Sign in to follow this  
Saalax

Cali Xaamud Jibriil: Lagama Yaabo In Mar Kale Somaliland La Midowdo Somalia

Recommended Posts

Saalax   

Hargeisa(DNS)-Iyadoo haatan wadahadalo u socdaan Xukuumada Somaliland iyo dowlada Somalia oo ay ka wada hadlayaan arimo badan ayaa Xukuumada Somaliland waxay sheegay in aanan laga yaabin in ay la midoobaan Somalia inteeda kale.

 

Arintaan ayaa waxaa ka dhawaajiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cali Xaamud Jibriil oo la hadlay warbaahinta la hadalayey madax banaana

Wuxuu sheegay in marnaba aysan la midoobeen dowladda Soomaaliya islamarkaana Jamhuuriyada Soomaaliland ay tahay dowladd madaxbanaan .

 

Sidoo kale Wuxuu sheegay Cali Xaamud Jibriil in gooni isku taiga jamhuuriyada Somaliland ay tahay mid lama taabtaan ah, taahan aysan Somalilandna diyaar u ahayn in ay arintaasi gor-gortan ay ka gasho.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ayaa wuxuu carabka ku dhuftay in dowlada Soomaaliya iyo Xukuumada Somaliland ay kawada hadlayaan oo kaliya sidii nabad loogu wada noolaan lahaa iyo sidii looga shaqayn lahaa hormarka Gobolka geeska Africa.

 

July 24, 2012

 

DurdurNews

Share this post


Link to post
Share on other sites

this best policy for somalis to be apart since they can't live together.Nothing more disasters than going with something that not only didn't work but end with the destruction seen today for last 20 + yrs.You can have peace when mind your own business.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

burahadeer;852741 wrote:
this best policy for somalis to be apart since they can't live together.Nothing more disasters than going with something that not only didn't work but end with the destruction seen today for last 20 + yrs.You can have peace when mind your own business.

 

True.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this