Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Geeri Naxdin Leh: PM Zenawi

Recommended Posts

Geeri Naxdin Leh Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun,Raysalwasaarihii Dalka oo Geeriyooday.

 

Jigjiga(CakaaraNews) Talaado August 22,2012.Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,Golaha Capinetka DDSI,Odoyaal-Dhaqameedka DDSI iyo Dhamaanba Qaybaha kala duduwan ee Shacabka DDSI ayaa Tacsi Tiiraanyo leh u Diraya Qoyskii,Ehelkii,Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu Ka Geeriyooday Raysal Wasaarihii Dalka Marxuum Meles Senawi lehna Samir iyo iimaan Ilaahay ha inaga wada siiyo Marxuumkana Janadii Ilaahay ha ka waraabiyo.

 

Marxuumka ayaa u Geeriyooday Habeenkii Xalay ahaa Xanuun waayadanba hayay,Guud ahaanba Shacabka Reer itoobiya Meel kasta oo ay Dunida ku Nool yihiinba Maanta waxay u Tahay Geeri iyo Tiiraanyo Qaran. Hadaba Madaxweynaha DDSI iyo Xukuumadiisa ayaa aad uga Tiiraanyaysan Geerida Naxdinta leh ee ku Timid Raysalwasaarihii Dalka Marxuum Meles Senaawi,iyadoona Madaxweynuhu Yidhi Mudane Meles Guud ahaan Qowmiyadaha itoobiya Gaar ahaana Qowmiyadihii la cadaadin jiray Ma iloobi doonaan Xuquuqdoodii Qowmiyadnimo ee uu sugay Gaar ahaan Soomaalida. Guud ahaanba 80kun ee milyan ee Dalka itoobiya ku nool ayaa Geeridan naxdinta leh ee ku timid Marxuum melez senawi aad uga tiiraanyaysan islamarkaana tacsi u diraya.

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;859074 wrote:
Stop posting Ileys crap.

Ma horaa loo post gareeyay?!

 

Marki hore waxaan moodaayay shaaciro, balse gadaal ayaan ka ogaaday iney run tahay oo dadbaa Jannadi Fardowso ugu duceeyay Marxuumka!!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Afkii baa juuqda gabay. One of the times ee aan wax aan ku hadlo aan garan waayey inta wax iga yaabiya aan arkay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

This is what will come out of Azania. It will be an other Abdi iley project for Kenya - Luckily, for the idle bystander, Jubbaland offers more authentic Somali centric alternative;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this