Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The People of Somalia demonstrate against draft constitution.

Recommended Posts

Banaanbax looga soo horjeeday ansixinta Dastuurka oo ka dhacay Galgaduud

 

SHABELLE MEDIA NETWORK MAY 3, 2012

 

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday ansixinya qabyo qoraaleedka Dastuurka, laguna eedeeyay R/wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya.

 

Banaanbaxaani oo ay ka soo qeyb galeen, ururada bulshada, odayaal, waxgarad, haweenka iyo Ardeyda ayaa waxa uu ka dhacay fagaare weyn oo kuyaala degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud iyadoo banaanbaxaasina si aad ah looga soo horjeeday qabyo qoraaleedka Dastuurka, Roadmap-ka iyo xarigii R/wasaaraha uu u geystay qaar ka mid ah rag ka tirsanaa xafiiskiisa.

 

Banaabaxa ayaa waxaa masuuliyiintii ka hadashay waxa ay aad ugu dhaliileen qabyo qoraaleedka Dastuurka, waxaana ay sheegeen in xiligaan aan loo baahneyn in Soomaaliya la galiyo jawi jahwareer ah Dastuurkuna uu yahay mid shareecada islaamka dhibaateynaya.

 

C/risaaq Cabdulle Ciqaal oo ka mid ah dadkii ka qeyb galay banaanbaxa ayaa Idaacada Shabelle u sheegay in banaanbaxa sidoo kale aad loogu cambaareeyay talaabadii uu kula dhaqaaqay R/wasaare Gaas qaar ka mid ah ilaaladiisa oo uu amar ku bixiyay in la xiro kadib markii R/wasaaraha gurigiisa lagu arkay waxyaabo qarxa.

 

Boqolaalkii qof ee ka qeyb qaadanayay Banaanbaxa ayaa sitay boorar ay ku xardhanaayeen dooni Mayno Dastuurka qabyada ah, Dooni meyno R/wasaare Gaas iyo erayo kale oo ay ku diidanyihiin Qorshe howleedka dowladda KMG Soomaaliya.

 

Ugu dambeyntii haweenkii kulanka ka hadlay ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyeed in aan la ansixin qabyo qoraaleedka Dastuurka, oo ay ku sheegeen in uu mugdi galinayo dadka iyo dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;826220 wrote:
war xaaji adigu dadka ma gaarsiin miyaa in faroole bahasha uu diiday, waa ineey taageeraan distuurka, u sheeg.

Faroole hadu diido dastuurka wa fiicantahay wa arin la so dhoweynayo runti

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;826221 wrote:
Are the People of Somalia also spoilers warlords and dad Qaranimada iyo wadajirka Somalia diidan?

 

didn't you hear, Faroole is against the constitution. god damn. it's like talking to a wall.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Title should be "Supporters of Warlords Oppose Road Map and Peace For Another 21 years of Moryaanimo, thievery and thuggery".

 

I know it is long but that's what it should be.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I never insulted anyone, I merely told the truth of how some people are perceived not the people of Somalia of course, I am talking about warlords.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thievery and thuggery ma amaan baa?

 

Somalia la isma cabudhin karo

 

Dhibaatadi Somalia the last 21 years cid kasta ka masuul ahayd not just some sections of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Given that the vast people who want it to fail seem to come from backgrounds of thievery and thuggery makes my case. I mean we are talking of people who are living in other people's houses in Mogadishu and talks about how this constitution is against Islam.

 

:D 21st century sxb, this is what we are dealing with.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia needs proper reconciliation between the various communities of the country but finger pointing will not solve anything the fact that you are comparing you're fellow citizens to warlords doesn't contribute anything to the co existence of the People of Somalia. Dad is aaminayn baad rabta adiguna inad cay ugu si dartid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

kingofkings;826223 wrote:
didn't you hear, Faroole is against the constitution. god damn. it's like talking to a wall.

Thats makes him a spoiler and nabaddiid right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

But they ARE warlords, it's a fact. They are also thieves, they occupy other people's properties and businesses. They live and breath a haram lifestyle.

 

Let me show.

 

yusuf_indha_cade.jpg

 

 

 

Indohaadde also owns drug farms in the area under his control, including at Janaale, Shalambood, Qoryooley, Buulamarer and Kurtun Waarey; the exact number of farms is unknown, but Monitoring Group sources estimated that as many as 10 may be spread throughout his area. He is alleged to be dealing in marijuana (probably in the form of hashish).

Worst he confiscated these farms from their rightful owners who used to grow and export crops such as bananas and grape fruits that were providing employment and earning hard currency for the nation.

That's the man, so the people supporting him obviously endorse his idea of living.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this