Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Official Election Thread

Recommended Posts

Ibtisam   

This is madness lol. Someone new and reasonable win please. Insha Allah. This will last in to the night. Wait 22 candidates is a lot!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Carafaat;866666 wrote:
The Parliament just voted on something. it gets a bit chaotic and hectic.
Some parlementarians start yelling like hooligans.
After 15min the order restored

 

.

DEG DEG: Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo Laga Saaray Shirkii Baarlamaanka

Muqdisho (RBC) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo horey u ahaa wasiirka dastuurka ee dawlada Soomaaliya ayaa goordhow laga saaray shirka baarlamaanka kadib markii buuq iyo gacantaag uu ka dhashay baarlamaanka dhexdiisa.

 

Buuqa ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii cod loo qaaday in baarlamaanka lagu soo daro 20 xildhibaan oo ka mid ahaa xubnihii baarlamaanka horey loogu diiday inay ka mid noqdaan arintaasoo xildhibaan Xoosh iyo koox kale ay diideen.

 

Cod ayaa loo qaaday in 20 xildhibaan oo saaka soo galay shirka iyadoo gudoomiyuhu baarlamaanka uu ku dhawaaqay in natiijada ay noqotay;-

 

- 98 Haa ayey ku codeeyeen

 

- 85 Maya ayey ku codeeyeen

 

- 9 Way ka aamuseen

 

- Waxaan codeynin 50 xildhibaan oo joogay baarlamaanka

 

Waxaa arinta ka dhashay buuq iyadoo la diiday natiijada hase yeeshee gudoomiyaha baarlamaanka ayaa amray in dibadda loo saaro cid kasta oo buuq keenta waxaana la saaray xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil.

 

Xildhibaanada la fasaxay waxaa ka mid ah Maxamed Qanyare Afrax oo hadda kadib ah xildhibaan

 

So, it was former Minister Xoosh who acted like a hooligan in Parliament. Screeming and yelling. He didnt want the 20 Parlementarians added to the Parliament. Bad looser, iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;866644 wrote:
Shariif Ahmed just entered the house and takes a seat in front row. He doesnt look happy.

lol...Cause he knows that Xasan Shiikh iyo Caddoow ka fursad wanaagsan yihiin.:D. 50 xildhibaan baaba la la'yahay meel ay aadeen oo aan wax ka codayn so far. Toloow Shariif Xasan miyaa khiyaanay oo hadda Sharif Axmed taakeeyey?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this