Sign in to follow this  
Aaliyyah

Masuul Katirsan Dadkii Beesha Siilaanyo Ku Xasuuqday DhulkoodaMagaalada HargeisaOo Qabtay Shirjaraid

Recommended Posts

Aaliyyah   

Preaking News- Masuul Katirsan Dadkii Beesha Siilaanyo Ku Xasuuqday Dhulkooda Magaalada Hargeisa Oo Qabtay Shirjaaid Oo Xaasasiya Afkana Ooda Kaqaaday, Sir Culusna Bixiyey! {Full Video}

 

Waa Shirjaaid Ku qabtay Magaalda Hargeisa Daahir Nuur Yey oo Katirsan Beeshii dhawaan Ciidamada Siilaayo ay xasuuqa ba’an ugu gaysteen Magaalda Hargeisa, islamarkaana ahaa Mulkiilaha booskaasi.

 

Masuulkan ayaa Waxuu sheegay Nimankii Qaybta laxaadka kaleh kala qaatay una fududeeyay Hubkii ay iskaga dhiciyeen Maleeshiyaadka Beesha Siilaayo.

 

Waxuuna Sheegay inaysan jirin Wax ladhaa Somaliland ayna jaah wareerisay Beesha ******** wuxuuna ugu yeedhay dawalada *******, wuxuuna ka dhawaajiyey Inay Hargeisa Gudaheeda ujoogaan 700 oo Nin oo Hubaysan isalmarkaana ayna waxba kaqaadi karin Beesha *******

 

Sidookale waxuu sheegay in Dhiig yacab Siilaanyo aanu waxba lasocon islamarkaana uu ku hungoobay Baloodhkoo ka doonayey Kalshaale ee uu islahaa aad uga dhimatida Beeshaada.

 

Dhinaca kale waxa uu Tusaale Usoo qaatay Caqli Xumada Beesha ********** haday Caqli leeyihiin inay Buur madow Jeelka Kasii Dayn lahaayeen waxuuna Yidhi horaaba looyidhi “” *******Muuse Waakaa”"

 

Ugu danbayna waxa uu ka hadlay Arimo badan oo daah saarnaa – Hoos ka daawo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Darn it.. What happened this place called Hargaysa why masaakiinta loogu xoog sheegtaanayaa? Where is dump democracy and just there.. This poor man and his family were robbed and yet threaten on daily basis. Worse, the remaining land of his is given to Siilanayo’s favorite ppl….

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Shame on which part the many who is calling other free somali media to call for justice? I don't know if this man was anit-somali but for sure now he needs help from thugs run Hargaysa show..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Akhadar I am not surprised that silaanyo would go as far as taking lands from his own after all he has done to reer Khaatumo. Not surprised but definitely saddened. When this man is talking in the video you can see how angry/emotional he is - it is really touching. Qof xaqiisa logu yimid uun baa dhibta fahmi kara.

 

Somalia ha nolaato ayuu ninkan kusoo gabagabeeyey. Ameen ayaan ugu daraya.

 

Carafaat and xaajixanjuf who I think are one and the same always had something to say about everything and anything. It is a pity that they and their likes chose to not comment on this topic. As the saying goes "the truth is always hard to swallow".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this