Sign in to follow this  
Taleexi

Jacbur

Recommended Posts

Taleexi   

ma anaa xilkay gabay?

ma adaa xumaan wada?

ma anaa xanaaq badan?

ma adaan xaqay garan?

ma anaan xisaabtamin ?

 

ma adaa xajiin jecel?

ma anaan ku soo xulan?

ma adaa xigsiisana ?

ma anaan an kuu xilan?

ma adaan kal xaadhnayn?

ma anaan xaal i qabanayn?

ma adaan xishoonayn????? bal adba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Magacaa jir - afka ha ii gelin jacayl ima hayo - Rabbi waa iga koriyey markuu jacaylku kac-fadhiga ii diidi jiray..... Xiiso baa i haya ... jacayl maya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;886767 wrote:
ma anaa xilkay gabay?

ma adaa xumaan wada?

ma anaa xanaaq badan?

ma adaan xaqay garan?

ma anaan xisaabtamin ?

 

ma adaa xajiin jecel?

ma anaan ku soo xulan?

ma adaa xigsiisana ?

ma anaan an kuu xilan?

ma adaan kal xaadhnayn?

ma anaan xaal i qabanayn?

ma adaan xishoonayn????? bal adba.

Ma anaan Tixdan ka baqan?

Ma adaa Taleexi qoray?

Ma anaan xogtaa dooneyn?

Ma adaan Bal adba ku xirin?

Ma anaan xifdi is oran?

Ma adaan xarago u qorin ?

Ma anaan xaasha oran?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Bluelicious;886769 wrote:
Nice poem Taleexi. Did you wrote it?

lol....Blue, tix warkeed, tix kalaa lagu raadshaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sidaas baa Abwaannadu jecel yihiin and that is how it goes on and on and it might become silsilad ruuxba in ku darsado. Ee adna hadda tixdaada maku darsan?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ma anaan Abwaan dihin

Ma anaan agtiisa eedaymo badan mudan

Ma anaan afkay i xirin

Ma anaan Blue ammaanteed

Ma anaan ayaan wadin

Ma anaan ibtilo dhigin

Ma anaa, ma anaa, iyo afarley miyaan wadi?

 

Abwaan halkaa ku jooji ha i kashifin :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this