Sign in to follow this  
MoonLight1

Keep your mouth shut Mr President!

Recommended Posts

Madaxweyne Sheikh Shariif oo ka hor yimid in dad gaar ah la bar tilaameeysto si looga saaro liiska xildhibaanimada

Madaxweyne Sheikh Shariif Axmed oo kulan la qaatay ergayga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya, Augustine Mahiga ayaa u sheegay in qalad tahay in qof odayshaa dhaqanka Soomaliyeed soo xuleen in ay liiska ka saaraan gudiga dib u eegida xildhibaanada taana waxuu yiri in aysanba awood u laheen uusana dhigeynin heshiisyadii Garoowe 1 iyo 2

Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la qaadan karin in shaqsiyaad gaar ah la bar tilaameysto oo liiska laga saaro iyadoona sharci daro tahay buu yiri qof aan danbi lagu soo oogin in leyska xukumo oo liiska laga saaro

sharif-mahiga_1.jpg

Kulanka lagu falan qeynaayey xildhibaanda la soo celiyey oo u badan kuwa koonfurta Soomaliya ayaa waxay isku raceen Madaxweynah Soomaliya iyo Mahiige in ay la raaco heshiiskii Garoowe loogana danbeeyo xildhibaanada soo xuludooda Odayaasha dhaqanka lagana daayo fara galinta lagu haayo xildhibaanda ee la bar bar tilaameysanaayo Xildhibaano qaas ah oo odayaashoo soo xusheen

Hadalkaan mahiige iyo Sheikh Shariif ayaa ku soo aadayo Xildhibaano ay soo culeen odoyaasha dhaqanka dib loga saaray liiska laguna eedeeyey in ay hayeen hogaamiyasha dagaalka taa oo hada mooda in meesha laga saaray madaama aysan jirin cid si qaas ah maxkamad loo saaray oo danbiile iyadoona la sheegay Soomalida dhan in ay yihiin dagaal oogayaal madaama ay qaab qabiil isku dagaleen oo aysan jirin cid si qaas ah taa loogu eedeyn karo

Share this post

Link to post
Share on other sites

The guy knows he can not survive with an educated clean parliament. he want the likes of xaaraan kunaax, Yaloxow and Qanyare who will jump on his wagon to be elected as MPs.

Share this post

Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread moony i expected more from you, fahanka kugu yar, you do realise that these would never vote in favour of shariif, shariif miyuusan aheyn ninkii ragaan hub ku dhigis ku sameeye in 2006, muuse and qanyare who had more than 200 teknikos ayaa hal maalin doon ka raacay Liido, and you actually believe they'll vote for the man who ruined their business, adeer naga daa dee

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;857770 wrote:

Oba correction, Qanyare & co were disarmed by the maxaakim back in 2006, and by the time they came back to Muqdisho AY era the Ethios then Amisom made them toothless, marka naga daa sheekada ah shariif baa hubka ka dhigay. shariifka is messing things up by claiming these baseless claims on wich-hunt of certain groups.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;857770 wrote:
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread moony i expected more from you, fahanka kugu yar, you do realise that these would never vote in favour of shariif, shariif miyuusan aheyn ninkii ragaan hub ku dhigis ku sameeye in 2006, muuse and qanyare who had more than 200 teknikos ayaa hal maalin doon ka raacay Liido, and you actually believe they'll vote for the man who ruined their business, adeer naga daa dee

Sxb, people vote based on their interests.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia Sheikh shariif jailed their friend Maxamed dheere marku balaayo balaayo iska dhigay hadana Kenya uu jooga, so what interest is there, their candidate is Sakiin thats well known.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1....tan waa kaa hallawday. Aniga aragtidayda Shariif iyo Warlords isma jecla. Aala-Shiikh iyo Warlords heshiis ma ahan. Intii dowlad la dhisaayey sannadihii Shariif ahaa madaxweynaha hal warlord oo ka mid ah kuwii ugu caansanaa maku aragtay? Taas baa kuu daliil ah. Nimankii xildhibaannada ee Shariif Xasan ceyrin rabey markii ay madaxweynaha isku dhinaca ahaayeen waxaa hoggaaminayey warlords...Idaacadaha inay "Najis Najis dhalay ka lahaayeen rag ka mid ah marag baad ka tahay":D

Oba siduu sheegay Maxamed Dheere waa la xiray, Salaad Jeelle is anti-Sharif, etc.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;857787 wrote:

Abwaan ogow waxani waa siyaasad, "no eternal friend or enemy but eternal interest" shariif hadafkiisa koowaad iyo kiisa labaadba waa suu ku heli lahaa kursiga 4 sanoo danbe, haddii ibliis uu soo gali karo baarlamanka oo uu u balan qaado codkiisa shariifka wuu u doodi lahaa siduu kusoo galo baarlamanka. Marka shariifka wuxuu dareemay nimankii ballamaha ka qaaday oo irida lagu wada heysto.;)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Moon waa runtaa oo wuxu waa siyaasad laakiinse isaga ragga kulaylka ku haya waa Aala-Shiikh iyo rag lacag iyo magac qabiil ku faani rabey oo ku soo bixi rabey oo isaguna uu gadaal ka riixayey. Anigu sidaan qabo, ninka ka xumaaday in la saaray dagaal-oogeyaasha waa Shariif Xasan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;857790 wrote:

haye adiga waa booteyneysay xaley, maxaa xog ah ood heysaa?:)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...Moon, weli wakhti ma helin runtii. Warka iskama soo abuurto dee, fadhi-ku-dirirna ma tago. I try my best to get the most accurate update. Busy with work and tired lately. To be honest issues on Somali politics were not on the top of my list in the last few days, laga yaabee xitaa Illaa ciidda inaanan isku mashquulin. I am just reading comments over here. Adigu maxaad haysaa? Mooge ayaantaan waa la waayey isagana, malaha dhexdhexaadin arrintii kuraasta baarlamaanka ayuu ku maqan yahay.:D

Moon, I enjoy being dhexdhexaad on the current top leaders issues. Of course I still support Dr. Bashir Loyan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this