Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Armed Forces Drive Out Somaliland From Tukaraq

Recommended Posts

Dr_Osman   

War deg deg ah—— Ciidamada Puntland oo si xoog ah uga saarey Tukaraq maleeshiyaadkii saaka qabsadey

Posted by Pi on June 16th, 2012

 

Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigey Magaalada Tukaraq, Ciidanka Puntland ayaa si xoog ah uga saarey Maleeshiyaadkii saaaka qabsadey magaalada, waxaana sida wararku sheegayaan Ciidanka Puntland ay magaalada u dhaafeen dhinaca kale.

 

Saaka waabarigii ayaa Ciidankii magaalada joogey ee Khaatumo ay magaalada baneeyeen, waxaana si tartiib ah usoo galay Maleeshiyaad ka amar qaata Hargeysa balse deegaan ahaan Reer Laascaanood ah, lama oga sababta keenety in Khaatumo ay baneeyaan magaalada ka dibna ay Ciidanka uu hogaansho Mahad Cambaashe u qabsadeen.

 

Sida aan warar hoose ku helney Kusimaha Madaxweynaha Puntland jen. Cabdisamad Cali Shire iyo Taliyaha Ciidanka Puntland Siciid Dheer waxay saaka waabarigii wada yeesheen kulan degdeg ah oo albaabadu xiranyihiin, wuxuuna taliyaha ku amrey in Si deg deg ah ay Ciidan Xoogan ugalaan Tukaraq.

 

Xaalada Tukaraq ayaa iminka degan, saacadihii lasoo dhaafay ayaa isgaarsiinta magaaladu go’ neyd, sidaas awgeed lamakala xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dib usoo celinta Tukaraq.

 

Puntlandi.com kala soco wararka rasmiga ah ee xaalada Tukaraq

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

uchi;842272 wrote:
You are too much DR, but welcome back nevertheless~

His first reaction after 15 post in his tr lol

 

Waryaa warkaad wareejinaysaa ma tuulada caasimadaadda ugu xigta ee tuka raq ee ay ciidanka SL kuu qabteen ayaad ku faanaysaa.

 

Tuka raq waxay gacanta ugu jirtay Pl waxa ka qabsaday Khatumo reer khatumana waxa ka saaray SL sidaad adigu noo sheegaysid hadana waxa ku soo noqday kuwii hore u joogay.

 

Tuko raq waxa u jirtaa garoowe DR noo sheeg 25 to 30 km. Kama xishoonaysid inaad waxan oo wara aad sheegsheegtid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this