Sign in to follow this  
Maaddeey

The news they don't want you to know...

Recommended Posts

Abwaan   

Maaddeey;849275 wrote:
Sacuudiga waa waddan barakeysan, xamaalina waa shaqo sxb, at least ani xoolo dadow Angola ugama shaqeysto!
;)

lol Angola........Sucuudigu waa barakaysan yahay oo waa run waxna kama sheegin taas, shaqana ceeb maahan. War xoolihii Sucuudiga ma soo dhaafin 80skii, ICRC baa beddeshay and its contracts iyo lacagtii ina D**l**f, mise way dhammaatay taas?:D Where is he horta? Isagu Angola waa ka dallacay miyaa? Brazil buu gaarey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ saan kuu aqaan ma ka yaabtay, mawduuca yeynaan ka bixine:

 

- Dhallinyaro 10,000 kor u dhaafay oo 4ti maalmood ee ugu dambeysay askarta "tfg"-du soo xir-xirtay, tolow maxaa lagu maagay?, jawowda waxaan ka sugeynaa taageerayaasha indhaha iyo dhegaha la'!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol...Maaddeey bahasha naga kala yaree, laba EBER maa gadaal uga dartay kun xitaa waa loo qaateen in la xiree? Xabsi xitaa malloo hayo intaas...any other breaking news from Tora Bora iyo Ceel-Qooxle?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol....Angola beel, waryaa I wish inaan Angola joogi lahaa, lacag baanba ka dhergi lahaa! Adiga Brazil baad M D**l**f wakiil uga tahay miyaa bal warka na sii? Universal TV ma Shabaab baa kireystey mise waad qabsateen war aad ku faraxdaan hadduuba soo deynayo, illeen meel aad nabad ku mari kartid maanta Soomaaliya kuma taallee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ma ka soo tagtay?, last time I knew, qaraabadaad shilinba toban shilinaa fuuleyso aad lahayde!.

Xaggeen kula joogaa hadda?.

Magacaan baas eed censor-tay xow ahaay, baraka (ma) beele?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Askarta "dawladda" oo dad rakaab ah rasaas huwiyey, ma la soo qabtay?.

 

Ps. Showqi, see?, I fulfilled your wish!. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

- Xuddur oo gacanta dhallinta gashay.

 

- Maareeyada garoonka Muqdisho oo la dilay.

 

- mareykanka oo drones (abtiyaaro- aabiteey) ugu deqday Amisom.

1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol@Maaddeey waa ciyaalka caafadda....At least aabiteey keligeed buubayso oo warqadda ka caqli roon baa la siiyey, wax badanna joogi karta oo shaqo mug leh qaban karta. Intay saaxiibbadaa aabiteey moodaan bay isku dhigi doonaan markaas baa gantaal badda ka soo dhacay madaxa kaga fariisan karaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this