Sign in to follow this  
Liibaan

Prof Cali Khaliif Galeydh Wafdi Baladhan oo SiWeyn Loogu SooDhoweeyay CaasimadaMuqdisho -Pics,Video

Recommended Posts

Liibaan   

DSC_0561.JPG

DSC_0552.JPG

 

 

 

 

Muqdisho (RBC) Waxa maanta Barqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay Cali Khaliif Galeyr iyo xubno ka tirsan maamulka Khatumo State.

 

Markii uu Cali Khaliif ka soo degay garoonka Muqdisho, waxa halkaas ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Baarkamaanka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan DKMG ah, Haween iyo xubno ka tirsan maamulka Khaatumo oo horrey u joogay Muqdisho.

 

Cali Khaliif iyo xubno la socday oo ka soo duulay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa waxa markii ay diyaarada ka soo degayn, ay gacan qaadeyn boqolaal qof oo watay calanka Khaatumo State, waxana markii dambe loo sii galbiyay Hottel Amasator oo ku yaala KM4 ee magaalada Muqdisho, halkaas oo la filaayo in uu kula hadlo Saxaafadda.

 

Cali waxa uu horey u soo noqday ra’iisal wasaare dowladii Cabdi Qaasim Salaad Xasan 2000.

 

Sidoo kale Cali Khaliif oo ah siyaasi rugcadaa ah, waxa uu ka mid yahay shaqshiyaad la dhacsan taageero xooggan ku bixiyay in la sameeyo maamulka Khaatumo State oo dhowr bil ka hor laga sameeyay degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Waxa magaalada Muqdisho hadda ka socda qaban qaabo lagu soo dhaweenaayo Cali Khaliif Galeyr, kuwaa soo kuwaas oo ay wadaan xubno ka soo ka tirsan maamulka Khaatumo State.

 

Ma cadda in Cali Khaliif uu isna ka mid ah odayaasha ka qeyb galaya shirka ka socday Muqdisho ee la doonayo in lagu soo xulo xunaha soo diyaarinaya dastuurka cusub ee la rabo in loo sameeyo Soomaaliya.

 

Wixii ku soo kordha warkan waxa aad kala socon kartaa iyagoo watta sawirro boggeena Raxanreeb.com

 

RBC Radio

 

 

DSC07472.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

523115_430205733661290_100000156011522_1

 

 

 

Caasimada Muqdisho Ayaa Waxaa Ka Socda Qabanqaabo Ah Sidii Loo Soo Dhowayn Lahaa Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Galeydh

 

http://kismaayo24.com

 

Prof cali khaliif galaydh ayaa lagu wadaa in uu soo gaadho magaalada muqdisho saacadaha fooda inagu haya isagoo ay ku waheliyaan safarkiisa masuuliyiin sar sare kuwaas oo baryihii ugu danbeeyay safaro kala nooc-nooca kumarayey wadamo kuyaala qaarada afrika oo ay kamid ahaayeen Ethiopia ,Kenya iya wadamo kale oo kuyaala qaarada afrika .

 

Raysalwasaarihii hore ee dalka soomaaliya cali khaliif galaydh ayaa lagu wadaa in uu gaadho saacadahan soosocda magaalada muqdihso isagoo lagu wado inuu kaqayb galo shirwaynaha lagu wado in lagu ansixiyo dastuur ay soomaaliya yeelanayso.

 

Dhinaca kale waxaa kuwahelinaya Prof Cali Khaaliif Galaydh safarkiisa Masuuliyiin katirsan Maamulka Khaatumo iyo siyaasiyiin udhashay dalka soomaaliya .

 

Proff: ayaa kamid ah golaha G10 ee maamulka khaatumo uu leeyahay isagoona utaagan siyaasada dibada ee maamulka khaatumo state of soomaaliya.

 

Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka socda qabanqaabo ah sidii loo soo dhawayn lahaa raysalwasaarihii hore ee soomaaliya ahna xubin kamid ah golaha G10 ee maamulka khaatumo state Prof cali khaliif galaydh, iyagoo na ay kaqayb qaadanayaan soo dhawayntaa golaha sare ee dhaqanka maamulka khaatumo state oo iyagu dhawaanahanba kusugnaa magaalada muqdihso ee caasimada dalka soomaaliya , dawlada dhexe ee soomaaliya iyo qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada muqdisho.

 

goor dhaw lasoco sawirada iyo dabaaldaga soo dhawaynta wafdigan ee magaalada muqdisho

 

 

________________________

 

 

 

 

Prof. Cali Khaliif Galeydh oo Ah Siyaasi Weyn Rugcadaa Ah, Waxaa uu Ka Mid Yahay Shaqshiyaadka Si Weyn u Raadinaya In Soomaaliya Ay Ka Dhacdo Nabad Waarta, Horumar, Cadaalad, iwm

 

Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Wafdi uu Hugaaminayo Ayaa Gaaray Caasimada Muqdisho.

