Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Farole receives huge welcome in Carmo

Recommended Posts

War deg deg ah– Wafdigii Madaxweyne Faroole oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Carmo

 

Posted by Pi on November 28th, 2012

 

Madaxweynahaha Dowlada Puntland oo maanta kasoo ambabaxay Magaalada Qardho ayaa goordhaweyd lagusoo dhaweeyey Degmada Carmo, Shacabka Carmo oo wadada hareeteheeda taxan ayaa soo dhaweyn Qaran u sameeyey Wafdiga Madaxweynaha.

 

Madaxweyne Faroole wuxuu Carmo joogayaa galinka maanta galinka dambe ka dibna wuxuu ugudbayaa Bosaso.

 

Faahfaahin iyo sawiro waan idiin soo gudbin doonaa.

 

Puntlandi.com

Carmo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this