Sign in to follow this  
Aaliyyah

Ardayda Dugsiyada Khaatumo Oo Bandhig Faneed Ku Qabtay Xudun-(Video)-

Recommended Posts

Aaliyyah   

Ardayda Dugsiyada Khaatumo Oo Bandhig Faneed Ku Qabtay Xudun-(Video)-

 

 

Lasanod Online. Thursday, May 31, 2012

 

 

 

 

Xudun,(lasanod Online)- Ardaydii dhawaanahanba ku sugnayd magaalada Xudun, ayaa waxay soo bandhigeen riwaayad ka turjumaysa..

 

oo tusaalaynsa xaalada ka taagan deeganka Khaatumo state.

 

Ardaydan ayaa waxa ay halkaas kusoo bandhigeen riwaayadaas loo wada riyaaqay, tasoo oo dadkii ku sugnaa goobta xusuus dheer ku reebtay, wacyigalinta ardaydu sameeyeen ayaa ahayd mida agaasinkeeda ay lahaayeen ururka Ugbaad ee ka dhisan magaalada Xudun. Ururkaas oo taageero mug leh ka gaysta deegaanka iyo cidkasta oo timaadana caawimo u gaysta.

 

Gabagabadii Xafladan waxa amaan ballaadhan loo jeediyey masuuliyiintii shaqadan imtixaanada ee baaxada wayn qabatay. Sidoo kale dadkii halkaas ka hadlay ayaa sheegay qiimaha ay leedahay aqoonta in aradayda wax la baro, heer jaamacadeedna la gaadhsiiyo. hoos ka daawo bandhig faneedkii ardayda.

 

 

Halkan Ka Daawo Video

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

It's good play at the same time very sad for the fact that many of students and their family are displaced and many more are under the marcy of Hargaysa thugs...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ It is all a matter of time. They will go back to their city - laascaanod libdhi mayso wadankeynu labo ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this