Sign in to follow this  
Alpha Blondy

A Message from a Somali Man in Malaysia

Recommended Posts

Hi Guys,

 

I received an email from a man in malaysia and would like a translation of this letter.

 

something about a german vistor to h-town.......

 

cheers,

 

---------------------------

 

Dear Alpha,

 

 

First, iga guddoon selaan iyo maalin wacan. Waxan ahay nin oday ah oo ah dadkii ugu horreeyey ee dege waddanka malaysia. Marka xagga cumriga iyo da'da leego waxan kuugu toosney adeer.

 

Adeer, waxa jira nin Jarmal ah oo aanu saaxiib nahay oo doonaaya inuu Hargeysa iyo Berbera ku yimaado socdaal.Waxa kale oo uu doonayaa inuu arko Laas Geel.

 

Ma soo dhawyn kartaa ninkaas? Ma ka soo qaadi kartaa airportka berbera? Adeer, isoo sheeg waxaad u qaban karto ninkaas Jarmalka ah. gaadhi aad adigu leedahay miyaad haysataa?

 

Way jiraan dad aan aqaan oo soo dhawyn kara, laakiin inay hungiri daraadii si fiican u qaban waayaan ayaan ka baqdi. Midda kale xagga luqadda iyana qaar yaqaanna afka ingriiska ma aha. laakiin, adiga nin dadka ajanabiga af yaqaan aad tahay. Markii hore ma waxaad joogi jirtey Ingriiska? Miyaad adeer shaqyesaa?

 

Somali dheqankeed weeye iswaraysi: Familiga aad ka soo jeedo waan jecelaan lahaa inaad isoo sheegto.

 

I look forward to hearing from you.

 

Than you

 

XXXXX

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;870545 wrote:
All these years in Hargeisa and you can't read Somali? That's sad.
:(

look at this cows udder! do you ever stop to think before you write. of course i can read my mother tongue perfectly well. my somali has improved superbly since i came to hargeisa 2 years and 6 months ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this