Sign in to follow this  
General Duke

Dr. Juriile the Galayr antidote?

Recommended Posts

Waxay salka ku haysaa ka hortag Prof.Galaydh

 

Waxaa jira warar sheegaya in Prof.Cali Khaliif Galaydh uu baarlamaanka gadaal ka galay kana mid yahay xubno labaatan oo ah oo magacyadooda gadaal laga gudbiyey.

 

Prof.Galaydh ayaa horey loo sheegay in uu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayna weliba dhab ka tahay, Galadyh waa “Anti Federalisim” waxaana uu si weyn uga soo horjeeda siyaasadda maamulada qaar dalka ka jira isaga oo aan la gabban ama qarsan.

 

Galaydh waxa uu heli karaa codadka Beelaha ****** qaar kamid ah Beelaha *** laakiin. Waxa dood ka taagan tahay Beesha uu ka soo jeedo ee *******.

 

Beesha ********* waxa ay dooneysaa kursiga Madaxweynaha waana *******, mana doonayaan in Musharaxnimada Farmaajo mugdi ay gasho, Beesha ********* waxay doonayaan Madaxweynaha, waana *******, mana doonayaan in fursadooda la dhumiyo codkoodana ma heli karo, sidoo kale Beesha ********** waa adagtahay in uu codkooda helo, waxaa taas u dheer in aanu heli karin codadka beesha *********** oo dhamaystiran, Sidoo kale Beesha ****** codkoodu maaha mid uu ku xisaabtamayo.

 

Hadaba si looga hortago in Prof.Galaydh in uu helo codad ku filan haddiiba uu Baarlamaanka galay isla markaana isa soo sharaxo ayaa Prof.Juurile isu sharaxay waxaana uu kala dhantaalayaa codadka Prof.Galaydh heli karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

What about xasan Abshir? Waxaan waa baaaaaac iyo nus. This is plotiking and no one is doing favor for other one regardless of his/her same clan. Jurile wants to be speakers, abdiweli wants to be president and Galaydh wants speakers, let us how it folds in the next few days..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

This is very calculating. I always thought Dr. Galaydh had much bigger ambition than the speaker and had his eyes on the presidency. could i have been wrong?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Gaas has convinced him to step aside for his pal from the H Block Abdirahman Godax Barre :) :)

 

Its getting ugly I tell ya. All these while Sharif is fuming after meeting with Gaas & Sharif Hassan ended fruitless and he threatened to use the High court led by his close ally Ilka Xanaf to allow the warlords to be added to the list of Mps

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this