Sign in to follow this  
Somalia

Djibouti Wants Its Troops in Kismayo

Recommended Posts

Somalia   

Warar kasoo baxaya kulamo dhexmaray hogaanka dowlada Jabuuti iyo hogaanka ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM ayaa sheegaya in looga hadlay qorshaha bilaha soo socda ee AMISOM dooneyso inay ka fuliso koonfurta dalka Soomaaliya.

Dowlada Jabuuti oo ayadu hada kamid ah wadamada ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya, ayaa horey hal bataalyan ugu soo dirtay magaalada Muqdisho, ciidamadan ayaa la qorsheenayaa in dhawaan tiradooda sare loogu sii qaado.

 

Warar horudhac ah oo kasoo baxaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in ay jiraan qorshayaal ay doonayaan hogaamiyaasha militari ee AMISOM inay kala tashadaan madaxda wadamada Ugandha, Jabuuti, Kenya, Burundi iyo Siera leon qorshaha militari ee AMISOM dooneyso inay kula wareegto gobolo kamid ah koonfurta Soomaaliya.

 

Horey ayey hogaamiyaasha wadamada ciidamada usoo diray dalka Soomaaliya ugu heshiiyeen in ciidamada Kenya lagu daro AMISOM, isla markaana ciidamada cusub ee ka imaanaya wadamada Afrika la geeyo goobaha cusub oo ay la wareegaan ciidamada AMISOM, si ciidamada Burundi iyo Ugandha oo ayagu horey muddo u joogay Muqdisho ay noqdaan kuwa sii jooga magaalada Muqdisho oo ay wax badan ka fahmeen dhanka difaaca iyo hawlgalka militari, halka goobaha ama magaalooyinka cusub ay la wareegayaan ciidamada cusub ee AMISOM.

 

Todobaadkan ayaa Afhayeenka ciidamada AMISOM loo magacaabay Cali Aadan Xaamud oo ah sarkaal kasoo jeeda dalka Jabuuti, kaasi oo xilka kala wareegay Col.Paddy Akunda oo asagu kasoo jeeday dalka Ugandha.

 

Dowlada Jabuuti oo ayadu ciidamo kooban ka joogaan dalka Soomaaliya, ayaa hada dooneysa kaalin muuqata inay ka hesho hawlgalada Militari ee AMISOM, iyo goobaha gacanta lagu dhigayo.

 

Horey ayey itoobiya iyo Kenya isugu afgaran waayeen hawlgalada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, taasi oo keentay in dowlada Meles zenawi ee Itoobiya diido in ciidamadeeda kamid noqdaan AMISOM, halka Dowlada Kenya ay ku biirtay AMISOM si ay ugu fududaato sharciyan inay la wareegto magaalada Kismaayo ee ah fariisinta ugu weyn ee Al Shabaab.

 

Dowlada Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa inay ayaduna hada daneenayso in ciidamadeeda la geeyo magaalada Kismaayo marka ay halkaasi AMISOM la wareegto, arrintan ayaa la saadalinayaa in dowlada Faransiiska ay kala talisay hogaanka dalka Jabuuti.

 

Dowlada Kenya ayaa ayaduna todobaadkii hore sheegtay inay heshiis batrool la gashay shirkada Total ee laga leeyahay dalka Faransiiska inay baaritankaasi ka sameyso biyaha ay isku heystaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Arrintan ayey dowlada Federaalka Soomaaliya walaac weyn ka muujisay.

 

Macada in dowlada Kenya iyo Jabuuti dhexdood heshiis ka gareen inay wada maamulaan magaalada Kismaayo, halka aan la ogeyn siyaasada Ugandha ee ku adan Kismaayo maadaama ay tahay dowlada ay ciidamada ugu badan ka joogaan dalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Axmed ayaa asagu xiriir dhaw laleh Madaxweynayaasha labada dowladood ee Jabuuti iyo Ugandha, ayadoo xiligan ay gebo gebo tahay wakhtiga Dowlada Federaalka ayaa waxaa jira dhaq dhaqaaqyo badan oo ay hogaanka AMISOM sameenayaan si ay wadamada AMISOM kamid ah isugu afgartaan qorshaha bilaha soo socda ee ku aadan dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is simply the last game in the puzzle, it will make or break the larger vision of Somalia, a vision that far outweighs the games being played today, one must look beyond the horizon to understand this one.

