Sign in to follow this  
General Duke

Minneapolis: No Holds Barred Debate on the Jubaland issue: Video

Recommended Posts

Saturday, November 24 2012

DAAWO: Dood Xasaasi Oo La Xiriirta Maamul U Samaynta Gobolada Jubooyinka

 

by Abdi-Qudus Salah

 

Minneapolis (SPR): Tan iyo goortii laga saaray xarakada Al-Shabaab magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose, ayaa waxaa isi soo taraayey afkaar kala gedisan oo ku aadan maamul u samaynta gobolada jubooyinka iyo waliba cida rasmiga ah oo ku haboon in ay dardar galisay maamulkaasi. Sidoo kale, qabsashada magaalada Kismaayo ayaa dhiirigalisay islamarkaana xoojisay fikir horay u jiray oo ah in maamul guud loo sameeyo gobalada Jubooyinka, xili inta badan gobaladaasi ay wali ku suganyihiin dagaalyahanada Al Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya. Magaalada Nairobi ayaa waxaa dhawaan kasocday kulamo looga arinsanayo maamul u samaynta gobaladaasi, waxaana kulamadaasi qayb ah isla markaana soo qaban qaabiyay Urur gobaleedka IGAD.

 

Waxaa sidoo kale dhawaan ka bilaabmay magaalada Kismaayo, qaban qaabo aad u balaadhan oo ku aadan shirweynaha maamul u samaynta Jubooyinka oo dhawaan la filaayo in uu ka furmo magaalada Kismaayo. Arimahaan oo idil ayaa kusoo aadayo xilli dowlada Somaaliya ay si toos ah uga biyo diiday qaabka loo wado maamul u samaynta Jubooyinka, iyadoona ku eedaysay dowlada Kenya in ay faragalin toos ah ku hayso arimahaasi.

 

Hadaba barnaamijka fadhi ku dirir oo ah barnaamij dood wadaag ah oo si toos ah looga daawado magaalooyinka Minneapolis iyo Saint Paul ayaa qabtay dood ku aadan maamul u samaynta Jubooyinka, iyadoo la iswaydiiyey su'aalo badan oo ay kamid yihiin; Yaa ka mas'uul ah maamul u samaynta Jubooyinka? Kaalin intee le'eg bay gacmo shisheeye ku leeyihiin khilaafadkani? Dastuur dalka Somaaliya muxuu ka qabaa gobolo isu taga oo maamul samaysa? Maxay tahay sababta ay dowlada ill gaar ahi ugu hayso arimaha

Barnaamijka waxaa inoogu marti ah:

*

Cabdulqaadir Suldaan Daahir Suldaan Cali Sonkor: Aasaasaha Jubaland Youth Org.

Madaxweyne Kuxigeenka Sher International: Ismaaciil Cabdulle

Ganacsate: Qaasim C/kariim Cilmi

Afhayeenka Jaaliyada Jubooyinka: Caaqil Cabdullahi Raabi.

Barnaamijkaan ayaa waxaa daadihinaaya: Abdulqudus Nur Salah (Donyale)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Interesting debate. Supporters of Setting up the admin, and those who believ that it's only the Federal government's responsibility to sett up the admin, together in one setting. Jubaland debate held in Juba Cafe..

Fadhikudirir debate, Mooge should love it..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Loooooooooooooooooooooooooooooool@ Barnaamijkeennii Fadhi-ku-dirir......Mooge should have been invited via telephone.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shalay iyo maanta....shib...shib...shib...shib....sheekaan haayaa....shib....shib.... shib....shib....meelaan ku sheegaan rabaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;892618 wrote:
Shalay iyo maanta....shib...shib...shib...shib....sheekaan haayaa....shib....shib.... shib....shib....meelaan ku sheegaan rabaa!

Soo tuf warka ninyahoow lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

General Duke;892612 wrote:
Interesting debate. Supporters of Setting up the admin, and those who believ that it's only the Federal government's responsibility to sett up the admin, together in one setting. Jubaland debate held in Juba Cafe..

Fadhikudirir debate, Mooge should love it..
:D

2mW4m.gif

 

Damn, didn't know their were two sides to the argument...:P

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^looooooooool..loved the expression walaahi cracked me up.

 

Lol@Abwaan. War ilmahaan/dhalinyaradaan ya ku oran lahaa BOLITICS cirey iyo caar beey inka soo saari :D maad iska deysaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this