Sign in to follow this  
Showqi

Aawey Maaddeey

Recommended Posts

Wadaadadeena hore ma diidin laakiin si kale u micneysteen xadiiska, taas oo ah waraabaha iyo yeeyga Soomaaliya laga helo wuu ka duwanyahay kan Carabta cuni jireen oo ahaa mid aan noolaha cunin hence its hilib xaaraan u ahaa.

 

I believe them than Barbaartaan wareersan maanta socoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa u cadeeyay wadaadadeenii hore in Waraabaha Somalia laga helo uu kaduwanyahay kan lagahelo Sacuudi Arabia? Ani waxay ilatahay waxay ku base-gareeyeen dhaqankeena oo way u cuntami waysay Waraabe Somalia laga cunaayo taasna diin ma noqon karto maxaa yeelay rabitaankaaga ama nacaybkaaga kumatiirin kartid mas'alo islaami ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer.

 

Many Scholars including Abu Haneefah, Maalik and ath-Thawree have prohibited the eating of hyena based on this hadith:

 

Ibn Abbas reported that Allah’s Messenger (may peace be upon him) forbade (the eating) of all the fanged beasts of prey, and of all the birds having talons. [sahih Muslim, Book 021, Number 4754]

Xigasho

 

Is hyena a fanged beast or not?

 

Marka ha deg degin, it is not black and white. Umul aragtidiisa dhiibtay, it is not like the final decision rests on him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan kawadaa maadaama wadaadadeenii ay madhabta shaafici raacsanaayeen oo adkeed inay ku khilaafaan any mas'alo , maxaa keenay inay tan ku khilaafaan? Taa waxay kutusaysaa inay dhaqan ahaan u cuntamiwaysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Waawareey, Soomaalida madhabka ay haystaan waakee??, Culimadeenna hore madhabkee heysteen?, Saxib Shaaficiyyah waaye culimadeenna, Shaaficina wuxuu ahaa Sheekha Axmed Ibn Xambal, markaa ma waxaad leedahay madhabkeenna aan ka tagno oo kan Xambaliga aan aadno oo ahaa arday!?. By the way Xambali Sacuudiga aa laga heystaa!. teeda kale wax aadan aqoon u lahayn iska dhaaf waa ku wareeree, wararka & waxaas google-ka ka raadi ama wax wax kaaga billaaban yihiin, fiiri qaladkaad gashay durbadiiba:

Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas
Xambali
and others waa xaaraameeyeen.
Is Imaam Xambali against diinteena
? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer.

Xambali nin la yiraahdo maba jiro ee madhabka Axmed ayaa la yiraahdaa: Xambali!, teeda kale Axmed Shaafici ayuu ku raacsanyahay inuu bahalku banaanyahay!, isla source-gaaga aad halkan ku soo qortay baa sidaa u qoran!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Kadaafi above ayaa ka sii daray and peppered his post with lots of buzz words such as ijmaac, ijtihaad and that phrase most beloved of ignorant westerners; WHAABI! Yet, he still ignored the fact that three of the main sunni madhabs consider the eating of the waraabe meat xalaal.

 

It's real sad when one confuses the faith as some sort of pillar of nationhood rather than something that transcends all. Waxaan o maleenaya kitaabko hadoo af somali ku dagi laha, qaar ayaa hada Kismaayo "mayonnaise-kooda" la ordi laha. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ qaladkaaga ma qiratay horta?.

 

NGONGE, sax qadaafi maba kala jecli, oo isagu google-kaba ma isticmaalin oo maskaxdiisa ayuu waxan ka keensaday ee kan dhanee mod-ka ah ee quality-ga meesha inuu hagaajiyo la rabay ee haddana inta badan isaga plunder hagaajinaaya!.

 

Ps. MMA, next time aad carab wax ka sheegeysid xusuusnoow in suubanaha (as you would like to call him) is himself ana arab, wixii aad ka sheegto carabta asna waa ka sheegtay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this