 

Wararka ka Imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa Shegaya in Maanta uu Halkaasi gaaray Cali Khaliif Galaydh oo ka Tirsan Masuulyiinta Maamulka Khatumo State.

 

Mudane Cali Khaliif ka soo degay garoonka Muqdisho, waxa halkaas ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan DKMG ah, iyo maamulka Khaatumo oo horrey u joogay Muqdisho.

Cali Khaliif iyo xubno la socday oo ka duulay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa waxa markii ay diyaarada ka soo degayn, ay gacan qaadeyn boqolaal qof oo watay calanka Khaatumo State, waxana markii dambe loo sii galbiyay Hottel Amasator oo ku yaala KM4 ee magaalada Muqdisho, halkaas oo la filaayo in uu kula hadlo Saxaafadda.

Mudane Caliq aliif Galydh waxa uu horey u soo noqday ra’iisal wasaare dowladii Cabdi Qaasim Salaad Xasan 2000,

Sidoo kale Cali Khaliif oo ah siyaasi rugcadaa ah, waxa uu ka mid yahay shaqshiyaadka si weyn u raadinaya in Soomaaliya ay ka dhacdo nabad waarta isagoona haatan ka tirsan maaulka Khaatuma State .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Borama News

 

Professor Cali Khaliif Galeydh Oo Goordhow Imanaya Muqdisho Iyo Qaban Qaabada Soo Dhoweyntiisa Oo Siweyn Ug Socota Caasimada

http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=3976&catid=66&Itemid=117

 

 

Muqdisho (Bnn) War hadda soo gaaray xafiiska war qabadka Shabakadda Raxanreeb, ayaa sheegaya in saacadaha soo socda uu ku soo fooleeyahay magaalada Muqdisho, Cali Khaliif Galeyr oo horey u soo noqday ra’iisal wasaare dowladii Cabdi Qaasim Salaad Xasan 2000.

 

Cali dhawaanahan waxa uu ka mid ahaa dadka ugu cad-cad ee taageersanaa maamulka Khaatumo State oo dhowr bil ka hor laga sameeyay degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Waxa magaalada Muqdisho hadda ka socda qaban qaabo lagu soo dhaweenaayo Cali Khaliif Galeyr, kuwaa soo kuwaas oo ay wadaan xubno ka soo ka tirsan maamulka Khaatumo State.

 

Cali Khaliif Galeyr, ayaa la sheegay in ay la socdaan xubno ka tirsan maamulka Khaatumo State, iyo odayaal kuwaas oo doonaya in ay ka qeyb galaan shirka odayaasha dhaqanka ee ka socday Muqdisho.

 

Ma cadda in Cali Khaliif uu isna ka mid ah odayaasha ka qeyb galaya shirka ka socday Muqdisho ee la doonayo in lagu soo xulo xunaha soo diyaarinaya dastuurka cusub ee la rabo in loo sameeyo Soomaaliya.a

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee Caasimada Mogadishu (Sawiro)

 

Akhyaarta sharafta leh waxaan idiin soo gudbinaynaa sawiro sidii loogu Soo Dhoweeyay Dr. Cali Khaliif Galeydh Caasimada Mogadishu.

 

DSC08487.jpg

 

Madaxda Iyo Xildhibaanada TFG, Wasiirada Maamulka KHaatumo State, Iyo Garaadada Khaatumo oo Ku Soo Dhoweeyay Prof. Cali Khaliif Garoonka Diyaaradaha Caasimada Muqadishu

 

DSC08479.jpg

 

Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Caasimada Soomaaliya Muqdisho

 

DSC08480.jpg

 

Prof. Cali Khaliif Galeydh, Garaad Abshir Saalax, Aqoonyahan Xassan Axmed Ciise

 

DSC08477.jpg

 

Prof. Cali Khaliif Galeydh, Garaad Abshir Saalax, Aqoonyahan Xassan Axmed Ciise

 

DSC08487.jpg

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha KHaatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub Iyo Raxan Wasiira Ah oo Ka Socda Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia, Garaad Abshir Saalax, Iyo Garaadada KHaatumo State oo Si Weyn ugu Soo Dhoweeyay Prof. Cali Khaliif Magaalada Muqadisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;829568 wrote:
^^ We know that but he is in Xamar thats the main point.

And if he is, what will he be able to do? Haha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I don't know, telling the Somali people that without Puntland nothing will ever work and proving it to them... I guess Khaliif could do the same and as audacious as Mudane Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Professor is a Somali he is actually looking for a solution he doesn't consider Somalia a project where one can become a member of an organization of Member states. You can't really compare a highly educated Professor who was the former Somali prime Minister with a former cab driver from Melbourne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Which successful government was this 'Professor' who embezzled millions from the Somali taxpayer part of?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

'Liibaan';829569 wrote:
Daawo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee Caasimada Mogadishu (Sawiro)

 

DSC08480.jpg

the guy looks determined to get Khatumo seats back. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this