Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Turkish Official Shot wounded in Bugland

Recommended Posts

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) Sarkaal sare oo ka tirsanaa Dowladda Turkiga ayaa ku dhaawacmay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

Kaddib iska horimaad kooban oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Maamulka Puntland uu ku dhexmaray Bar-kontorol oo ku taalla Deegaan lagu magacaabo Bacad-weyn oo duleedka Woqooyi kaga beegan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ku dhaawacmay Sarkaal sare oo ka tirsan Dowladda Turkiga kaasi oo maalmo ka hor gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal.

 

Iska horimaadka ayaa bilowday kaddib markii Ciidamo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen Wafdiga Turkiga, kana tirsan Puntland iyo Ciidamo kale oo iyana ka mid ah Puntland oo ku suganaa Bar-kontorol uu muran soo kala dhex galay, taasina ay sababtay in rasaas ay furaan Ciidamada ku sugnaa Jagpontiga.

 

Dhaawaca Sarkaalka ayaa loola soo cararay Isbitaal ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug halkaasi oo iminka lagu dabiibayo Xaaladdiisa Caafimaad.

 

Xiriiro aanu la sameynay Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa inoo suuro gallin inaan qadka Taleefonka ku haleelno, hase ahaatee Xaaladda goobtii ay ku dagaalameen Ciidamada ayaa iminka degan.

 

Horey ayaa Samafalayaal ka tirsan Turkiga oo ku suganaa Magaalada Muqdisho dhaawac ay u gaysteen Kooxo hubaysan, waxaana la ogeyn sida waxa looga qaban karo dhibaatooyinka soo kordhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galkacyo — A senior Turkish official was shot and injured Tuesday in Somalia's central volatile city of Galka'yo, some 750 Km (465 miles) north-east of Somali capital Mogadishu, reports said.

 

"He was injured in clashes between his security guards and armed groups at a checkpoint between Ba'adweyne and Galka'yo towns controlled by Puntland," Witnesses said.

 

The wounded official is confirmed to be Mustafa Hashimi Pulat the Head of East Africa Operations for the Turkish International Cooperation and Development Agency (TIKA) which has been visiting in the country to conduct development projects in Somalia's Puntland's region.

 

He was immediately rushed to a hospital in Galka'yo for treatment.

 

TIKA has carried out several development projects in Somali capital, Mogadishu.

 

Galka'yo is divided into two zones, where the main northern portion forms part of Puntland state, while its southern tip is governed by the Galmudug administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NORF it was a crime it happens and the culprits were gunned down and one captured wounded.

Remember the two white school teachers who were murdered in Somaliland a few years back... Your cousins were much worse..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Ah f.ck, TIKA is a major construction company, with serious real-estate plans for Somali cities, this is a major setback.

 

These gunmen have masters, and they are first class saboteurs, they need to be hunted down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ There were four gunmen, three were killed and one wounded was captured. I don't thi k this will halt any development project. The man is actually being treated in a Turkish build clinic and recovering well.. Insha Allah Khair.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

General Duke;876526 wrote:
^^^ There were four gunmen, three were killed and one wounded was captured. I don't thi k this will halt any development project. The man is actually being treated in a Turkish build clinic and recovering well.. Insha Allah Khair.

These are paid gunmen, they always are, and they are carrying out an agenda. If these were Germans or Americans, all developmental projects would be cancelled and all staff flown out, but luckily these are the Turks. Please check my new topic for the solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

100_3888.jpg

The man is doing well and smilling. Alxamdullilaah.

 

 

 

Madaxii hay’ada Turkiga ee Tikka u qaabilsanaa gobalada geeska Africa Mr Mustafa Hashmi Pulat ayaa dhaawaciisa lagu dabiibaya isbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug.

 

Mustafa Hashmi Pulat ayaa dhawaaciisu fududyahay sida uu Horseed Media u xaqiijiyay Dr Saalax oo ah dhaqtarka gacanta ku hayaa dhaawaca Mustafa Hashmi Pulat .

 

Dr Saalax ayaa sheegay in Mustafa uu dhaawac ka qabay labada cagood isla markaana ay xabadu kaga dhacday lugta midig iyadoo ay jiraan lafo yar yar oo jabay hase ahaate aan wax dhib ah ku hayn waqti xaadirkan.

 

 

Xaaladiisa caafimaad ayuu ku tilmaamay in ay taam tahay hase ahaate haatan uu jiifo isbitaalka Dhagacade ee magaalada Gaalkacyo oo lagu tacaalayo in uu sida ugu dhaqsiyaha badan u kaco.

 

 

Warar kale oo ay si hoose ku heshay warbaahinta horseed Media ayaa sheegaya in dhawaaca Mustafa loo dalbay diyaarad khaas ah oo ka qaadi doonta garoonka Cabdulaahi yusuf ee gaalkacyo,iyadoona lagu wado in la gaarsiiyo dalka Turkiga si halkaas loogu dabiibo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Chimera;876523 wrote:
Ah f.ck, TIKA is a major construction company, with serious real-estate plans for Somali cities, this is a major setback.

 

These gunmen have masters, and they are first class saboteurs, they need to be hunted down.

Don't fret saxiib - criminal elements are every in Somalia and this incident would not stop the Turks. Besides as Duke told you the criminals were dealt with.

 

p.s. TIKA is not a company - it is state organ for internation development.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this