Sign in to follow this  
Che -Guevara

List of Somali MPs

Recommended Posts

Muqdisho (RBC) Kadib dood iyo isjiid jiid maalmo qaadatay oo u dhexeysay guddiga xulista baarlamaanka, Sheekh Shariif iyo xafiiska UNPOS ayaa ugu dambeyntii waxaa xalay la fasaxay 27 xubnood oo ka mid ahaa taageerayaasha kooxda Aala Sheekh oo horey loogu diiday inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub, sababo lagu sheegay inay shuruudaha buuxin waayeen.

 

Fasixida xubnahan 27 ah waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey gudoonka guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka cusub, oo sheegay in arinta loo bedelay qaan qabiil sidaasi darteedna ay adkaatay in cid laga horjoogsado soo gelista baarlamaanka cusub.

 

Xubnaha magacyadooda la fasaxay xalay waxaa ku jira Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo horey u ahaan jiray wasiirkii arimaha gudaha DKMG (xilligii Cumar C/rashiid) sanadkii 2007 illaa 2009 ahaa gudoomiyihii dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho.

Sidoo kale waxaa shakhsiyaadka la fasaxay ku jira Xasan Macalin oo horey u ahaa wasiiru dawlihii madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo C/kariin Xasan Jaamac oo isaguna ahaa wasiirkii warfaafinta.

 

Warar si hoose u soo baxay ayaa sheegaya in weli aan la fasixin C/raxmaan Ibbi oo wasiir kalluumeysi soo noqday haddana ka mid ah dadka loo heysto inay hanjabaad u direen guddiga farsamada iyo C/casiis Sheekh Yuusuf oo isaguna ahaa wasiirka caafimaadka mudo labo jeer.

Dadaal weyn oo beryahan uu sameeyay Sheekh Shariif ayaa dhaliyey in xubnahan loo ogolaado inay baarlamaanka galaan, waxaanamaqnaashahooda loo arkay dharbaaxo weyn oo ku timaada ololaha madaxtinimada Sheekh Shariif waayo iyaga la’aantood way adkaan lahayd in cod fiican uu Sheekh Shariif ka helo baarlamaanka ay ku tirada bateen taageerayaasha C/weli Gaas iyo Shariif Xasan.

 

Celinta xubnahan oo markii hore loo daliishaday dagaal oogayaalnimo iyo u ogolaanshahooda oo haddana loo maray hab qabiil waxay qeyb ka tahay dagaalka u dhexeeya musharixiinta saddexda ah ee kala ah Shariif Xasan, Shariif Axmed iyo C/weli Gaas. Waxaana loolanka ka ku xiga uu noqon karaa midka baarlamaanka dhexdiisa ah maadaama ay hadda arinta ka soo gudubtay banaanka baarlamaanka.

 

RBC Radi

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

The List of MPs is almost complete. Here is a tentative list of Members of Parliament.

 

255 and counting.....this also backs up today's roll call (3 votes short) that made Mohammed Osman Aden

speaker.

 

last-round.gif

 

 

.5 Group

 

1. Bashiir Maxamed Jaamac

2. Biibi Khaliif Maxamed

3. Burci Maxamed Xamza

4. C/llahi Colaad Rooble

5. C/raxmaan Cabdi Cusmaan

6. C/weli Ibrahin Sheekh Muudey

7. Caadil Sheegow Sagaar

8. Cabdinaasir M. Cali

9. Dr Aadan Xaaji Ibraahim Dauud

10. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed

11. Fahmo Axmed Nuur

12. Ibraahiim Saalax Dayfullah

13. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi

14. Khadiija Maxamed Diiriye

15. Maryan Aweys Jama

16. Maxamed Axmed Keynan

17. Maxamed Cumar Caymow

18. Maxamed Cumar Dhalxa

19. Maxamed Cumar Maxamud

20. Maxamed Maxamuud Xeyd

21. Maxamuud Maxamed Jimcaale

22. Mohamed Warsame Mohamed

23. Mustafa Maxamed Cabdullahi

24. Saaqa Aden Mohamed

25. Shariif Maxamed Siidi

26. Shariif Maxamed Xasan

27. Tahliil Abdi Mohamed

28. Xasan Ibraahim maxamed

29. Xuseen Maxamed Muuse

30. Yuusuf Maxamed Ismaaciil

31. Yuusuf Xeyle Jimcaale

 

List is complete

 

 

 

D&MGroup

 

