Sign in to follow this  
MoonLight1

Sheekh Xariif's camp surrender before the battle start.

Recommended Posts

Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa u muuqda mid looga badiyey dagaalka siyaasadda ee ka jira dalka Soomaaliya iyadoo aad loogu yareeyey baarlamaanka dadka uu is leeyahay taageero iyo abaabul waa kuu sameyn karaan wuxuuna u muuqdaa madaxweyne shariif inuu ku mashquulsanaa madaxweynimadda oo madaxiisa ka weynaatey markii la dajineyey khariidadan hadda soo istaajisyey meesha maran asaga oo jooga xaalada maahmaahda Soomaaliyeed ee oraneysa : " Markaan tabar haayey talo ma heyn maanta oo aan talo haayana tabar ma haayi" laakiinse su'aasha waxa ay tahay sheekh Shariif oo kasoo badbaadey shirqoolo badan oo siyaasadeed malaga yaabaa markaan inuu ka badbaado dabinkaan adag ee uu ku dhacay.

Waxaa jira warar kale oo sheegaayo in Cabdiweli Gaas iyo Shariif Xasan ay ku heshiiyeen in gudoomiye Baarlamaan laga dhigo qof ka soo jeeda beesha ****** halka Shariif Xasan uu noqonaayo Madaxweyne isla markaana Cabdiweli Gaas uu kusoo noqonaayo jagada uu aad u jecleystey ee raiisul wasaarenimadda iyaga oo qorsheynaayo in sheekh Shariif ay u codsadaan inuu ku noolaado dalalka Khaliijka meel ka mid ah.

http://dayniile.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;858023 wrote:
if Gaas actually has a agreement with sakiin he is nothing but a crook

loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

 

Oba maxaa kugu dhacay, adigana ma is dhiibtay.

 

Sheekha intuu diyaarad ka laalaaday baa xargihii la isku xirxiray, hadduu soo baraarugay. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho [RBC] Kaddib markii xaley lagu arkay Internet-yada liis ay ku qoran yihiin magacyada ilaa 202 xubnood oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub, ayaa waxa arrintaas ka hadlay Guddiga Farsamada.

 

Gudoomiyaha Gudiga Farsamada ee soo xuliska iyo soo gudbinta Magacyada Baarlamaanka Cusub Pro. C/laahi Xiiray oayaa sheegay in liiskaas aysan iyaga soo saarin, laakin liiska rasmiga ee ay ku qoran yihiin qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka uu soo bixin doono maanta oo ah Sabti.

 

Liiskan waxa ka dhexmuuqda shaqsiyaad xubno horey uga tirsanaa baarlamaankii hore, musharixiinta hadda u taagan xilka madaxweynaha , waxana ka mid ah ra’iisal wasaare Cabdi wali Cali Gaas, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwa kale oo ay xulafo yihiin.

 

liiska la soo galiyay internet-ka waxa ay Gudiga farsamada lee yihiin ma ahan kii saxa ahaa, waxana uu si rasmi loo shaacin doonaa maanta oo Sabti ah.

 

Si kastaba liiskan oo ay ka maqan yihiin dad horey looga bartay dowladda, ayaa ku soo aaday saacada uun markii madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Danjire Mahiga ayaa sheegayn in gudiga farsamada ay xaq u lahayn in dad gooni ah ay ka joojiyaan baarlamaanka cusub.

 

Liiskan sidoo kale waxa ka maqan qoondadii ay ku lahayd dumarka ee ahaa 30%

 

Wixii warar ee ku soo kordha wararkan kala soco Raxanreeb.com

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

“ Waa odayaasha dhaqnka kaliya, kuwa iska leh masuuliyadda magacaabidda 275-ta xildhibaan, sida madaxweynuhu sheegay ma jiri karto wax qof bartilmaameedsi ah, tanina waa waddada kaliya ee horay loogu soconayo” ayuu yiri Danjire Mahiga oo sheegay in madaxweynaha uu leeyahay hoggaaminta dhammeystirka marxaladda KMG ah.

——— Dhammaad———

 

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale sheegay inaan la aqbali Karin in shaqsiyaad gaar ah la bartilmaameedsado oo loo diido inay baarlamaanka ka mid noqdaan, wuxuuna yiri.

“(Waxaan ka wada hadalnay) Inaysan jiri Karin lana aqbali Karin in qof ama shaqsi ama koox la bartilmaameedsado, wax walbana ay ku dhammaadaan sidii loogu talo galay”

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;858025 wrote:
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

 

Oba maxaa kugu dhacay, adigana ma is dhiibtay.

 

Sheekha intuu diyaarad ka laalaaday baa xargihii la isku xirxiray, hadduu soo baraarugay.
;)

LOL@ Isdhiib, no but i mean Gaas hadii uu la heshiiyo sakiin reputionkiisa wuu ku cayaaray, the likes of sakiin waa in layska fogeeya wakhti xaadirkaan, embezzler abahiis waa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;858024 wrote:
Sure sure, but if Sheikh Shariif gives money and passports to pirates he's a saint. This news is fake though.

Adeer sakiin is a bad bad man ka fogoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this