Sign in to follow this  
xiimaaya

Puntland should seek indpendence

Recommended Posts

Xaaji, horta anigu kuma oran Xamar waan kamaaranaa iyo kama maarano, caqliga fur oo su'aasha faham.

 

Xamar waa Magaala madaxdi dalka oo dalka Somalia oo dhan ayaa ubaahan idinkuna aad kamid tihiin laakiin ogow sidii waagi hore Xamar loogu xirnaa ma ahan hada oo dagaaladii sokeeye kabacdi wadanku waa kala xirnaa gobolkastaa isku filaansho iyo waxqabsasho ayuu gaaray oo midkastaa intii tabartiisa ayuu tilaabsaday Puntland waxay kamid tahay maanta gobolada ugu waawayn uguna dhaqaalaha badan ee soo baxay intii dagaalada sokeeye ay dhaceen kadib. Waase runtaa oo Dowlada Puntland waxba madhisin ee shacabka reer Puntland ayaa dhisteen magaalooyinkas, midse aan kuugu daro oo awalba dawladi Somalia goboladaa Puntland waxba kama dhisin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

NGONGE;825720 wrote:
PL will indeed try to seek independence the minute SL gets its recognition. They can't help themselves.

You won't get recognition while Puntland is in Mogadishu, your realists have discovered this. However the road map fails then Puntland will meet you in the UN.

 

@Qandalaawi, Xaaji think Puntland is in Mogadishu for the environment and money..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;825720 wrote:
PL will indeed try to seek independence the minute SL gets its recognition. They can't help themselves.

Mudug migh secessede from Puntland then. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;825735 wrote:
Xaaji, horta anigu kuma oran Xamar waan kamaaranaa iyo kama maarano, caqliga fur oo su'aasha faham.

 

Xamar waa Magaala madaxdi dalka oo dalka Somalia oo dhan ayaa ubaahan idinkuna aad kamid tihiin laakiin ogow sidii waagi hore Xamar loogu xirnaa ma ahan hada oo dagaaladii sokeeye kabacdi wadanku waa kala xirnaa gobolkastaa isku filaansho iyo waxqabsasho ayuu gaaray oo midkastaa intii tabartiisa ayuu tilaabsaday Puntland waxay kamid tahay maanta gobolada ugu waawayn uguna dhaqaalaha badan ee soo baxay intii dagaalada sokeeye ay dhaceen kadib. Waase runtaa oo Dowlada Puntland waxba madhisin ee shacabka reer Puntland ayaa dhisteen magaalooyinkas, midse aan kuugu daro oo awalba dawladi Somalia goboladaa Puntland waxba kama dhisin.

Haa waxasi wa run laakin dee isku furashada Puntland iyo Mogadisho ba dantinu ku jirta not Puntland oo meesha iskaga xidhan iyo Xamar oo halka ku xidhan ma fahantay kama marantaan Mogadisho haba noqoto dalka dadka shacabka ayaa degaankoodu gaadhay inay iskooda isku mamuulaan. laakin in the long term markad eegtid dan uga ma jirto reer Budhlayn oo meesha ku xanibnaada ama goosta taasi wa suicide caqli gal na maha wa waxay federalism ugu doodayaan dalka oo isku furan ma fahantay qandalaawi. Wa run dowladi hore general siad bare waxba ma dhisin aan ahayn dekada bosaaso laakin ganacsiga iyo dhismayasha Puntland waxa dhistay dad gacansatayaal shacab ah marka wa isla wixi uun adeer, shacabka uun ba dantoodi qabsaday laakin meesha dowladi ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Lol Waxaan umalaynaa Dowlada Somaliland ayaa jirta oo dhistay Magaalooyinka, wadooyinka, Airports iyo dakada :D

 

Saaxib, sidaan horay kuugu sheeyay dadku waa kala maqnaayeen qolo kastaana goonideeda ayay utanaaday 20-ki sano ee dagaalada sokeeye socdeen balse waa run oo shacabka Soomaliyeed dhamaantiisa makala maarmo oo waa la iskuwada baahanyahay.

 

@Lol, Somalia, Xaajiga iska daa, money iyo nice weather beey rabaan ayuu isleeyahayee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;825737 wrote:
You won't get recognition while Puntland is in Mogadishu, your realists have discovered this. However the road map fails then Puntland will meet you in the UN.

 

@Qandalaawi, Xaaji think Puntland is in Mogadishu for the environment and money..

Cantarabaqash, hypocracy iyo maalayacni ka weyn ma arkin inaad maalin walba Somaliland ku weerartaan maxaad u goosateen haddana aad adiga iyo Qandalaawi iyo kuwo idinla mid ah ugu booteysaan UN-ka ayaan isku arkaynaa....yaa idinka hoos qaadi Somaliland bayba u socon weysey:D "Timirtii horeba dab loo waa". A famous phrase by AY AUN once said "tan ninkii ka hara badda ayuu ka cabayaa":D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

a friend of my once said.

 

'I will support Somaliland's recongnition if it promises to take Puntland with it". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
;=Goldcoast

[This is an embarrassing document that underscores what an entire charade this move towards supposed legitimate administration is. If this is the model federal state and the template through which the system that Somalia should be rebuilt is predicated on, the future is undoubtedly bleak. This underscores how obviously clear it is that Somali politicians have no idea what federalism means or what it entails.

 

For all the constant posts about how Puntland is fully behind the quest for Somali unity, its frankly laughable that some in this forum are attempting to defend this. Creating a separate passport? Claiming its resources belong solely to the region? Commanding its owned armed forces indefinitely? Separate foreign policy and international relations? Separate central bank? Issuing its own currency? So what exactly makes Puntland a state of a federal Somalia? Is there a single area left? What exactly separates Puntland from Somaliland as far as these documents are concerned. This all but a declaration of secession, without the temerity to pledge for it. The President and politicians who endorsed this joke of a constitution should be ashamed. An affront indeed.]

 

 

 

 

Nationalists my **s ............. why worry about somaliland recognition when they saying same thing.Hypocrisy much...dadkan afkooda iyo dhegohoodu isma maqlaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this