Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former President Daahir rayaale takes his position as the legitimate chairman of the UDUB party

Recommended Posts

Guddoomiyaha Xisbiga UDUB oo si rasmi ah u laalay Murashaxnimadii Jamaal Cali Xuseen

 

June 5th, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Gurigiisa waxa uu ku laalay murashaxnimdii madaxweynaha ee Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen. Waxaanu ku dooday in murashaxiinta xisbiga ee madaxtooyadda la xuli doono doorashada goleyaasha deegaanka ka dib haddii xisbigu uu ku soo baxo.

 

Guddoomiyaha Xisbiga labadda garab u kala qeybsan ee UDUB, waxa kale oo uu soo dhaweeyay go’aankli maxkamadda sare oo uu ku tilmaamay mid kama dambays ah.

 

Daahir Rayaale wuxuu sheegay in la laalay dacwaddii Guddoomiye Ku xigeenkiisa isla markaana la aqbalay doodiisii isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Maxkamada waxa ay soo saartay waa kama dambays dacwadii guddoomiye ku xigeenkaygu qoray waa la diiday, tii aan Kaga Jawaabayna waa la aqbalay horta halkaas ay ku dhan tahay dambe oo la sii baadho oo loogu noqdo malaha, mar haddii wixii qadimay la diiday. wixii aanu qadimayna la aqblaya maxkmadu waa faynal wax loogu noqdana ma jiro.”

 

Guddoomiyaha UDUB ahna Madaxweynihii hore wuxuu sheegay warqaddii wakaalashadda ahayd ee uu soo qoray Ku xigeenkiisu aanay ku jirin qodobadii uu u igmaday wax ka bedelka xeerka iyo samaynta murashaxiinta, isagoo arrintaas ka hadlayayna wuxuu yidhi “Anigaa idiin sheegayee warqaddii aan soo qoray xeerka Xisbiga UDUB in wax laga badelo may ahayn in musharixiin la sameeyo kumay qornayn sidaasay wax ka soo qaad la’aan u tahay.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ There were no other 2 where do you get that from Daahir rayaale was the chairman and it was disputed by Ahmed Yusuf Yasins nephew Jamaal ali hussein they took it to the higher court and Daahir rayaale won the case , he is the legitimate chairman of the udub party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Odaygu Inuu ka fadhiisto ayaan Jeclaa, In badan baan u xabeebay mar kale laakiin candhuuf u daadin maayo.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

woow ...Bush-qada is still alive!! I heard a secret that his wife was planning to kill him so she can get all the money n marry a young giilgireh!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

rudy-Diiriye;839546 wrote:
woow ...Bush-qada is still alive!! I heard a secret that his wife was planning to kill him so she can get all the money n marry a young giilgireh!!

Xishooo....Respect for Ladies...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whats Xishoo xaji...thats not even a somali word!! lol. Pay attention...u could learn good af-somali here. I did, Ngonge did. this is a good place to learn af-somali for free dee!

 

Walaahi before i joined this site...i couldnt write af-somali even though, i did go back to somalia n studied af-somali for like a year. I got an f...I had a bad boring teacher.

 

lakin ifiiri hada! i am good!! loll

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

rudy-Diiriye;839550 wrote:
Whats Xishoo xaji...thats not even a somali word!! lol. Pay attention...u could learn good af-somali here. I did, Ngonge did. this is a good place to learn af-somali for free dee!

 

Walaahi before i joined this site...i couldnt write af-somali even though, i did go back to somalia n studied af-somali for like a year. I got an f...I had a bad boring teacher.

 

lakin ifiiri hada! i am good!! loll

Bido intaadan Bido odhan bay ku tidhaa..... I like how you twisted things ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats must be a family mahmaah!! its li bit 2 twisted though....i wish that u would rather say....nin rag ah, garabkaaga ayaa la daya!! It has more umf!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this