Sign in to follow this  
A_Khadar

Faroole iyo Gaas oo Fashilmay:Faallo

Recommended Posts

A_Khadar   

attachment-150x150.jpg

Sida warar xaqiiqa ah, Sheegayaan ilaa iyo maalintii uu Madaxweyne Shariif Sheekh axmed Magacaabay Ra’iisal wasaare Gaas ayaa wuxuu ku waday Dhabar jebin iyo dhaleecayn dahsoon, waxaa jira dacwooyin badan oo uu gudbiyey, Dowladaha Soomaalida daneeya iyo Ergayga qaramada midoobey.

 

Haddaba maxay ahayeen dacwadahaasi. Ra’iisal wasaare gaas oo ka shidaal qaadanaya adeerkiis iyo la taliyayaashiisa ayaa u arkay in xalka keliya ee ku gaadhi karayo kursiga madaxnimada tahay inuu ka daba qaato ninkii soo magacaabay isaga oo ay riyadaasi run ula ekaatay. Waxaa ka mid ahaa, dacwooyinkiisa kuwii uu ka dhawaajiyey Mahige ee ahaa in madaxtooyada Afgambi lagu qabsaday, In la doonayo in la khaarajiyo, iyo in Aalasheekh ka mid tahay ururada argagixisada ah. Mudo markii la waday baadhitaanka ayaa bulshada Caalamka iyo xafiisyadii shaqada ku lahaa arrimahaasi waxay dareemen inay tahay been abuur iyo arrimo Probagando ah oo lagu dhaleecaynayo hogaanka sare, waxaa jira heshiis ay wada galeen Mahige iyo Faroole iyo Gaas ayaa ahaa in nin weliba meeshiisa sii joogo si ay arrintaasi u suuragashona cid kasta oo ay u tuhmaan inay xidhiidh wanaagsan la leedahay, Madaxweynaha ama ay tahay beesha uu ka soo jeedo, oo iyaga ka soo horjeeda ama aan la hadaf ahayn inay dhinac uga soo wada jeestaan.

 

Ka dib markii Gudiga Xulista baarlamaanka uu Mahige oo ku hadlaya Afka Faroole iyo Gaas u dhiibay liis ay ku qoran yihiin, Magacyo ka soo jeeda hal beel ayaa waxaa cadaatay in si cadaawad ah loola dagaalamayo, waxaa taas ka sii daran, in beesha Xawaadle sidoo kale Afduub lagu sameeyey Xildhibaanadeeda oo la gudbiyey 8 Xubnood oo aanay Golaha dhaqanku waxba ka ogayn. Waxaa iyana la af duubay Beesha Xawodle oo iyada arrin aan waafaqsanayn heshiisyadii Roadmapka lagula kacay taas oo ah inay Hogaamiye beeleedka Puntland uu soo xulay Ergooyin ka mida kuwa beelaha Puntland dega iyo Beesha Khatumo oo iyagu leh Maamulka Khaatumo inuu soo xulo, taas oo aan ka mid ahay heshiisyadii dastuurka Roadmapka, ee Mogadisho, Garoowe, iyo Adis ababa, Nairobi, iminka ayaa waxaa soo if baxday in dhamaan heshiisyadaasi ahaayeen kuwa lagu dhagaraynayey oo lagu dhabar jebinayey beelaha H iyo beelaha ay isku dhaw yihiin ee xidhiidhka siyaasadeed ka dhaxeeyo.