 

Do you agree Mr ElPunto, I hope you don't think there's an interest in this matter as a person from Puntland?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Make or break? I don't think there is much signficance to capturing Kismayo whoever does it. But increasingly I feel AMISOM is more trouble than it's worth. Sadly - al kabaab keeps the whole thing going on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   
I feel your pain, but I hope they reach it sooner rather than later to free the people from the shackles of Al-Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia challenges Kenya over oil blocks

 

Sunday, July 08, 2012

By Kelly Gilblom

 

 

NAIROBI, July 6 (Reuters) - Somalia's government accused Kenya on Friday of awarding offshore oil and gas exploration blocks illegally to multinationals Total and Eni because the concessions lie in waters claimed by Somalia.

 

The spat between Kenya and its war-ruined neighbour could complicate the hunt for resources along a part of the East African coastline, rapidly emerging as one of the world's hottest oil exploration prospects.

 

Somalia's deputy energy minister, Abdullahi Dool, said contracts awarded for four blocks in deep waters were invalid and the government planned to complain to the United Nations, which oversees maritime border laws.

 

"We are concerned about the lease of blocks," Dool told Reuters. "I am sure we will lodge complaints."

 

The blocks are among seven awarded by Kenya last week, three of them to Italy's Eni and one to France's Total .

 

They lie in an area long contested by Kenya, East Africa's biggest economy, and Somalia, wrecked by more than two decades of civil war, split between an interim government and Islamist rebels and serving as the main base for Indian Ocean pirates.

 

Kenya rejected the accusation that ownership of the blocks was contested and said there was no need to hold up exploration.

 

Kenya's first major oil discovery in March has raised expectations of more to come.

 

"Saying these are not Kenyan blocks is like saying we don't have a full-fledged government, like we are a banana republic," petroleum commissioner Martin Heya said.

 

An Eni spokesman said the company would not comment on the challenge to its rights to blocks L21, L23 and L24. Total, awarded block 122, did not respond to requests for comment.

 

Kenya says the maritime boundary, over which there is no formal agreement, should run due east from the point at which the land border meets the coast, like the maritime boundaries of other countries along the coast.

 

Somalia says the boundary should extend perpendicular to the coastline, giving it a big chunk of the waters claimed by Kenya.

 

The dispute mirrors those in other parts of Africa where resources straddle boundaries that were first drawn only vaguely by colonial era map makers.

 

Kenya and Somalia signed a memorandum of understanding in 2009 that the border would run east along the line of latitude, but Somalia, which has lacked an effective central government since 1991, then rejected the agreement in parliament.

 

The quarrel over the oil blocks strains otherwise close ties between Kenya and the Somali government. In fact, Kenya sent troops into Somalia last year to hunt down the Islamist al Shabaab rebels who control swathes of the country.

 

Joshua Brien, a legal adviser with the Commonwealth Secretariat who is advising Kenya on the matter, said no legal boundary can be established until both governments sign a U.N.-approved agreement or move the issue to an international court.

 

"It's not impossible they could come to a resolution, but the situation in Somalia is so uncertain," Brien told Reuters by phone from London.

 

An added frustration for Kenya is that it cannot extend its claim to the continental shelf beyond its 200 nautical miles (370 km) of territorial waters until the border spat is resolved. That holds up the award of more exploration licenses. (Editing by Richard Lough and Matthew Tostevin)

Im worried about this matter son, right now the only one who can prevent this is Al shabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

It makes no difference on the matter of Kismayo. Kenya has a navy, Somalia does not, if it wants to occupy the sea it could, it has no need to go on land where it will lose public support. The issue on land is difference and has to do with creating a buffer zone for its own economical development.

 

The longer AMISOM waits to take Kismayo, the more time they will have to explore cause the presence of Al-Shabaab prohibits the restoration of peace and a functioning government.

 

"Saying these are not Kenyan blocks
is like saying we don't have a full-fledged government, like we are a banana republic
," petroleum commissioner Martin Heya said.

This is a jab at Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia if the kikuyos captures Kismayo they will create a '' buffer zone'' markaas bey bilaabayaan oil drillings laakin intii wiilasha shababka meeshaas joogaan dhici ma karto waayo al shabaab wey weerari doontaa, marka kenya ujeedada ay uu joogaan jubboyinka maha arimo ku xiran '' nabadgelyada''.

 

Siyaasadda fahan waryaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this