Sign in to follow this  
MoonLight1

The warlords are back.

Recommended Posts

Maxamed Qanyare Afrax oo dib loo ogolaaday in xildhibaanada cusub uu ka mid noqdo

 

War hada soo dhacay ayaa sheegay in xildhibaanada cusub ee caawa la gudbiyey u ka mid noqday mudane Maxamed Qanyare Afrax oo ah siyaasi roog cadaa ah muda ku jiray siyaasad Soomalaiya lehna cod adag

 

Qanyare4.jpg

 

Maxamed Qanayre oo beel ahaan ka soo jeeda beesha karanle ayaa caawa sida la sheegay la gudbiyey magaciisa oo muda lagu mursanaa iyadoona sida muuqata caawa beesha mursade liiskeeda uu dhan yahay Xasan maclina caawa isagana la gudbiyey

 

Sida warka lagu helaay 7 xildhibaan ee beesha Murusade ayaa dhamaan la gudbiyey halkaana waxa meesha uga baxaayo hadalkii horay loo shaaciey in aysanba hogaamiyasha Muqdisho ka mdi noqon karin xildhibaanada waxaa kale ka mid ah liiska caawa la gudbiyey hogaamiyaasha Muqdisho Cumar Fiinsh oo horey xildhibaan u ahaa

 

 

Ogolaanshada Hogaamiyasha Muqdisho qaar ayaa ka danbeysa kulan caawa ka qeyb galeen wakiila ka socda beesha Caalamka iyo Madaxweynaha Soomaaliya kaa oo qaatay muda badan oo keenay in leysla ogoladp dadka liikooda la sooceliyey een danbi ka galin dalka in lagu daro xildhibaanda cusub

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard this is due to Sheekh Shariif speaking to his big buddy Musavini to intervene which he did and asked Mahiga to relax the rules. Now the Sheikh Shariif's golden team are back on track.

 

shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moonlight. I believe this story is bogus. The warlords will not come back if you read the international

Community communique it states that they will not allow the selection committee to be over ruled. This don't worry we have turned the corner...

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;858276 wrote:
I heard this is due to Sheekh Shariif speaking to his big buddy Musavini to intervene which he did and asked Mahiga to relax the rules. Now the Sheikh Shariif's golden team are back on track.

 

shame.

loooooool c'mon dayaxnuurow been hadaad sheegeysid been soconeyso ayaa la sheega, ayaan dhoweyd aan ku qabtay hadasee waad wadaa wali, inaad beenloow tahay waxaa cadeynaaya Golden Teamka shariif buu ka tirsanaa Qanyare aa tiray sow maha? Bal caddeyn keen, Gaas hadaad taageersantahay its not necessary inaad musharaxiinta kale uu gaftid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba, labadeena adigaa beenta lagugu qabtay markaa tiri tolka will never bring warlords in to the parliament, hadda waa ujeedaa in tolka uu rabo cumar finish in lasoo celiyo lol:) tuug la qabtay dheh.;)

warlordska xamar jooga waa la ogyahay cideey rabto inay u codeeyaan and that is sh.shariif, waan wada ognahay in Qanyare iyo Sh.Sakiin aysan is arki karin, marka qofka kaliya ee dabada ka wado in qanyare uu soo noqdo waa sh.shariif. Fahimta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aniga meel ay tolka cumar finish ku rabaan ma arkine ma heysaa wax source ah, oo aan aheyn shacabkamedia,raxanreeb, puntlandi??

 

Shariif sakiin Seedigiis waa Qanyare marka i dont have to explain more than that horaa loo arkay, dacaayaddaha naga dhaafa yaaqee.

 

P.s wali cadayntu waan sugayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntlandi is one of the most respected news outlets so keep your mouth out of them!

 

However, I see you chose Cumar Finish, why not the rest, is it because he was the weakest link? :D Lets hope no one comes back with a criminal background.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;858318 wrote:
Aniga meel ay tolka cumar finish ku rabaan ma arkine ma heysaa wax source ah, oo aan aheyn shacabkamedia,raxanreeb, puntlandi??

 

Shariif sakiin Seedigiis waa Qanyare marka i dont have to explain more than that horaa loo arkay, dacaayaddaha naga dhaafa yaaqee.

 

P.s wali cadayntu waan sugayaa

War jiraaba waa la arki doonaa. laakiin ogow this news source is Dayniile.com not Puntlandi or RR. and dayniile is pro warlord pro shariif and they maybe have good insight info.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daayaxnuurow sxb you said sheikh shariifs golden team are the warlords? Sax? Marka Proof aan rabaa, if you can provide some proofs i will never argue against you, if you cant find proofs waa isku ciyaartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;858323 wrote:
Daayaxnuurow sxb you said sheikh shariifs golden team are the warlords? Sax? Marka Proof aan rabaa, if you can provide some proofs i will never argue against you, if you cant find proofs waa isku ciyaartay.

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in guddiga farsamada shaqadooda ay tahay kaliya inay hubiyaan in xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqonaya ay buuxiyeen sharuudaha laga rabo ee lagu heshiiyay shirarkii Garoowe, Gaalkacyo, Addis Ababa iyo Nairobi.

 

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta Muqdisho kulan kula qaatay ergeyga qaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga ayaa sheegay in aan la aqbali karin in shaqsiyaad gaar ah la bar-tilmaameedsado oo loo diido inay baarlamaanka ka mid noqdaan.

 

Madaxweynaha oo ay saxaafaddu weydiisay in baarlamaanka cusub ay ka mid noqon karaan hoggaamiye kooxeedyadii dalka ayaa sheegay in loo baahan yahay inaan la siyaasadeyn arrinta ee loo fiiriyo qof kasta in uu buuxiyay wixii lagu heshiiyay.

 

Danjire Mahiga oo isna sheegay in mas’uuliyadda soo xulidda baarlamaanka ay leeyihiin kaliya odayaasha dhaqanka, isla markaana ay tahay waxa aan la qaadan karin in si gaar ah loo bar-tilmaameedsado shakhsiyaad gaar ah.

 

http://www.bar-kulan.com/2012/08/17/madaxweyne-shariif-guddiga-farsamada-shaqadooda-waa-hubin/

 

 

..Madaxweynaha oo ay saxaafaddu weydiisay in baarlamaanka cusub ay ka mid noqon karaan hoggaamiye kooxeedyadii dalka ayaa sheegay in loo baahan yahay inaan la siyaasadeyn arrinta ee loo fiiriyo qof kasta in uu buuxiyay wixii lagu heshiiyay...

This is from Barkulan the mouth-piece of the government, now do you need more proof Mr Oba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha oo ay
saxaafaddu weydiisay
in baarlamaanka cusub ay ka mid noqon karaan hoggaamiye kooxeedyadii dalka ayaa sheegay in loo baahan yahay inaan la siyaasadeyn arrinta ee loo fiiriyo qof kasta in uu buuxiyay wixii lagu heshiiyay.

Thank you for your time sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Mr. Qanyare is very popular with his clan, and his is manouvering for all he is worth to get back on the list, indeed he might not have been off the list if it were not for the fact that he has been ill for the past 4 months.

 

Why do people keep on insisting that he is on sheikh shariffs team, they hate each other so much, he even said "that those who destroy graves are better than sheikh shariff "atleast that is what I have heard and also he and Sharif Sakin have always been on the same team, he mobilised his clansmen to vote for him as speaker, they are related and are even now doing real estate bussiness in Nairobi together, it makes no sense to insist on this maybe other warlords are in the presidents camp but it definetly wont be Qanyare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this