Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed's wife kidnapped by Al Shabaab. Is this even true?

Recommended Posts

Wararka aan ka heleyno dhanka Dowladda ayaa sheegaya in Xaaska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo maalin ka hor ka dhacday Istaaga xili uu qudbeynaayay* Madaxweyne Shariif laga waayay Isbitaalkii lagu dabiibaayay.

Xaaska Madaxweynihii hore ayaa ahayd 19 Jir waxaana iminka laga dhex waayay sariirtii ay ka jiiftay Isbitaalka, lama oga halka ay ku danbeyso Xaaska Madaxweynihii hore waxa ayna wararka qaar sheegayan in Zowjada Madaxweyne Shariif ay la baxeen kooxaha nabadiidka ee Al-Qaacidada Soomaaliya ‘’Alshabaab’.

Wararka aan ka heleyno dhanka Dowladda ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka loo xil saaray inay baaritaano ku sameeyan halka ay ku maqantahay Xaaska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mana cadda sababihii kadan beysay in isbitaalka laga dhex waayo balse waxaa iminka la hadal haaya inay la baxeen Alshabaab sida laga soo wariyay laba ruux oo katirsan Shaqaalaha Isbitaalka.

Xaaska iminka laga dhex baxsaday Isbitaalka ayaa la sheegaya in uu Sheikh Shariif aad u jecelyahay Marwadaasi marka la eego xaasaskiisa kale.

Ugu danbeyntii waxan xiriir qadka telka ah la sameynay Qaraabada Madaxweynihii hore waxa ayna sheegen inay la yaaban yihiin halka ay ku danbeyso Xaaska Madaxweynaha mar qurana maqleen in Isbitaalka laga dhex waayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this