Sign in to follow this  
Haatu

LSK you've committed a wrong against me.

Recommended Posts

Haatu;831590 wrote:
MMA, waa Ijaara, kow dheh.

 

Labo, war I am born and bred in Suuqa Xoolaha kuna magac dheer Buulo M'aqaabul in Garissa.

 

Your argument would have held more weight if you had said Wajir
:D

 

Horta, what happened to reer waamo ku sheegii aka Maaddeey?

 

Raula, ma tarxiilkii Garowe camal? Oo meynan dhergin weli
:D

Suuqaas baabuuraa ku dhex maray. Ciyaalaa banooni ku ciyaaraaye. Kii baabuurka waday asagoo leh maqlay 'meeshaana waa suuqa xoolaha.' Suuqa xoolaha xaafad dhexdiisa ayeeba ku taalay oo guryo cusub ku wada hareersanaa. I guess it was a bad planning oo guryo cusub iyo dhulal la wada goostay ku wareegsanaa where it used to be meel danta guud wada ahayd.

 

Walaashey was one of those people who dhul ka gatay meeshaas waaguu dhulka wada raqiis ahaa back in 2007 along with dozens of cousins and habaryaro. Qaarkood guryo ka dhisteen but kan walaashey dowladda hoose dhexdiisa ayee jid ka dhigeen maadaama iyada gurigeeda Nayroobi ka deganayd oo Gaarisa iyo meelahaas dhul ilaalintiisa ma aadi jirin.

 

She was like kuwa cousins iyo habaryaryaasha iyo abtiyaasha lama taaban ee sheekada waa sheeko tolka isku hiilinaayo. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool Garissa and its surroundings is known to be homogenous to only the clans that settle or belong to those areas(is it clans or one clan that settle there, am not familiar with clan categorization), they don't allow outsiders or intruders as they call it to buy land or build houses there, maybe own a business there, bottom line waxaa lagu dhahaa, adi maa dagto meeshaaneeyto, districtaan kaaga miyaa, kaaseeyto meeshaan uu rabaa inuu gato, soo galootigaaan hehe

 

 

HAATUU, waa ijaara weynaadey, filinkiisa anaa waa hore qarxiyey,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

:D nuune adiga in reer Sabuuli inaad tahey baan mararka qaar ka shakiyaa

 

MMA waa sidaad sheegtey. Dad badan baa arrin taa lamid ah haysataa. Hadaad dhul weyn gadatid baa laguu imaanaa oo lagu dhahaa 'yaa tahey adigana? Meejaan reer hebel baa leh. Eegaan waa nalagu bateyee' :D

 

Accent kooda caadi ma'aho laakiini I'm slowly losing mine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this