Sign in to follow this  
Mr ambassador

why the new PM should be a northern ?

Recommended Posts

Kulan ay Maanta Madaxtooyada Kuwada Qaateen Farmaajo iyo Madaxweynha Soomaaliya Maxay Kagawada hadleen?

 

Sep 23, 2012 - 79

 

Kulan xasaasi ahaa ayaa maanta aqalka Madaxtooyada waxaa kuwada yeeshay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra,isalwasarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

 

Ilo lagu kolsoonan karo oo kusugan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in uu Madaxwaynaha kala hadlay Farmaajo magacaabista Ra,isalwasaaraha Soomaaliya.

 

Wararka ayaa waxa ay sidoo kale ay sheegayaan in Madaxweynaha uu doonaayo in uu Ra,isalwasaare u magacaabo Farmaajo sida ay sheegayaan wararka an kaheleeno Madaxtooyada.

 

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu Madaxweynaha Go,aansaday in uu Ra,isalwasare kadhigo Farmaajo in kastoo uusan cadeen warkaasi.

 

Madaxda qaar ayaa waxaa latilmaamayaa in ay kula taliyeen Madaxweynaha hadii uu doonaayo in ay siisocoto Dowladiisa uu Ra,isalwasaare kadhigo Farmaajo iyagoona ku amaanay waxqabadkiisa mudadii koobneed oo uu ahaa Ra,isalwasarihii Soomaaliya waxaana ay tilmaameen in xiligaas uu wax badan Farmaajo uu ka qabtay hadii ay u badnaan laheed dhanka amaanka oo haatan faraha kasiibaxaya.

 

Kulankaan oo ahaa mid saaco qaatay oo ay labadaan masuul wada qaateen kaas oo sidoo kala ahaa mid albaabada u xirnaa oo aan lago gaankarin waxyaabaha ay sida dhabtaa kaga hadleen ayaa waxa lagu soowaramayaa in islafalaqeeyeen sidii Ra,salwasaare looga dhigi lahaa Farmaajo si ay dooladaan uu hogaamiyo Xasan Shiikh Maxamuud ay wax badan wax ka qabo oo ugu horeeyo amaanka Muqdisho.

 

Dadka qaar ayaa waxaa lagu soowaramayaa in ay Madaxweynaha ku qanciyeen hadii uu u magacaabo Farmaajo Ra,isalwasaaraha Soomaaliya uu helaayo taageero kabadan kan uu haatan heysto in kastoo wararkalana ay tilmaamayaan in aysan Beesha Caalamka aysan dooneenin in uu Ra,isalwasaaraha Dalka Soomaaliya uu noqdo Farmoojo.

 

Maalmo qura ayaa kaharay waqtigii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu ku dhawaaqi lahaa Ra,isalwasaaraha Soomaaliya waxaana ay Bulshada Soomaaliyeed ay kadhursugayaan cidda uu u magacaabo Madaxweynaha Ra,isalwasaraha Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

@Badh go'ay.. Things are taking turns back and forth, and the man is running out of time.. However one thing is very noticeable of that secessionists are wishing the PM for Gedo so the balance of south and north is lost...Good case of their project indeed.. The president needs to weigh on all possibilities.. I am hoping Makhiri man who can fit different dynamics such as p/l, north, and block and next option Khatumo man and third option NW/Awadal man.

 

XX wuxuu taaganyahay allow mashruuci wado u fur meela badan baa iska soo xidhaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;873190 wrote:
@Badh go'ay.. Things are taking turns back and forth, and the man is running out of time.. However one thing is very noticeable of that secessionists are wishing the PM for Gedo so the balance of south and north is lost...Good case of their project indeed.. The president needs to weigh on all possibilities.. I am hoping Makhiri man who can fit different dynamics such as p/l, north, and block and next option Khatumo man and third option NW/Awadal man.

 

XX wuxuu taaganyahay allow mashruuci wado u fur meela badan baa iska soo xidhaye!

 

Lol there were only two prime Ministers from Somaliland since 1991 Omar Carte Qalib and Cali Khalif galaydh.So i doubt a prime minister from Somaliland will be picked. Its not what i am hoping for what XX wants is not important what is going to happen is much more important the President is not dumb he wants support for his government first and second he wants to honor the 4.5 clan formula. Wuxu qof jecelyahay iyo wixi xaqiiqada dhabta ayaa fiican in lugu wada hadlo so lets be real boys and girls.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ taasi duco uma baahne awoow iskeeday u barakaysantahay.

 

Back to the PM position meeshan waxa ka shaqeysa wax la yidha 4.5, 4.5 na wa afar beelod iyo nus oo awooda qeybsaday marka xaalku sidaasay u dhacaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;873190 wrote:
@Badh go'ay.. Things are taking turns back and forth, and the man is running out of time.. However one thing is very noticeable of that secessionists are wishing the PM for Gedo so the balance of south and north is lost...Good case of their project indeed.. The president needs to weigh on all possibilities.. I am hoping Makhiri man who can fit different dynamics such as p/l, north, and block and next option Khatumo man and third option NW/Awadal man.

 

XX wuxuu taaganyahay allow mashruuci wado u fur meela badan baa iska soo xidhaye!

that is exactly my point, appointing southern PM when the president is southern himself is like giving the secessionists a precious gift (like half recognition) .. what the hell are we gonna talk to them about then?

 

a maakhire man is ok, but a khaatumo man is a big NO.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I guess you still pushing the whole top posts to be assigned to south so your succession agenda would have some ground..The president is well aware of this and he will make a wise decission to vent all sides quiet well..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lets be real here now as long as Benadir and its surroundings is peaceful thats all we need and since H is president it will make it will be much easier. a man from Gedo will perhaps help cleaning Gedo region from AS but he will definitely make PL turn away too. the PM won't be from Gedo or Khaatumo coz there is alot at stake if that happens.

 

what we need in the following order:

 

1- guy from Maakhir

2- guy from Northwest.

3- guy from Puntland. (last option).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Ambassador you are undermining the 4.5 clan system formula the Prime Minister will either be from the gedo clans or the Puntland clans

 

clan kursigoodi wa la boodeen

kursigoodi barlamaanka wala boodeen

Kursigi Beesha ba hadhay wana prime Minister now beesha na 4.5 ba sii dhex taala. Madaxweynaha has to make a decision.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji i know very well about the 4.5

 

but now its different i already said that there is an exceptional circumstances this time which is 1-talks with SL to get something you must give something 2-end of transition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this