Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Saleeban Gaal Puntland is determined to stop elections whats stopping the old fart?

Recommended Posts

Guddoomiyaha Guddiga Guurtida Somaliland Saleebaan Gaal oo saxaafada ka hadlay ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay nabadgelyola’aan ay ka hurinayso deegaanada Somaliland,isagoo ku baaqay in Puntland ay dhowrto nabadgelyada &deriswanaaga dadka Walaalaha ah.

 

Saleebaan ” Puntland ha illaaliso Wada noolaanshaha & Deris wanaaga”

“Haddii Dagaal dhaco labada dhinac waa ay saamaynaysaa , markaa Puntland waxay u malaysaa in dagaal haddii uu bilowdo aysan ka badbaadayn oo saamaynayso labada dhinac” ayuu yiri Saleebaan Gaal.

 

“Puntland waxay u soo tafaxaydatay inaysan wax doorasho ah dhicin ” ayuu yiri mar kale Saleebaan Gaal.

 

Hadalka Saleebaan Gaal ayaa u muuqda mid ay maamulka Somaliland ay ku hungoobeen inay Sanaadiiqdooda dhigaan deegaano ka tirsan Puntland oo Maamulka Puntland uu soo dhoobay Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ay kala hogaaminayeen W/kuxigeenka Amniga Puntland C/jamaal Cusmaan iyo Saraakiil kale oo ay ka mid yihiin Taliye Sare Gorayo Cowl & Col. Cashuur, kuwaas oo Aagag badan dhigay Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland , si ay uga hortagaan Sanaaqda doorashada Somaliland ay ku doonayso inay dhigto deegaanada Sanaag Bari /Hayland.

 

Maalinkii shalay ayey Puntland Warsaxaafadeed kusoo saartay in Maamulka Somaliland ay deegaanada Puntland ka hurinayaan Colaad , iyadoo doonaya in khal-khal ka sameeyaan deegaano ka tirsan Puntland oo Nabdoon, waxayna Puntland ku janjabtay in Talaabo ka qaadayso haddii Somaliland ay isku daydo in ay Sanaadiiq Doorasho ay keenaan deegaanada Sanaag ee ay maamusho Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;893479 wrote:
If it is some one u dont want to mess with its Selebaan gaal:D

Yeah he will do more than your SNM "army".. He needs to address his name, like the old lamb shaggar, folks do have ways with names..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;893479 wrote:
If it is some one u dont want to mess with its Selebaan gaal:D

:D Duke baa iiga hormaray, waxaan dhihi lahaa war ninka magaca ka beddela. SubxaanAllaah....Saleebaan Gaal waa maxay?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;893487 wrote:
:D
Duke baa iiga hormaray, waxaan dhihi lahaa war ninka magaca ka beddela. SubxaanAllaah....Saleebaan Gaal waa maxay?
:D

Its a troubling name, yet he accepts it with full pride.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Teeda kale nimanyahow ummadda dagaal yaan loo horseedin it is 2012. Wixii dhacay waa dheceen in maanta tuulooyin ceesaamo daaqaan la dhaho ciidan hebel baa tegey wax fiican ma ahan. Magaalooyinkii baan waxba lagu hayn marka balli caws ka baxo yaan dabbaabado la geyn wax macne ah ma samaynayso. Dagaal aan ka ahayn midka Shabaab lagula jiro inuu Soomaaliya ka socdo ma ahan waana ayaandarro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abwan, those who claim other peoples land should stop. They are uable to develop Hargaysa and yet want other peoples land.. It makes no sense. Saleeban Gaal is acting like a right old Netynyahoo.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Netanyahu....Duke, claiming lands has been an issue around many places in Somalia and hopefully there will be a solution for that, but these warmongoring attitude of We will crash you and we have the upper hand should stop. Somalis fought, wax macne ahna dagaal ma samaynayo aan ka ahayn dad la'da. If qof kasta uu ka fekero nabadda waa la gaari karaa laakiin haddii colaad un la huriyo waxba laga gaari maayo. Bahashu inta ay xitaa differences tahay oo afka ah waa okey, laakiin immobolizing forces waa provocation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

General Duke;893480 wrote:
like the old lamb shaggar, folks do have ways with names..
:D

lol. lamb shaggar. what is next? goat grinder.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan I agree with you 100%. There needs to be no agression within Somali's. We have all experienced the benefits of this nonsense. However lets hope our secessionist brothers come to terms with this before many die on both sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

War taag waa beele nabad ma qaadatay mise ma qaadan. Abwaan somce 1991 wuxuu ahaa nin nabadeed. Aniga dad kale dembigood dusha ha ii saarinine.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this