Sign in to follow this  
Abtigiis

Breaking news: Abdi Iley forced to resign at gun point by his handlers

Recommended Posts

Abtigiis   

The ONLF and Ethiopia talks broke down. Mainly because Ethiopian's imposed preconditions. Also sent General Abraham also know as Quarter who is the commander of Harar army and a big beneficiary of the war economy in the region.

 

But the big news is that Iley is forced to resign. He is taken to Addis. Also asked to urgently vacate state house.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Faafan;880908 wrote:
Liyuu police is being disbanded as-well, the end of the Ilay-era.

where is the source, this can't be all coincidence the same time that ONLF rejects Ethios demands at the Nairobi talks, Cabdi Ilay and his Liyu police get disperse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdi Iley, iyo Cabdifataax oo markale fooda isku daray magaalada Addis Ababa

 

Radio Jigjiga (Addis Ababa) October-16-2012 Labada nin ee ugu caansan siyaasiyiinta deegaanka ayaa markale si foolxun fooda iskugu daray magaalada Addis Ababa dhexdeeda, sida warku sheegayo iyadoo lagu guda jiro gamagamadii Cabdi Iley ayuu isna lugta kusii qaaday Cabdifataax Sheekh C/laahi oo ah wasirka shaqada, iyo arimaha bulshada ee dawlada Itoobiya.

Labadan siyaasi oo aan waligoodba ku heshiinin xukunka, iyo siyaasada deegaanka intey soo wada shaqeynayeena aan si nabad ah ku caano maalin ayuu warku kusii darayaa iney colaadoodu hada marayso meehsii ugu darayd.

 

Cabdifataax ayaa la sheegayaa inuu hor dhigey ra'iisul wasaaraha Itoobiya cajaladii muujineysay siduu Cabdi Iley u soo alifey, iyo soo qabashadii labadii wariye ee u dhashay dalkaas Sweden, isagoo ku eedeeyey inuu Cabdi Iley arin been abuur ah ku kacay islamarkaana jirdil, iyo dhaawacba u geystay wariyaashaas si uu magaca uga dilo dawlada Itoobiya, arintan ayaa la sheegayaa iney si fiican uga degtay xisbiga eprdf.

Waana sababtan tan keentay in Cabdi Iley Addis Ababa looga yeedho taasoo sida la sheegayo wax alla wixii dhacay isaga dusha laga saaray, waxaa kaloo jirta inuu isna siyaasiga Daauud Maxamed Cali la saftay dhinaca Cabdifataax kuna markhaati furay inuu Cabdi Iley dambiyo kale galay sida xasuuqii Qoriile oo kale.

.

Hadaba madaxweynaha deegaanka ayaa isna boggiisa Cakaaranews si qaab daran ugu soo caytamay, isagoo waa waxa laga yaq-yaqsoode meesha soo galiyey odayga Sheekha ah ee Cabdifataax dhalay, odaygan oo aan haba yaraatee wax lug ah ku lahayn siyaasada deegaanka.

 

Sida jigjiga laysla dhexmarayo wali Cabdi Iley magaalada ma soo gaadhin, war cadna lagama hayo wuxuu xaalkiisu ku sugan yahay sidase hada lawada arko arintii wariyaasha, iyo dadkii meydka ahaa ee la diley isaguna isku soo sawirey dhibaato culus bey shaqsiyan u keentay iyadoo kaba sii darane ay dadkii ay siyaasada isku hayeen u noqotay rasaas, iyo hub ay isaga dhaawac ugu geystaan.

Dhinaca kale Cabdi Iley ayaa qoraalkaas boggiisa lasoo galiyey Cabdifataax ku edeeyey inuu leeyahay bogga Faafan Online, arintana waa iska beentiisii, waayo horeyba rj buu ugu eedayn jirey in wasiirku leeyahay.

 

Bogga Faafan Online ayaa hada faro naareed ku haya Cabdi Iley, taasoo uu isaguba qirtey in aakhrio loogu tuurey!.Si kastaba hanoqotee labadan siyaasi ayaa la filayaa in bur, iyo biyo u kala baxoodu soo dhawaaday, iyagoo laba kooxood oo dalka Itoobiya awood weyn ku kala leh ay misana kala wataan.

