Sign in to follow this  
mahad yare

the three presidents of somalia met in Dubai

Recommended Posts

Shir caalami ah oo looga hadlayo Arimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka kana laguna soo gabagabeeyey maanta Dubai ayaa kulan kooban oo sadex gees ah wuxuu dhexmarey Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah Shariif Sheikh Axmed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Faroole iyo Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

 

Kulankaan ayaa ka dhacay qol ka mid ah Hotelka Shirka Caalamiga ahi ka socdey waxayna Masuuliyiintu wada saxiixeen Afar qodob oo aan wali la shaacin, qodobadaan lama sheegin waxa ay ku saabsan yihiin, dhowaanse ayaa warbaahinta Puntlandi idiin soo gudbinayaan qodobada la wada saxiixey.

 

Dhinaca kale shirkaan looga hadlayey Arimaha Burcad Badeedka oo socdey mudo labo cisho ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay Sadexdaan Masuul iyadoo isna lagu gaarey heshiis ku saabsan ladagaalanka Burcad Badeedka, waxaa shirkaan kasoo qayb galay ugu yaraan 40 Dal, wuxuuna ahaa shir horey loogu balansanaa.

 

Faahfaahin buuxda goor dhow ayaan idiinsoo gudbineynaa ee haka dheeraan Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;846264 wrote:
President of Somaliland and president of Somalia met not sure about taxi driver Faroole.

after 20 years of self delusionalism, the failed enclave met their school teacher president. great accomplishment. ;) still Faroole says no. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this