Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland armed forces arrive in Laasoqray Eastern Sanaag

Recommended Posts

Ciidamo Milatariga Somaliland Ah Oo Gaadhay Degmadda Laasqoray Oo Dhowr Jeer Puntland Ku Soo Xad-gudubtay.

Laasqoray (Ramaas) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan.

Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka.

Maayarka oo ka waramaya xaaladda degmadaasi ayaa yidhi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay”

Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba”

Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray”

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;888615 wrote:

werent you guys chased away from lasqooray by Puntland forces a few months ago...ROUND 2 is about to begin I guess

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

XX, the title is a rough one warya. You should have used this as your title:

“Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah
sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray

Share this post

Link to post
Share on other sites
Timur   

Somaliland officials are nowhere near Las Qoray - no one in town has yet to report the inflation of khat prices.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Beer-Gaal;888696 wrote:
Laasqoray Residents are pirates in your twisted world of Lala land. sowmaaha?

No, we are chasing the pirates back to their bases in Bosaso ... the Lasqoray residents complained and we had to do something about it

Share this post

Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;888735 wrote:
No, we are chasing the pirates back to their bases in Bosaso ... the Lasqoray residents complained and we had to do something about it

there is only one group bro who are often chased out from Laasqoray and they are your folks.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this