Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somalia: Inclusivity, Acrimony and the Pressing National Priority

Recommended Posts

Abwaan   

Xaaji Xunjuf;884719 wrote:
Anigu wali maan fahmin wuxu abwaan diidanyahay ma Axmed madoobe bu diidanyahay ma inay kibaaki saaxib yihin mise wuxu diidanyahay ciidamada shiisheeye. War ama cadaado haku dhasho ama dhooblay muhiim maha halkay hooyadi ku foolatay eh waxa muhim ah siyasadisa so far anigu wali wax mad madow ma arkin aan ahayn Axmed madoobe.. mamuul ba kismayo loo sameyey gudi ba loo saaray wax sharciga diidaya anigu ila hada ma arkin.

XX, adiga Laascaano, Ceerigaabo iy Buuhoodle bal caddaalad iyo nabad ka abuur marka hore aan Kismaayo kaala sheekeystee....Dad dhan baad rabtaa inaad duugtid markaas baad rabtaa inaad Abwaan ma fahmin meesha la soo istaagtid. Waa gartaa maba i fahmi kartid waayo aniga Soomaalinnimo ayaan u doodayaa adiguna si Beeshaada Waqooyi degta Dowlad loogu aqoonsado baad rabtaa inaad Dadka Koofur deggan gooba-goobaysid taasna kaama siisan.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;884742 wrote:
XX, adiga Laascaano, Ceerigaabo iy Buuhoodle bal caddaalad iyo nabad ka abuur marka hore aan Kismaayo kaala sheekeystee....Dad dhan baad rabtaa inaad duugtid markaas baad rabtaa inaad Abwaan ma fahmin meesha la soo istaagtid. Waa gartaa maba i fahmi kartid waayo aniga Soomaalinnimo ayaan u doodayaa adiguna si Beeshaada Waqooyi degta Dowlad loogu aqoonsado baad rabtaa inaad Dadka Koofur deggan gooba-goobaysid taasna kaama siisan.
:D

 

Abwaanow horta Xaajigu nin kooban maha mida xigta waxa weye Somalinimada bal horta kursiga ku fadhiisi oo taasi ha ino danbeyso dadku wa wada ogsoonyihin inu xaajigu qof ka kaliya ah eeh sida dadban uga so horjeeday mamuul beeleysiga. Fulay markhaatigisu fogeya bay somalidu tidha Oba hillowle ba ii markhaati furi.. Balse anigu inta badan waxan ahay qof maskax furan oo maskaxdisa aad uga shaqeysiya meel kuma xidhni sida dadka qaar ama maskax qufulan. Marka anigu inta badan xal baan raadiya siday Somali wax u wada haysan lahayd waxna wadaagi lahayd waxna kala dhowran lahayd, taa waxa xigta inta badan waxay dadku isla jecelyihin xaajiguna wu la jecelyahay. Adigu abwaanow adigu nin la fahmiyaa laakin ma tihin meel aad u socotid la garan mayo meel aad ka socotid la garan mayo waxan ka baqayaa adigu geeraraya inad jararnjaro ka dhacdid. Bal anigu hobyo galkacyo kumaan weydiin iyo xarardheere eeh. Meesha wa kismayo waxa laga wada hadlayo iyo qaabku wanaag uga dhalan laha intaasuun weye. Mise waxad leedahay xaajigu wanaagaygu ila fahmayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.xiin

Shakhsiyan waxaan iska qoraa arigtidayda iyo sida wax iigu muuqdaan siyaasad waxba kama aqaan,hadalkaagu waa sax fedaralka iyo dastuurku waa inay is waafaqaan madaxweynuhuna noqdaa nin u hogaansama dastuurka wadanku leeyahay

 

Labo arimood baa adiga si kuugu muuqda ana si iigu muuqda

 

1- ilaa iyo hadda fedaral gooni u dhisan waxaa la hayaa puntland ayaguna ma aaminsana inay fedaralka hoos tagaan dhaqan ahaana waaba dawlad go'aamadeeda iska qaadata wax wada shaqayna lama laha dawladda dhexe lamana yaqaan sida wax loo wada leeyahay, hadana loo kala leeyahay,xataa hadii wasiirka kowaad ka yimaado puntland waxba soo kordhin maayo sidii DR'kii ayuu safiirka turkiga sawiro badan la gali waxbana kama qaban dhaqan galka dastuurka fedarlaka ood shagayso haba yaraatee

 

2- Saacid qaab ahaan waxaa lagu magacaabaa inuu awood qaybsi qabiil ku yimid xaqiiqduna waa ka duwantahay waayo inta odoyaal marjac qabiileed ah fariisteen ma'aysan oran ninkaas ayaa na matala,arjibaa meesha loo wada qortay cv midkuu doono yuu la baxay madaxweynuhu (qabiilna laguma wado socdo qaran is rabana maahin awoowe}

 

Markaan idaacadda ka maqalno yaa la is weydiin yuu yahay,ama faroolaa isla markiiba oran shaqo aan loo dirsan buu faraha la galay sidii inuu asagu dhalay,si kastaba hala sugo wuxuu soo kordhiyo abuurkiibaaba laysku haystaa masago iyo digir kii laga dhigi lahaa

