Sign in to follow this  
Abwaan

Musharrax Madaxweyne ayaa noqotay labada kelmadood oo Soomaalida dhegahooda beryahan ku soo dhacaya.

Recommended Posts

Abwaan   

Shakhsiyaadka sheeganaya inay musharraxiin u yihiin jagada Madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maalin walba soo koraya. Waxaana sidaan aaminsanahay loo kala saari karaa: Kuwo ay dhab ka tahay oo loo qaateen ah, kuwo jagooyin kale sida wasiir, xildhibaan, agaasime iwm raadsanaya oo jid ay u maraan ka dhiganaya musharraxnimada, kuwo ku xumaynaya shakhsiyaad ay isku beel yihiin oo isbaaro u dhiganaya ama ay canaad ka tahay, kuwo lacago kaga uruursanaya qabaa'illadooda amase asxaabtooda, kuwo qarwaya oo waxay ka hadlayaan aanba ogeyn. Waxaa xusid mudan in inta aan la socdo ee musharrax sheeganaya ay yihiin rag marka laga reebo hal haweeney ah oo aan maanta ka akhriyey shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, haweyneeydaasoo sida la sheegay ku nool dalka Finland.

Bal haddii ay suurogal tahay si loo tirakoobo qof walbow halkaan ku soo xoor musharraxii aad aragtid amase maqshid is-sharraxiisa.

Mahadsanidin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this