Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Mac Sonkor ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga helaa

Recommended Posts

Share this post


Link to post
Share on other sites
aero   

At least set a darn warning. Acudubillah.

 

This article and the pictures that accompany it is not for the faint of heart.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Oba, I cant watch it. I have a full stomach and I don't want to risk loosing my afur on the laptop. sorry sxb. another time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

SubxaanAllah, Ilaahoow dadkaan Soomaaliya ka qabo, waxa jirkooda sidaas u googooyey bay la damacsanaayeen inay shirka gudihiisa ku qarxiyaan. Ilaah baa mahad leh inaysan taas ku guuleysan and Kudos to the ciidanka ammaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol laakin niman xoog isku dayay iney ku jiidhaan bar-kontrollka miyeeysan aheyn wax laga shakiyo, kudos to ninkii fashiiliyay, nin lagu seexdoow ha seexan,xil baad sidaa ha seexan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jidad badan ayaa u banaanaa askarta, ma aha oo qudha in qoriga lagula boodo ruuxa. Midda kale Soomaaliya hada cadaalad la taaban karo kama jirto oo "ciidamaddu" waxay u target garayn doonaan cidii ay ka heli waayaanba with impunity.

 

Hadaad maanta amar igu siiso inaan dilo cidaan ka shakiyaba barri iguma dacwayn kartid inaan ruux maskiin ah dilay, mise addigu Shabaab oo qudhaa kuu cad oo wixii la dilaba waa nasiibkood?

Share this post


Link to post
Share on other sites

jidad badan aa ku banaan kuye kaalay maa waalatay sxb raggan explosive ayaa jirkoodi dhan ku xireen kawaran hadii aad istaajisid oo isku kaa qarxiyaan kawaran fantasy baaku nooshahay duqa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this