Sign in to follow this  
Abwaan

Abwaan would suggest the new PM should limit his cabinet to just 9 ministers what do you think?

Recommended Posts

Abwaan   

Mooge:D, I never said I was the first, never predicted, expected it. It is not even a bigdeal ee ilmada yaree:D I just suggested 9 and congratulated Saacid for appointing less ministers. I did not see Duke's one but that is even better and kudos to Duke adna Duke ka baro sida loo samro oo qaranku ugu qiimo badnaado shakhsi iyo qabiil.:D Waryaa Mooge, isku xishoo, ragga naagahooda uga leexo waxaa qaraar iyo masayr waa dhaafeen.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. waa isku dhex yaacday ninyoow. I know this goverment is dominated and run by your galmudug/galgaduud damjadiid people (Even foriegn Minister waxa ka dhigteen Fowsiya who was married to Galmudug man), but xamaasad qabiil yay ku qadin ninyoow. u ogolow dadku inay mucarad noqdaan. calm down.

 

dhusada wa foox wa u jeeda. bal ha is ceebayn. reerkiinii waa isugu daba dhacdaya, bal daacada yaree ninyoow. lool. Waa anigii mooge. siyadadan waad ogtahay ciyalkan iska yacaya ma ahiye yaan xaraarada reerku ku qadin niyooow. u kaadi bahasha. ma donayo inay mel kale inala aado. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

War wallaahi inaanan aaminsaneyn inaan kaa xigo dowladdaan and I care less about Galmudug and Galguduud. Nothing less than Somalia intrests me. Yes, I fully support and endorse this government like I did in all previous governments (except the Ethiopian dominated one....I am sure you know what I mean.:D). You can be mucaarad laakiin akhlaaqda yaan laga tegin. Mucaaradnimaduna mabda' iyo caqli haku salaysnaato. War dowladdaan hadda un bay dhalatay reerkan aad ka hadlayso ma garanayo, faankana naga kala yaree, waxaad shakhsi ahaan ku kasban weysey reer kuma siinayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;885775 wrote:
^Your only opposition to this Government is people's qabiils?

subxaanallaah, bal weydii, maba xishoonayo meesha ay ka marayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Che -Guevara;885775 wrote:
^Your only opposition to this Government is people's qabiils?

my opposition to damjadiid has nothing to do with qabiil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;885776 wrote:
War wallaahi inaanan aaminsaneyn inaan kaa xigo dowladdaan and I care less about Galmudug and Galguduud. Nothing less than Somalia intrests me. Yes, I fully support and endorse this government like I did in all previous governments (except the Ethiopian dominated one....I am sure you know what I mean.
:D
). You can be mucaarad laakiin akhlaaqda yaan laga tegin. Mucaaradnimaduna mabda' iyo caqli haku salaysnaato. War dowladdaan hadda un bay dhalatay reerkan aad ka hadlayso ma garanayo, faankana naga kala yaree, waxaad shakhsi ahaan ku kasban weysey reer kuma siinayaan.

ninyoow horta mar marka qarkod ma xishootid. waxa buufinaysaa sheko raqiis ah oo malayacni marka ku arko. I stated facts adiguna platitudes and "I Love Somalia" songs bad mesha ku haysaa. loool. Alla maxa been la iska dherjiyey. sheekooy sheeko.

 

come talk to me when you decide to be honest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;885773 wrote:
haha. waa isku dhex yaacday ninyoow. I know this goverment is dominated and run by your galmudug/galgaduud damjadiid people (Even foriegn Minister waxa ka dhigteen Fowsiya who was married to Galmudug man),

Next

 

Mooge;885783 wrote:
my opposition to damjadiid has nothing to do with qabiil.

You don't say?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Che -Guevara;885786 wrote:
Next

 

 

 

You don't say?

Che, have you ever lived in Pakistan?

 

damjadiid is from pakistan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Che -Guevara;885791 wrote:
^Diversion won't work. It's really Okay if you don't like this government because of Qabiil. Just say so and be honest about it.

loool. why you mad? i just asked a simple question? si bad madaxyaro u qabta ninyoow. dabeecad xumada? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;885792 wrote:
loool. why you mad? i just asked a simple question? si bad madaxyaro u qabta ninyoow. dabeecad xumada? lol

Again, don't beat around the bushes, be honest. That's least you could do! It's Okay to hate something because of their extraction. It's not healthy but it's okay if that's how you truly feel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;885756 wrote:
Walaahay Abwaan si fiican buu ula haleelay. Gacan iyo Lug aan kuu taagay:D

 

Sxb siyaasi iska naqo dadka meela ka qalqelinjiray sida Yariisoo, Tarzaan, Cawaale, (i knw kuligood inaad taqaanid ) ayaaba safiiro iyo meelo ka waawayn loodhiibaye.

 

Abwan for the next PM :cool:

Thanks bro, I would like to work as a civil servant, technocrat not siyaasi. And I might be more suited to be the kingmaker not the king himself...but you never know what the future holds,:D Soomaaliya Ilaahay nabad hannooga dhigo, waddankaan waa naga badan yahay, we just need to forgive each other and ignore maalaycnigii na soo maray, xilli hore, dhexe iyo dambeba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

che, are you ok? I don't think you are normal today. i asked you a question and you are banging your head against the wall all day. what is this nonsense ninyoow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;885791 wrote:
^Diversion won't work. It's really Okay if you don't like this government because of Qabiil. Just say so and be honest about it.

:D Mooge Ilaah carada haysa haka qaado, maanta Soomaaliya qofna kama maaranto!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this