Sign in to follow this  
mahad yare

Al Shabaabow san baan ku danbeen

Recommended Posts

Abwaan   

Maaddeey, qoladan markaad leedahay magacooda maad ugu yeertid? Midda kale Ciidanka dowladdu suuq, shir iyo masaajid iskuma qarxiyaan dadkana mallaayaan, gabdho la soo xoogey ma guursadaan, dadka masaajidka ka soo baxay madaxa kama toogtaan, Shabaabna intaasba way sameeyaan ee car diid!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;848905 wrote:
Maaddeey, qoladan markaad leedahay magacooda maad ugu yeertid? Midda kale Ciidanka dowladdu suuq, shir iyo masaajid iskuma qarxiyaan dadkana malaayaan, gabdho la soo xoogey ma guursadaan, dadka masaajidka ka soo baxay madaxa kama toogtaan, Shabaabna intaasba way sameeyaan ee car diid!

I'm taking bets he'll deny them; ten shillings, who's in?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

The-freeman;848923 wrote:
I'm taking bets he'll deny them; ten shillings, who's in?

Freeman knowing Maaddey , he won't deny or admit anything, but he will simply make excuse for Al-Shabaab and then he will counter attack Abwaan`s aligation..;) anigana toban shillin ayaa iga sharad ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Maaddey, you represent what Allah said in this verse.

 

And when it is said to them: "Make not mischief on the earth," they say: "We are only peacemakers*." [Quran2:11]

 

*Setting things right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Maaddeey;848993 wrote:
Taas noogu kaadi Showqiyow, mowduuca wejiga ka hadal, weliba su'aasha aan ku weydiiyey.

Maaddeey;848904 wrote:
Showqi, xataa anta?. War heedhe waxaad shabaab ku heysato maxay qoladan aad taageersan tahay u sameeyaan?. Hadey saxan yihiin shabaabna waa saxan yihiin and vice versa.

Maaddeey, sxb marka hore raali noqo. Su'aashan wey i dhaaftay oo maan arag maadaama ay baalka hoostiisa ku taalay (waan ilduufay). Al Shabaab waji-qariskooda waxaan uga soo horjedaa laba arimood:

 

The first one is Accountability. Hadii askari Al-Shabaab ahi uu khalad sameeyo amaba uu dambi ka galo shacabka waxaa wanaagsanaan lahayd in shacabku ay tilmaami karaan qofkaas amaba ay magaciisa oo saddexan sheegi karaan. laakiin Al-Shabaab afkii baa u duuban 24/7 even when they are conducting the simplest task like patrolling the streets, so I don't trust them "Wixii la qariyo qudhun baa ku jira"

The second one is a fear that I have. I feel when Al-Shabaab cover their face they made the criminals easy to dress up like them, cover their faces and commit a horrible crimes to the innocent civilians.

 

I support the Alpha Group to cover their faces but only when they are conducting a dangerous task. Don't get me wrong even though I support the Alpha Group I still want them to carry some kind of Identification like a Badge number so we can identify in case an Alpha soldier misbehaves.

 

PS. Maaddeey I always mentioned that the Alpha Group needs to wear a badge numbers here is the proof http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65265-Robots?p=835960&viewfull=1#post835960

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this