Hadaan soo qaadano Cabdi Iley ayaa isagu wata saraakiisha ciidamada inkasta oo ay sii yaraaneyso taageerada ay u hayaan, sababna looga dhigo arintii wariyaasha, halka Cabdifataax aad looga taageero garabka siyaasada ee eprdf, ra'iisul wasarahana la sheego iney aad iskugu dhow yihiin.

Ugu dambeyn waxaa naloo sheegay in wada hadaladii dhexmaray jabhada onlf, iyo dawlada Itoobiya si bahdil oo kale ah looga qariyey Cabdi Iley taasoo uu si ba'an uga xumaaday hadalo cay ahna ra'iisul wasaaraha Hailemariam Desalegn uu ku soo yidhi.

Dad baa noo sheegay iney cajaladan hayaan balse wali waanu ka sugeynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo ka tirsan maleeshiyada LB oo goostay

 

Radio Jigjiga (Jigjiga) October-17-2012 War aanu ka helnay xaga magaalada Jigjga ayaa sheegaya in koox maleeshiyo ah oo ka tirsanaa LB iney goosteen, maleeshiyadan ayaa ahaa kuwo si weyn u hubeysan.

Sida inta badan la sheego waxaa jira maleeshiyo tiro ahaan lagu qiyaasay 150-200 oo ku dhex jira maleeshiyada LB, kooxdan ayaa gabi ahaanba ka amar qaata Cabdi Iley mana u sii maraan hogaanka nabadgalyada, gudoomiye ku sheega C/laahi Itoobiya, iyo silsilada maamulka midna.

 

Maleeshiyadani waa unug gooni ah oo fuliya hawlaha gaarka ah ee Cabdi Iley sida cabsi galinta hadba beesha ay isaga iska hor yimaadaan, afduubida baabuurta, xoolaha oo shacabka si baad oo kale ah looga xareysto iwm, unugani waa kuwo ku hubeysan noocyada kala duwan ee hubka ay haystaan ciidamada Itoobiya, walibana waxaaba la sheegaa iney xataa xaga hubka ay ka horeeyaan maleeshiyada gobolka tigraha oo iyaga lagu sheego kuwo qalab, iyo tababarba aad u sareeya.

Hadaba waxaa la sheegayaa in 25 nin oo ka tirsan maleeshiyadani iney baxsadeen lamana garanayo meesha ay galeen, ama wali ku dhuumanayaan.

 

Wuxuu kale oo uu warku intaas ku darayaa in gaadhigii qabaalka ahaa ee ay wateen uga tageen baadiyaha fog ee degmada Marsin, sidoo kalena waxaa la sheegayaa iney wateeen lacag aad u badan oo laga soo saaray wasaarada maaliyada ee magaalada Jigjiga. Dadka warka nasoo gaadhsiiyey ayaa sheegaya iney maleeshiyadani soo xaabsadeen wixii qoryaha machinegun-ada ahaa ee laga soo xareeyey maleeshiyada LB gaar ahaan kuwooda lagu xareeyey xerooyinka ciidamada ee Dhagaxbuur.

Wali makala cada ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa goosashada maleeshiyadan, dad badana waxay rumaysan yihiin iney aargoosi, iyo shacab xasuuq u baxeen, halka dad kalena rumaysan yahay iney hubka intaas dhan la goosteen si ay jabhad cusub u sameeyaan taasoo dagaal la gali doonta dawlada Itoobiya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Is it because sugar daddy Melez is no longer with us and folks on the wheel now see things differently than former strongman? I am not well informed about the goings in this part of greater Somalia. It appears there is some fallout from Melez's departure. That beig said, Iley or anybody else it is the nature of the beast (occupation) to play ball with constituents under occupation. Empower this faction today and when they peak bring them down to their knees and empower their nemessis...and on and on. Addis will find useful to play this game and retain control until final settlement is reached. My heart goes out to Somalis there...they've been struggling with this beast for quite sometimes now. Iley is not the point. He was a placeholder anyway.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this