1. Aadan Ibrahim Dhaayow

2. Aadan Sheekh Maxamed

3. Abukar Cabdi Cusman

4. Aweys C/lahi Ibrahiim

5. Axmed Mayow Cabdulle

6. C/laahi Cabdi Garuun

7. C/llahi Xaaji Xasan

8. Cabdi Macalin Aden

9. CabdiKaafi Macalin Xasan

10. Cali Aadan Xuseen

11. Cali Sheekh Maxamed Nuur

12. Cusman Libax Ibrahim

13. Cusman Mukhtar Maxamed

14. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax

15. Dr. Muumino Sh. Cumar

16. Dr.Khaalid Cumar Cali

17. Eng Maxamud Maxamed Bonow

18. Fadumo Nuur Maxamed

19. Fowziya Maxamed Sheekh

20. Ibrahim Cali Cumar

21. Ibrahim Isaakh Yarow

22. ***** Maxamed Cali(Riino)

23. ***** Maxamed Maxamuud

24. Isgow Derow ****

25. Khaliif Sh. C/laahi

26. Luul Cabdi Aadan

27. Macalin Cali Aadan

28. Maryan Macalin *****

29. Maxamed Cabdi Cali

30. Maxamed Cali Xuseen

31. Maxamed Cusman Jawaari

32. Maxamed ***** Cusmaan (Fanax)

33. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf

34. Maxamed Mursal Borow

35. Maxamed Rashiid Maxamed

36. Maxamed Sheekh Xasan

37. Maxamud Macalin Yaxye

38. Maxamuud Cabdi Xuseen

39. Mayow Mustaf Xasan

40. Mohamed Nuuraani Bakar

41. Muna Ibrahim Abiikar

42. Mustaf Mukhtar Gudow

43. Nuur Cali Aadan

44. Saalim Aliyow Ibrow

45. Samaan Maxamed Sheekh

46. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin

47. Sh.Shaacir Sh.Maxamed

48. Sharif Maxamed Cabdalle

49. Sharif Xasan Sh Aden

50. Xabiibo Maxamed Kheyr

51. Xasan Cusman Xuseen

52. Xasan Macalin Xuseen

53. Xuseen Cismaan Xuseen

54. Xuseen Maxamud Sh Xuseen

55. Yacquub Cali Maxamed

 

Lix xildhibaan ayaa ka maqan D&M Group

 

 

D Group (S&G Sub-Clans)

 

1. Aamino Cumar Jaamac

2. Abdulaahi Hussein Ali

3. Abdulaahi Cisman Ducaale

4. Abdulahi abyan nuur

5. Abdulahi Cumar Abshir Cumar

6. Ahmed Dhimbil Roble

7. Axmed Aadan Axmed

8. Axmed Aadan C/raxman

9. Axmed Xuseen Xasan

10. Busharo Cabdi Diriye

11. C/lle Xaaji Cali Axmed

12. C/naasir Gaarane mohamed

13. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim

14. C/qafaar Mohamed Oomar

15. C/raxman Maxamud Caateye

16. C/risaaq Daahir Maxamud

17. C/xakiim Cige Guuled

18. Caashakoos Maxamuud Cumar

19. Cabdalle Boss Axmed

20. Cabdi Xaashi C/llahi

21. Cabdirahman Ahmed Suge

22. Cabdullahi Qayad Barre

23. Cadar Abdi warsame *****

24. Caddo Maax Faarax

25. Cali Xasan Guyow

26. Cisman Cilmi Boqare

27. Dr Siciid Mohamed Ali

28. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur

29. Duniya Maxamed Cali

30. Faaduma Xasan Cali

31. Faduma Odowa Rageh

32. Faysal Cumar Guuleed

33. Gen Siciid Xasan Geedi

34. Ismaciil Xassan Jaamac

35. Jaamac Axmed Maxamed Muse

36. Jaamac Axmed Maxamud

37. Jamaal Xasan Ismaaciil

38. Khadar Biixi Caalin

39. Khadra Ahmed Ibrahim

40. Mahad Cabdalle Cawad

41. Mahad Mohamed Ducaale

42. Maxamed Axmed Gurxan

43. Maxamed C/laahi Kaamil

44. Maxamed Cabdi Xayir

45. Maxamed Cali Xagaa

46. Maxamed Ismaciil Barkhadle

47. Maxamed Xasan Aadan

48. Prof Ahmed Ismail Samatar

49. Ridwan Hirsi Mohamed

50. Sahro C/qadir C/raxman

51. Saynab Maxamed Caamir

52. Xiis Hassan Aadan

53. Xiis Muuse Cawl Cali

54. Xuseen Arab Esse Xayd

55. Xuseen Cabdisalaan

56. Yusuf Dirir Abdi

57. Zakariye Xuseen Aare

 

Afar Xildhibaan ayaa ka maqan D Group

 

 

 

 

D Group (M&M Sub-Clan)

 

