Sign in to follow this  
General Duke

Warlords inclusion decision set back till after election of President...

Recommended Posts

Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadda sare amartay in Baarlamaanka ay ka mid noqdaan oo weli uu muran ka taagan yahay

Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) —

 

Iyadoo ay maxkamadda sare ee dalka ay amar ku bixisay in hoggaamiye kooxeedyadii uu guddiga farsamadu ka saaray liiska ka mid noqoshada baarlamaanka ay ka mid noqdaan baarlamaanka ayaa waxaa weli taagan muran ku saabsan ka mid noqoshadooda baarlamaanka.

 

Xubnahan oo maanta ka qaybgalay kulankii baarlamaanka ayaan la dhaarin, iyadoo la sheegay in loo saarayo guddi gaar ah oo go'aan kasoo gaaray arrintooda maadaama qaarkood lagu bedelay xubno beelahooda ka yimid oo loo dhaariyay inay ka mid noqoshada xubnaha baarlamaanka.

 

Guddoonka cusub ee baarlamaanka iyo xildhibaannadan ayaa kulammo gaar ah lahaa intii uu socday kulanka baarlamaanka ee maanta, waxaana la sheegay in laga dhigay go'aan ka gaarista arrintooda doorashada madaxweynaha kaddib.

 

Fadhigii baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa hareeyay muran xooggan oo u dhexeeyay xubno lagu bedelay hoggaamiye kooxeedyada qaarkood iyo hoggaamiye kooxeedyada oo ku adkeysanaya in iyaga horay loogu magacaabay boosaska lagu muransan yahay.

 

Lama oga go'aanka ay guddiga loo saaray arrintan ka qaadan doonaan, iyadoo uu maanta kulanka baarlamaanka hareeyay muran xooggan oo arrinta hoggaamiye kooxeedyada ku saabsan.

 

Xubnihii maanta fadhiga baarlamaanka ka qaybgalay oo aan la dhaarin ayaa waxaa ka mid ah: Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Finish, Prof. Maxamed Faarax Jimcaale, Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo Sheekh Aadan Madoobe.

 

Guddiga farsamada ayaa horay ugu eedeeyay xubnaha inay qabaan dambiyo dagaal inkastoo taas uu madaxweynaha Soomaaliya gaashaanka ku dhuftay isagoo xusay inaysan jirin maxkamad dambi ku xukuntay in baarlamaanka loo diidana ay shaci-darro tahay.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke's wishes has been granted...the warlords will not vote in the presidential election. They were there today to witness history as the committee was formed to manage the election :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^My wish is for them not to be included at all. The People's house must be free from these individuals. I have a great deal of hope that these men will not enter the Parliment..Already 9/15 have been replaced by their clans. Including Xabsade who's spot has been given to the outgoing minister of foreign affairs.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;862756 wrote:
Duke asaa warlord.ah..lool

And he is spreading Duke rumours over here....:D They were told to wait until Saturday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Those warlords would have voted for Shiekh Sharif somaha? so it makes sense why Duke would want them out. Talow mesha ma adeerki baa lo salaxaya. Somali politics humor me. Waaba iska mala yacni...maxa hadhow laga so celinaya hadii hada lo diiday inay electionka kasoo qeeb galaan? if it is about their competency. They will still be warlords after the election LOL but wait after the election passes they are no longer a threat to how the election can turn out so we can just bring them back somaha. Ma waxaasa hada siyasad ah waa suaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yes, Aaliyyah, lets keep the warlords in because they are voting for a given person, they should be out nor matter what, this is a new era, why don't you come join us up here? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

from the look of it those warlords are not out for good, just out while the elections take place. Hadhowna wa lasoo celinaya LOL..Somali politics waa cantarabaqash.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

You have a valid point, I just hope people realise they won't be needed after the elections and shouldn't even be needed now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe old Abwan has started to lose the skill of comprehension. The warlords he was celebrating with pics of ID cards have been told they can not enter and 9 out of 15 have already been replaced and those replacements sworn in.

 

Also it's quite amusing that warlord are being supported by the failed Kahatumite supporters because they might vote for Adeer Abdikarim Jama...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this