Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Xaglatoosiye the government in Mogadishu is a government exclusively for Koonfurians

Recommended Posts

Reer Buuhoodle Waxaan Leeyahay Xukuumadda Somaliya Loo Dhisay Waa Mid Koonfur Ku Eg Ee Aynu Dadkeena Somaliland Wax La Qaybsano" Wasiir Xaglo-toosiye

 

Hargeysa (Ramaas), Nov, 20, 2012- Wasiirka Dib u dejinta Somalilnad Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa xukuumadda Somaliya loo dhisay ku tilmaamay in ay tahay mid ku eeg Koonfur oo kaliya, waxaanu kula taliyey dadka reer Buuhoodle ee rajaynaya in ay wax ka helaan xukuumaddaasi in aanay ku hungoobin ee ay dadka reer Somaliland wax la qaybsadaan.

 

Wasiirka dib u dejinta Somaliland oo ka hadlayey barnaamij ka baxa Telefishanka qaranka Somaliland oo lagu magacaabo La kulanka Wasiirada iyo weydiimaha dadweynaha ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in hadda la marayo yaa reer Woqooyi lagana gudbay qabiilkii ama yaa reer hebel ah.

 

“Reer Buuhoodle Waxaan Leeyahay Xukuumadda Somaliya Loo Dhisay Waa Mid Koonfur Ku Eg, Waana Laga Baxay Wakhtigii Qabyaalada ama ayaa reer hebel ah, waxaana la marayaa wakhtigii la odhanayey yaa reer woqooyi ah ama reer Somaliland ah, waxaanan idin leeyahay dadkeena Somaliland aynu wax la qaybsano”ayuu yidhi Wasiir Saleebaan Xaglo toosiye oo la hadlayey dadka reer Buuhoodle ee Somaliya wax ka quudaraynaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;891300 wrote:
On the contrary this man Xaglotoosiye knows what is at stake.

Since when he knows what is stake? The man is same man you used call him the milliion names. War mashruucane reer waqooyigu jahwareer badanaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

As i said he is only making a quick buck, the problem is..... Exactly what does he have to do for yhat money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;891306 wrote:
Since when he knows what is stake? The man is same man you used call him the milliion names. War mashruucane reer waqooyigu jahwareer badanaa..

Atleast dadkisu la jooga

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Odey;891309 wrote:
As i said he is only making a quick buck, the problem is..... Exactly what does he have to do for yhat money.

wuu ku marqaamayaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;891310 wrote:
Atleast dadkisu la jooga

walee:D? ma la qarameeyey beryahan qaramayntu waa socotaye, nin aabo aad ku ogayd oo midkalaa dhalay la leeyahay waa maqlaayey beryahan danbee..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Every one gets paid A khadar didn't he had a salary when he was the ssc rebel leader lol

 

Dadkisa kama hadlayo qabil ahaan,, ehel ahaan qaraabo ahan dhaqan ahaan degaan ahaan dal ahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;891317 wrote:
Every one gets paid A khadar didn't he had a salary when he was the ssc rebel leader lol

 

Dadkisa kama hadlayo qabil ahaan,, ehel ahaan qaraabo ahan dhaqan ahaan degaan ahaan dal ahaan.

war dadkii sidii la arkayey isu dilaayey waxba isuma aha ee sheekadaa dadka Maris ku nool u sheeg..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadku wa is dilaa hadana wa heshiiyaa Bal eeg Koonfurta Somalia dadki webiyaasha isku guray xuduudaha Somalia is dhaafiiyey maantana wada fadhiya. Ta Somaliland dhex taalay waba mid sahlan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Xaaji Xunjuf;891318 wrote:
Mirqaanku laftigisu ma xuma hadu dadkisa iyo dalkisa la murqamayo.

Lol@ khadar and marqasn!

 

Xx brother come on, the guy was a pariah to you not long ago, at least give it time before you start calling him mesiah. Common sense brother. Everyone here is intelligent enough to tell the difference. For the moment lets just say he is after a quick buck, you can start pimping him in a few years after probation!,

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one called him a messiah he is just one of the many Somaliland politicians from the Garaad clan. He started as a Puntland candidate for the presidency of that region he lost.He was offered the ministry of fishery in the faroole administration he said naa , nothing for me. He than went to nairobi where they were cooking a clan conference for the garaad clan. Hogaanka badbaadinta ssc he was chosen as the leader of that entity by his clan elders. He held that position for 2 years and eventually ended up fighting for the unity of Somaliland. Its a short cycle most garaad clan politician go through. For example Abdisamad cali shire he started off as a Somaliland police chief in 1994 ended up as the vice president of Puntland i will not be surprised if his end goal will be Somaliland. The same way with Keyse abdi Yusuf he started as a Somaliland MP in 1991 became the governor for Puntland in widhwidh in 2006 than joined the ssc rebels in 2010 than made a u turn and became the Somaliland state Minister for eastern affairs. See the most ironic thing is they all begin with Somaliland and end up with Somaliland at the end. Puntland is short stop for most of them. Or Xaabsade started off as the speaker for Somalilands parliament in 1993 went to Puntland and became the interior Minister of Puntland. Switched sides and became the Somalilands information minister.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this