 

Waa runtaa wadaadadu waa fudud yihiiN waxaa laga yaabaa adoo wan uqalay inay dab meel kale ka shidan masalaha iska ag dhigtaan,dun badanbaa isku furfuran saaxiib waxaana hagaajin kara dad diin iyo daacadnimo leh dadkana isku mid u arka, magaalada laysugu yimaado wey ka dhaqaale iyo qurux badan tahay mida jifo kaliya degan tahay,hadii nabad loo helo, waana meeshaan jeclahay inaan ku dhasho hadii alle idmo

 

Kismaayo dad badan baa nooga dhintay lahaanshaheeda anagoo isku qabiila waxaana go'aan ku gaarnay 20'sano ka dib inaan kiinyaati ku wareejino

ayagaana madaxweynaha soomaaliya nooga sokeeya haday maamul noo samyanayaan waa arin guracan aragtidayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;884628 wrote:
I get a very strong feeling that all this Kismaayo circus is nothing but a red herring. Can the president of Somalia actually do anything to change the situation to his liking (other than talk I mean)? If not, why then has this argument raged for almost a month? Why is everything else about Somalia's progress being ignored and people like our Mukhtar obsessing over a none story?

 

Worse still, why is the capital of Somalia being dragged into the discussion? I am not sure if Mukhtar opposes the Somali president (in fact, I doubt it). But, this whole story has a strong whiff of opposition to the choice of president for Somalia rather than a dispute about who owns Kismaayo (Mukhtar, as ever, is simply reacting to events).

:D Actually Mucktar did oppose the President in an earlier article.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I have faith in Mukhtar. I don't think he really opposes this president. But if opposing him would make for a good article on WardheerNews, Mukhtar will always oblige. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat knows that NGONGE knows that Muqtar does not oppose president Hassan Sheekh

 

 

Gooni,

 

Federaaligu waa arrin nagu cusub, cid tababar noo siisayna ma jirto, marka waan la dhacdhacaynaa ee xaqiiqda puntland baa daliil u ah. Soomaaliya markay jirratay dhowr daawo baa loo qoray, mid alshabaab baa qortay oo xattaa haddii lagu daawoowi lahaa dose (kuuradii) bay ka qaldeen oo dadka waaba ku le'deen. Mid Caydiid baa qoray oo waraaq maxamed siyaad ka luntay buu ka qishay oo muquunis iyo reer hebel riix bay ku dhisnayd , iyana nooma shaqayn. fedaariliga lama hubo in lagu daawoobayo , laakiin waa qiyaasantahay oo xattaa adoo liqin marku laguu sharxo macno ayey samaynaysaa nin walboow meshaad joogto joog oo dadka aad la nooshahay wax la qaybso...puntland ha la yaabin waxay caarad u tahay inta lagu tijaabiyey daawada federaaliga ah, ilaa haddana xoog iyo caafimaad ba uga siyaaday waaka faroole maalin walba idaacadaha ka hadla oo dadka ku durduriya. markay ku dayo lahaayeen malaha miruhu macnay huwanaayeen.

 

Kenyaatiga anigu cuqdad kama qabo, eedayntoodana ma jecli , waa dhexdeer oo professor Gaandi waraaqo iska qortay oo nimanka hor booday waa caaraday , laakiin markay caqliyeysteen oo maradii ragga xamar jooga qabaan loo tolay , oo si miyir ah iyo bur bur la'aan dhul badan lagula wareegay macnoy ii samaysay. dadka loogu sheekeeyo baddaa la dhacayaa, ama somaliya Kenya qaadanaysaa anigu kumo jiro. Kismayo dhib weyni kama jiro guryo iyo beero layskama xoogin, dekedda iyo airporkaa lagu diraray iyagana inta caqliyaysanayno in naloo hayyo dan baa ku jirtaa, wiilaal badan oo reer hebel usoo duulaan tegi jiray si ay dekeda ganacsigeeda u canshuuraan ama garoonka eedeeyoonkood qaad uga dhoofshaan AMISOM uun baa edbin karta. Meel fog ha fiirin ee bal xamar eeg sida looga faaiday khidhadaa.

 

Madaxweynuhu sida Baashi sheegay xaalad adag baa haysatta laakiin waa nin fiican oo akhlaaq iyo dhaqanba ka muuqdo. Dagaalkii sokeeye baasu ku hindhisay oo waabad u jeeddaa inuu durba dhariiqii ka shakiyey. Saacid isaga saan u sheegay ba waa la dhawri bal wuxuu reerka ku dhaqo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Naah. Mukhtar is torn between toeing the tol line or going with his heart. He obviously likes president Xasan or else, we would have read a long article about the president's wife/daughter/aunt by now. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;884936 wrote:
^^ Naah. Mukhtar is torn between toeing the tol line or going with his heart. He obviously likes president Xasan or else, we would have read a long article about the president's wife/daughter/aunt by now.
:D

He already wrote about the new PM having no support from the tol and being under influence of his wife. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this