Sign in to follow this  
Mooge

MP Saado Cali arrives in Mogadishu. People couldn't stop clapping when her name was mentioned

Recommended Posts

Mooge   

Fananada Qaranka Somaliyed Sado Ali Warsame oo si heer qarana logu soo dhaweeyey Gagida Diyarada Muqdhisho

Ogoosto 26, 2012 – Mogadisho (KLN) Xildhibaanad Sado Ali Warsame Fananada Qaranka Somaliyeed aya si heer qarana loogu soo dhaweyey Casimada Dalka Somalia,

Fananada Qaranka aya ka soo guryo noqotey Dalka Mareykanka 24 08 2012 yado in dhawale ku sugneeyn Dalka Mareykanka oo ay dagantey, Sadi Ali Warsame aya u joogtey mudooyinki Danbe Dalka Mareykan ka in ay iska dabiibto dhawac Fudud oo ka soo gaadhey Shilgaadhi oo ayku gashey Duleedka Garoowe 20 07 2012,

Sado aya soo gadhey Magalada Muqdhisho yadoo si heer qarana loogu soo dhaweyey, kadibna loo galbiyey hoolka shirarka Barlamanka Somalia oo ay ka midnoqon doonto, yadoo manta ka qeeyb qaadatey shirkii xildhibanada Somalia iyo dhageysigii dooda musharaxiinta Somalia .

Fananada Qaranka Somaliyed Ahna Xildhibanada Somali aya waxa la dajiyey Hotel ku yaala Magalada Muqdisho yadoo si heer sare ah loo ilalinayo aman keeda, Goor dhaw filo Sawiradii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Maana Markii Magaceeda laga sheegay Golaha Baarlamaanka Sacabkii kala joogsan waayey.

August 20th – Mogadishu ( KLN ) Wararka aanu ka helay xubin ka mid ah xubnaha SSC ee ka midnoqday Golaha Baarlamaanka ayaa noo sheegay in maanta markii magaca Xildhibaan Saado Cali Warsame laga iclaamiyey goobtii ay ku shirayeen xubnaha baarlamaanka cusub ay Xubnihii Baarlamaanku iyagoo sarajooga sacab kala joojin waayeen, ilaa ay gaadhay in qofkii Microfoonka ku hadlayey uu ka baryo xildhibaanadii fadlan aan fadhiisano “ Walaalayaal aan fadhiista, Walaasheen way Inoo imanaysaaye – Walaalayaala fadhiista” Dhinaca kale Xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa la rajaynayaa in ay ka anbabaxdo Magaalada Minneapolis maalinta Khamiista iyadoo rajaynaysa in ay goobjoog ka ahaandoonto doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka oo la filayo in ay dhici doonto bisha 26keeda. Hadii alle’idmo. Warar ku salaysan xaqiiqo kala soco Kalshaalenews.

Kalshaalenews@gmail.com

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=10594

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   
"even though I have physical injury, I came to Mogadishu today to help save my country. This is a defining moment." Saado said in her speech.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;860979 wrote:
Welcome Saado Ali the MP...
:D

. Just a year ago Duke hated Saado and now she is a waddaniyd geesiyad ah.....?lol....I am still digging more archives.....http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58049-Puntland-delegation-visits-SOOL-Taleex-amp-Xallin-enjoy-the-PICS/page3

Mooge, waa la isku daba joogaa wixiu rag dhihi jirey iyo sida maanta loo hadlayo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Wayba sigatay Ilaah ha caafiyo. My question is why Asli Calansida loogu soo dari waayey xildhibaannadan? Abtigiis, Zack iyo akhyaarta waan ogahayinaad hal haween ah keenteen laakiin laba ayaa la idinka rabey ee midda kale Asli maxaa looga dhigi waayey. Waa qof aad u qiimo badan; the first female Somali pilot. Asli, Ilaah ha ku xafido.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;861013 wrote:
Abwan, your research on Duke is most welcome..
:D

lol...Duke I know kolleey adigu ma garqaadatid ee this is for thr other SOL members specially for the new comers.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

She will indeed foment a revolution along the corridors of the new make-believe parliament. How easy to jump from a recent (she used to be good) dismal pattern of singing career to a respected member of parliament.Of course she is selected by her people and she demands a respect from all of us and rightly so in the current selection process.May she filibuster with songs the future Silanyo's secession vote......hahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this