1. A/weli Maxamed Cali Gaas

2. Aadan Sidiiq Maxamed

3. Abdi Barre Yusuf Jibril

4. Abdi Mohamed Ali

5. Abdirashid Mohamed Hidig

6. Abdirisak Osman Hassan

7. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif

8. Abdulahi Bile Nor

9. Abdulahi Haji Dayib

10. Abdulaziz Abdulahi Mohamed

11. Ahmed Ismail Mohamed

12. Ali Ahmed Mohamed

13. Asad Maxamed Yuusuf

14. Axmed Aabi Aadan

15. Axmed Cusman Ibrahim

16. Bare Ugas Geedi

17. C/fataax Nuur Mataan Cabdi

18. C/laahi Maxamed Ciise

19. C/llahi Maxamed Xirsi

20. C/llahi Xasan Rooble

21. C/llahi Yusuf Xasan

22. C/llahi Yuusuf Cali

23. C/nasir Maxamed Cabdulle

24. C/qadir Aden Nuur

25. C/rashiid Xaaji Deerow

26. C/raxman Xoosh Jibriil

27. C/waxid Cabdullahi Jama

28. Cabdi Cabdulaahi Maxamed

29. Dahir Haji Gelle Farah

30. Da’ud Abdikarim Sh. Omar

31. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi

32. Dr. Cabdi Cali Xasan

33. Dr. Cali Khaliif Galayr

34. Hamza Sh. Husen

35. Hassan Abshir Farah

36. Isse Mohamed Ahmed

37. Mahdi Ali Osman

38. Maxamed Axmed Maxamud

39. Maxamed C/lahi Xasan

40. Maxamed Iidle Geedi

41. Maxamud Cali Magan

42. Mohamed Abdi Yusuf

43. Mohamed Ahmed Kulan

44. Mohamed Ismail Shuriye

45. Mohamed Sh. Aden Hirale

46. Mohamud Hayir Ibrahim

47. Muse Ahmed Ismail

48. Muse Hassan Abdulle

49. Muse Sheekh Cumar Jiis

50. Nuur Faarax Jaamac

51. Prof. Mohamed Abdi Mohamed

52. Saado Cali Warsame

53. Saalax Axmed Xuseen

54. Sacdiya Careys Ciise

55. Saciid Abdulahi Mohamed

56. Sadiiq Abdikariim Maxamed

57. Sahra Jama Ali

58. Siyaad Maxauud Shire

59. Xuseen Khalif Jama

 

Laba xildhibaan ayaa ka dhiman D Group

 

 

H-Group

 

1. A/qadir Cosoble Ali

2. A/raxman Ibrahim Ali

3. Abdirahman Kulmiye Hirsi

4. Abdisamad Maxamud Xasan

5. Abdulkadir Mohamed Aden

6. Abdullahi Jama Hussein

7. Amina Mohamed Abdi

8. Axmed Geedi Jimcaale

9. Bashiir Addow Alassow

10. C/laahi Goodax Barre

11. C/laahi Maxamed Adan

12. C/llahi Ali Axmed

13. C/qadir Cali Cumar

14. C/qadir Macalin Nuur Maxamed

15. C/qadir Sheekh Xanafi

16. Caasha Xaaji Cilmi

17. Cabdi Axmed Dhuxulow

18. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame

19. Cali Nuur Xuseen Cali

20. Cali Yuusuf Cusman

21. Ciise Wehelie Maalin

22. Cismaan Maxamed Cabdi

23. Cumar Cali Nuur Cumar

24. Cumar Islow Maxamed Abukar

25. Cusman Xaaji Cali

26. Daahir Aamin Jeesow

27. Daahir Xasan Cabdi

28. Dr Khaliif Maxamed Xaaji Xasan

29. Hassan Macalin Maxamud

30. Jawahir Axmed Cilmi

31. Mahad Maxamed Salaad

32. Maryan Cariif Qaasim

33. Maxamed Abukar Islow

34. Maxamed C/laahi Xasan

35. Maxamed Cabdalle Faarax

36. Maxamed Hasan Ibrahim

37. Maxamed Maxamud Guure

38. Maxamed Maxamud Ibrahim

39. Mohamed Ahmed Nur

40. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow

41. Naciimo Maxamed Gacal

42. Nadifo Maxamed Osman

43. Nuur Iidow Beyle

44. Nuur Maxamed Xuseen

45. Qaali Axmed Diiriye

46. Sacdiyo Cumar Sheegow

47. Samira Xasan Cabdulle

48. Shuriye Mumin Afrax

49. Ubax Tahliil Warsame

50. Xalimo Xasan Cumar

51. Xasan Macalin Maxamed

52. Xasan Shiikh Maxamud Calasow

53. Yuusuf Geele Ugaas

 

Sideed xildhibaan ayaa ka maqan H Group

 

 

So far we know 250+MPS were present for the role call. We know atleast 252 casted their vote for the speaker

of parliament. At this time, no one can verify the accuracy of this list and its subject to change.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this