Sign in to follow this  
Saalax

War Deg Deg ah: Maleeshiyada faroole oo Xabsiyada Gaalkacyo Kabuu xisay, Shacab Wayne Tiro Badan

Recommended Posts

Saalax   

War Hada Soo Dhacay! Maleeshiyada faroole oo Xabsiyada Gaalkacyo Kabuu xisay, Shacab Wayne Tiro Badan,Maxayse Kala Yihiin {Akhri}

 

 

War Goor dhawayd soo gaadhay Shabakada Boocame.com ayaa Xaqiijinay in Ciidamada Maleeshiyada Faroole Gaar ahaan kuwa loo yaqaan PS ay Shacabwayne tiro badan oo ganacsato ah ku daabuuleen xabsiyada Magaalada Gaalkaacyo.

Dadka Xidhan ayaa waxay isugu jiraan Qabiilo soomliyeed oo kala Gedisan, Waxaana tirada ugu dadan kasoo jeeda Khaatumo Seeg,

waxaan sidoo kale weheliya reer Gedo & Afmadow.

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya sabaha loo xidhay dadka gaadhaya ku dhawaad 40 ka ruux, waxaana Wararka qaar sheegayaan in dadkan loo xidhay cadho ka kacday xilkii uu waayey Raysal wasaare Cabdi wali Gaas.

Ciidamada PSta ee xidhay shacabawynahan Soomaaliyeed ee kala gedisan ayaa Waxay dusha uga tuurayaan inay xidhiidh la leeyhiin Kooxda Alshabaab , ee gabalkeedu sii dhacayo, waxaana dhamaan dadku layaabeen arinkan waxshinimada ah.

Midka kamida dadka Xabsiyada loo daabulay kana mid ahaa gancasatada Gobolka Cayn ee ayaa sheegay in iyagoo safar ganacsi ujooga meesha laqabtay, islamrkaana xabsi afka laga jooyey.

Xaalada ayaa laga yaabaa inay maal maha soo aadan is bedesho hadii aan lasoo dayn dadkan soomaaliyeed ee sida waxshinimada ah Xabsiyada loogu daabulay.

Wixii kusoo kordha xaalada Did kala soco…

Boocame Online

Daalacatey :1521

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this