1 Xildhibaan

Rays - 0

 

 

Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad.

 

Kaalinta 1aad - Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod wuxuu helay 7 xildhibaan.

 

Kaalinta 2aad - Kulmiye wuxuu helay 2826 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan.

 

Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan

 

Kaalinta 4aad - UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

 

Kaalinta 5aad - Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

 

Kaalinta 6aad - Ummada wuxuu 567 cod

 

Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod

 

 

Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan:

 

Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan

 

Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan

 

Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan

 

Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan

 

Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan

 

 

 

Degmada Lughaya ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan:

 

Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan

Kaalinta 3aad - UCID – 2 Xildhibaan

Kaalinta 4aad - Wadani – 2 Xildhibaan

 

 

Waxa aad loogu dhegtaayaa codadka magaalooyinka Gebiley, Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo siday ururadu u kala helaan codadka muhiimka ah ee ay u baahanyahiin si ay ugu soo gudbaan xisbi qaran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

 

Written by Qarannews

Dec 02, 2012 at 05:47 AM

Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

 

Burco-(Qaran-news)- Wakiilka Komishinka Doorashooyinka ee degmada Laascaanood ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey natiijadii hordhaca ahayd ee codadkii ansaxey ee doorashadii golaha degaanka Laascaanood.

 

Kuraasta Axsaabtu ku tartamayeen Magaalada Laascaanood oo ahayd 21 Kursi ayaa axsaabtii tartamaysay u kala heleen sidatan.

 

1- Kaalinta Koowaad xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi

 

2- Kaalinta Labaad ururka xaqsoor oo helay 5 Kursi

 

3- Kaalinta Sadexaad ururka Wadani oo helay 3 Kursi

 

4- Kaalinta Afraad Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi

 

5- Kaalinta Shanaad Ururka Ummadda oo helay 2 Kursi

 

6- Kaalinta Lixaad ururka Dalsan oo helay 1 kursi

 

Urur siyaasadeedka Rays ayaan keligii Degmada Laascaanood ka calafsan wax kuraasa wixii doonaba ha jiraane.

 

Dhinaca wadarta guud ee dadweynaha ka codeeyay magaalada Laascaanood ee codadkoodu ansaxeen ayaa dhan 25000.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;894633 wrote:
Chairman of the party

 

images?q=tbn:ANd9GcS4hO0vSlchBdRJUF4MwJ1

 

 

u_71025d_2012-7-10-18-1-15f_xaqsoor1.bmp

 

 

Deputy chairman

 

sandule.jpg

 

 

somaliland-map-in-soomaali1.jpg

 

Baligubadle near the border

Mapka maxaad Sool iyo Sanaag ugu darteen wixii ka dhacay miyaad illowday? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;895120 wrote:
Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

 

Written by Qarannews

Dec 02, 2012 at 05:47 AM

Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

 

Burco-(Qaran-news)- Wakiilka Komishinka Doorashooyinka ee degmada Laascaanood ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey natiijadii hordhaca ahayd ee codadkii ansaxey ee doorashadii golaha degaanka Laascaanood.

 

Kuraasta Axsaabtu ku tartamayeen Magaalada Laascaanood oo ahayd 21 Kursi ayaa axsaabtii tartamaysay u kala heleen sidatan.

 

1- Kaalinta Koowaad xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi

 

2- Kaalinta Labaad ururka xaqsoor oo helay 5 Kursi

 

3- Kaalinta Sadexaad ururka Wadani oo helay 3 Kursi

 

4- Kaalinta Afraad Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi

 

5- Kaalinta Shanaad Ururka Ummadda oo helay 2 Kursi

 

6- Kaalinta Lixaad ururka Dalsan oo helay 1 kursi

 

Urur siyaasadeedka Rays ayaan keligii Degmada Laascaanood ka calafsan wax kuraasa wixii doonaba ha jiraane.

 

Dhinaca wadarta guud ee dadweynaha ka codeeyay magaalada Laascaanood ee codadkoodu ansaxeen ayaa dhan 25000.

Tani jawaab uma baahna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this