Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The 23rd Anniversary of Jazeera Massacre

Recommended Posts

gooni   

Carafaat;851405 wrote:
Tallaabo, this massacre was committed by some military officers who got an order from (Canjeex or Maslax Siyaad Bare). Both were high officials from the old regime and therefor It has nothing to do with Koonfurions. If you want to clanize this crime against humanity, atleast be specific and say it was committed by some men from the Gedo clan.

Ma adigaa la joogay markay order' ka bixinayeen?

AUN intii dhimatay sheekadaan in film laga sameeyo ayay ahayd si mujaahidiinta mar walba loo xasuusto

Share this post

Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Allaah yaa rahma raximiin

to all those who perished in the hands of tyrany, a tyrany that was defeated and destroyed by those xaq u dirir somalilanders who stood up this war machine that was hell bent on the destruction and massacre of whole section of what used to be called somalia once apon a time. people whose crime was simply because they from that region.

History is written by the victors

and history shall judge those who perpetuated this henious crimes harshly. this was and will always be a black day for us and it will always be a reminder for you shall learn from history if it is not to be repeated again. hence the slogan "never again" that you will hear from somalilanders young and old.....

never again shall we put our destiny in the hands of those whom history has judged as failure in all aspects. indeed never again.

Share this post

Link to post
Share on other sites
LANDER   

Qudhac;851871 wrote:

Well said.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;851756 wrote:
Ma adigaa la joogay markay order' ka bixinayeen?

AUN intii dhimatay sheekadaan in film laga sameeyo ayay ahayd si mujaahidiinta mar walba loo xasuusto

Gooni, waa su'aale ma fiirsatay muuqaal waraysi ah oo Canjeex uu soo bandhigay dhawr sani ka hor oo uu eedayn iska fogeeyey uuna farta ku fiiqay Maslax iyo rag kale? Si daacad ah aan u wada hadalno, haddii la is weydiiyo hebel markuu amarka bixinayey ma joogtey wax badan baa dib loogu noqonayaa sow maahan. Ujeeddadaydu ma ahan inaan cidna eedaynayo ee dooddaada ayaan rabey inaan falanqeeyo iyo cidda aad is leedahay eeddan si gaar ah way u leeyihiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Abwaan;851969 wrote:

Ramadaan kariim sxb

Qof kastaa su'aal buu leeyahay uu kaligiis ka jawaabayo markuu alle oofsado

Cidna difaaci maayo runtii balse wax walba waxay leeyihiin xaqiiq carafaat toos buu u magacaabay cidii ka danbaysay xasuuqaas haduuba jiro, sabata aan u weydiiyayna waa taas kutiri kteen lama rabo iyo hebelbaa iska riixay,,evidence he catch the tail of the tiger.

Tan xasuuqa soomaali baan nahay meel walbana xasuuq baa ka dhacay ma nihin israel doonaysa pilot ku dhacay 30 sana ka hor lubnan lafihiisi qayb yar oo ka mida.

Tuaale hadii roob yar ku da'o gurigaaga xamar lafo dad buu soo saarayaan lamana yaqaan cid ay yihiin iyo cidii xasuuqday inaad tiraahdo un reer hebel baa ka danbeeyay moyee waana arinta ugu wayn oo dustuur loo samayn la'yahay in katoo labada dagaal kala duwan yihiin hadana wuu sheegay cumar inuu la nolaa dafle sugina waayay inta baaristu socoto baqdin darteed reerkiisuna dhuumasho ku saareen asagoon wax danbi ah lahayn.

Hadal badan barako ma leh nadaam kastaa oo kali talis ah xasuuqbaa ka dhaca nadaamkii horee ee soomaaliya khalad waa galay balse waxba ma samayn markaad ag dhigto suuriya liibiya yamen shacabkii carabtu waa horeey ka tageen quburihii intii xorowday waxayna ku mushquulsan yihiin inay ku noolaadaan midnimo, nabad, iyo barwaaqo. meesha snm ku mashquulsan tahay in lasoo qufo lafo iyo waxaan saas usii buurnayn iyo mujaahidka dhididka ha laga tiro.

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;851984 wrote:
Ramadaan kariim sxb

meesha snm ku mashquulsan tahay in lasoo qufo lafo iyo waxaan saas usii buurnayn iyo mujaahidka dhididka ha laga tiro.

people don't,won't & shouldn't forget the ugly stuff that this is.There were battles both sides died & no one hung up on that but this one and the likes will for ever be remembered for atleast those who care ..this should never eva happen again.Things like these is one of the reasons that one somalia couldn't succeed so far & is very unlikely it will eva.