 

Hogaamiye Faroole ayaa caddeystay Cadaawadiisa isaga oo sheegay in dadka dhibaatada ka wada gobolkoodu yihiin reer koonfur, kuwii laayey ee reer magaalkooda dilay ee qixiyeyna yihiin reer koonfur, taasi waxay kuu cadaynaysaa in beesha Faroole iyo Maamulkooduba ay qabaan , Colaad fog iyo cuqdad, iyada oo ay soo if baxayso isbedelka siyaasadeed ee ah, inay maanta nimanku fan garayn jiray ee dakhliga siin jiray waa Alshabaab ay yihiin cadowgiisa koowaad, uuna u qaatay in lala galay heshiiskii uu la galay oo kale, Fu’aad Shangole ayaa ahaa wakiilka Puntland u qaabilsan isku xidhka Shabaab isagiina waxaa lagu daray liiska dadka la raadinayo, waxaa dhacay isbedel balaaran kaas oo saamayn ku yeeshay Faroole iyo maamulkiisa, Booraamo haddimo ha qodin ku dhici doontaana ma ogide.

 

Faroole iyo Gaas ayaa siyaasadoodii ay dalka u dumiyey 1978deedii ee ahaa ********** ha noolaado Soomaalina ha macluusho ayay la wareegayaan 2012 oo laga baxay siyaasad ku salaysan damac beeleed iyo sadbursi. Isbedelka soo socda ayaa waxaa soo baxaya wajiga dhabta ah ee Faroole dowlada Rasmiga ah waxay awood u leedahay hadduu la shaqayn waayo Hogaamiye deegaan beeleed in cod aqlabiyada baarlamaanka looga qaado, ka dib la wargeliyo cida deegaankaas iyo golayaasheeda dhaqanka iyo Barlamaan hoosaadkooda inay bedelaan , haddii la diido ay Dowlada Federaalka ah Talaabo sharciya ka qaado isaga iyo waxii taageersan. Halkaas waxaa ka baxaya Eraygii ahaa dadku waa Saxeexayaal oo waa isku itaal waxaana soo baxaya in uu Gudoomiye ka yahay Gobol ka tirsan Gobolada Soomaaliya war jiraaba Cakaaru iman waxaan sugnaaba waa Dowlada iyo dhiskeeda iyo hannaanka Faroole jeclaaday ee Federaalka ninkay u darnaato iyo ninkay caano ka daataan.

 

By Khaliif Cali Caraaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The article claims Abdiweli and Faroole are clanists who are working for their clans agenda which was put into motion in 1978 and it's goal is to weaken Somalia.

 

The article goes on to say as part of this plan this clan has gotten rid of all the intellectuals of the south by hunting them down and killing them, it's pure comedy, you ought to read it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia isn't that true isn't faroole a clanist isn't cabdi cawar his agent in xamar

Don't they manipulate farole is working for his own clan interest and when he gets mad and cries like a baby he threatens with secession

Faroole is a clanist and so is cabdi cawar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf and Khatumite people's hate for Abdiweli is nothing less than for qabilist reasons. He's the hardest working and most productive PM in 21 years, and has achieved the most by far.

 

Nothing can satisfy your kind as your bone itself is based upon qabiil, I think a study must be done to prove calcium molecules bind with qabiil molecules and you be the test study. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, with all due respect, as Somalis I don't think we should accuse each other of being clanists, although some of us are worse than others, we are all clanists. Not that, I am but I mean in general.

 

Faroole and Abdi/Wali must be stopped by any means but we shouldn't accuse them of loving their clans, for god's sake they invented the whole clan thing and taught us all in the south, I'm talking about the reer Mudug's and those from North of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The garowe clan enclave supporters are al programmed robots they will support their leader no matter what all for the sake of qabiil

Its very sad cabdi cawar coudent even reach the deadline on 20 August he failed big time

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;860012 wrote:
The garowe clan enclave supporters are al programmed robots they will support their leader no matter what all for the sake of qabiil

Its very sad cabdi cawar coudent even reach the deadline on 20 August he failed big time

You just posted 5 minutes ago on a topic approving a Somalilander to run for Somali presidency, war waxaan maxuu ahaa, are you ok up there, is it all functioning? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Are you talking to me? I will be honest with you, I'm not clanist but I'm very tribal, I'm reer Magaal and was born in a city, I believe only those born in baadiyo and tuulo with the jungle mentality or those that associate with them can be clanists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this