Sign in to follow this  
Siyaasi

The unknown 14 bloc.

Recommended Posts

Siyaasi   

Muqdisho: Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho 14 musharax oo u taagnaa qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkaan ayaa waxaa leeskula ogolaaday in 13 kamid ah musharixiintaasi ay u tanaasulaan musharaxa 14-naad oo ahaa Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

Tanaasulka ayaa yimid kadib markii musharixiinta oo ku bahoobay dalada the National partnership for change ay isla ogolaadeen in ay iyagu isu codeeyaan ninkii ugu cod bataana ay u ogolaadaan in uu u tartamo jagada madaxtinimada dalka Soomaaliya iyada oo ugu danbeyntii uu codkii ugu badnaa uu helay Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

Musharixiinta tanaasulay ayaa waxa ay kala yihiin:

Gen. Maxamed Nuur Galaal

Maxamad Maxamuud Guuleed.

Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa.

Abdulqaadir Xaashi Cali (fish)

Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf)

Hussein Khaliif Jaamac

Yaasiin Ibraahim Ciise

Prof Ahmed Muumin Warfaa

Yaasiin Maahi Malim

Mohamed Amiin Abdullahi

Aasha Ahmed Abdalla.

Mohamed Abdi rahmaan Nadiif.

Iyo Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle.

Musharixiintii maanta tanaasulay ayaa waxa ay dhamaan madasha ka sheegeen in ay bilaabeen wada aan horay loogu arag Soomaaliya gudeheeda in ay ka dhacdo oo ah in rag iyagu musharixiin ahaa intey kulmaan ay isku raaceen in ay isu tanaasulaan.

Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil ayaa markii lagu dhwaaqqay in isagu doorashada madaxtinimoda dalka Soomaaliya uu uga qeyb gelayo the national partnership for change ayaa waxa uu sheegay in uu wax badan kabedelayo hadii uu ku guulyesto kurisiga uu u tartamayo ee saaxiibadii ay maanta uga tanaasuleen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Timur   

These are 60+ year old people who languished in Nairobi until they decided to lose as one unit instead of individually lol.

If ten people with zero dollars put their money in a bag, does it equal ten dollars or zero dollars? That's the idiocy of this pointless "bloc" that the article mentions. None of them were going to get a single vote, so it won't change. But I encourage these candidates anyway, it's a free $10,000 fee towards the Somali government.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Timur;864389 wrote:

LOL@ten people with zero dollars.....

Classic :)

9777326.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this