Imagine 50 clan memmbers done to this by the gov't and in the capital.It was one of those tragedies Siyaad lost the war.That's when U.S cut all foreign aid.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;851984 wrote:
Ramadaan kariim sxb

Qof kastaa su'aal buu leeyahay uu kaligiis ka jawaabayo markuu alle oofsado

Cidna difaaci maayo runtii balse wax walba waxay leeyihiin xaqiiq carafaat toos buu u magacaabay cidii ka danbaysay xasuuqaas haduuba jiro, sabata aan u weydiiyayna waa taas kutiri kteen lama rabo iyo hebelbaa iska riixay,,evidence he catch the tail of the tiger.

Tan xasuuqa soomaali baan nahay meel walbana xasuuq baa ka dhacay ma nihin israel doonaysa pilot ku dhacay 30 sana ka hor lubnan lafihiisi qayb yar oo ka mida.

Tuaale hadii roob yar ku da'o gurigaaga xamar lafo dad buu soo saarayaan lamana yaqaan cid ay yihiin iyo cidii xasuuqday inaad tiraahdo un reer hebel baa ka danbeeyay moyee waana arinta ugu wayn oo dustuur loo samayn la'yahay in katoo labada dagaal kala duwan yihiin hadana wuu sheegay cumar inuu la nolaa dafle sugina waayay inta baaristu socoto baqdin darteed reerkiisuna dhuumasho ku saareen asagoon wax danbi ah lahayn.

Hadal badan barako ma leh nadaam kastaa oo kali talis ah xasuuqbaa ka dhaca nadaamkii horee ee soomaaliya khalad waa galay balse waxba ma samayn markaad ag dhigto suuriya liibiya yamen shacabkii carabtu waa horeey ka tageen quburihii intii xorowday waxayna ku mushquulsan yihiin inay ku noolaadaan midnimo, nabad, iyo barwaaqo. meesha snm ku mashquulsan tahay in lasoo qufo lafo iyo waxaan saas usii buurnayn iyo mujaahidka dhididka ha laga tiro.

Ramadaan Kariim gooni. Waa dhab in laga gudbo ayaa habboon wixii dhacay, meel kastana dhib waa ka dhacay. In mid keliya la buunbuuniyana waa waxa meesha na dhigay. Haddii aad aragto comment-kii hore ee aan ka bixiyey wuxuu ahaa in dadkaas walaalaheen ah ee xaqdarrada ku dhintay ay la mid yihiin dadka Soomaaliyeed ee xaqdarrada u dhintay meel walba oo ay joogaan, xilli walba ee ay dhinteen iyo qabiil kasta ee ay ka soo jeedaan. Haddii aan la kala roonaan roob ma da'o, haddii dad naga mid ahi ay siyaasadda qurxiskeeda moodeen in xasuuqyada Soomaaliya ka dhacay kala fiican yihiin waxa keliya oo aan dhihi karnaa Ilaah haka daweeyo waxa haya.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

burahadeer;852023 wrote:
people don't,won't & shouldn't forget the ugly stuff that this is.There were battles both sides died & no one hung up on that but this one and the likes will for ever be remembered for atleast those who care ..this should never eva happen again.Things like these is one of the reasons that one somalia couldn't succeed so far & is very unlikely it will eva.

Imagine 50 clan memmbers done to this by the gov't and in the capital.It was one of the things Siyaad lost the war.That's when U.S cut all foreign aid.

burhadeer I think most of SOLers waa isku raaceen inay dhibaatadani ahayd mid xanuun leh, adigana waxaan kaa codsanayaa dhiigga Waqooyiga Soomaaliya maantadan ka dhacay in wax laga qabto. Ka soo qaad gooni, Aniga iyo adiguba waxaa laga yaabaa inaannan wakhtigii arrintani dhacday awooddeeda lahayn, maantase laga yaabo in xaalladdu ka duwan tahay oo masuuliyad naga saaran tahay intii awooddeenna ah inaan dedaalno oo dhibka Hadda Soomaaliya meel walba ka jira loo guntado sidii wax looga qaban lahaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
burhadeer I think most of SOLers waa isku raaceen inay dhibaatadani ahayd mid xanuun leh' date=' adigana waxaan kaa codsanayaa dhiigga Waqooyiga Soomaaliya maantadan ka dhacay in wax laga qabto. ']

agree solution be found for everywhere but this you picking has no such scale or anywhere near it.What been done to hargeisa,burao & all the people in the north neva happened here unless ofcourse someone insists it did take place.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

burahadeer;852032 wrote:

Burhadeer, what happened in Southern Somalia over the last 24 years did not happen anywhere else in Somalia. You went back to your house and might have been living there but many have not, taas xisaabta ku dar. Many are still fleeing, you and others are not. This thing have no end as it affected everywhere and everybody.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this