Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Elders, traditional Chiefs from SSC discuss Puntland clarify many points....

Recommended Posts

Taleexi   

Two admins should live side by side in peace. 'PL' leadership laf bay toobin ku haysaa waxaana ku waanin lahaa inay ka waantoobaan wixii hagar daamo u keenaya maamulka deriska la ah.... ayna waqtigooda geliyaan horumarinta deegaamadooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi Adeer that is a good point but the reality on the ground differs from your stated position. The elders whomfounded Puntland in 1998 have now supported it's transformation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;821828 wrote:
Two admins should live side by side in peace. 'PL' leadership laf bay toobin ku haysaa waxaana ku waanin lahaa inay ka waantoobaan wixii hagar daamo u keenaya maamulka deriska la ah.... ayna waqtigooda geliyaan horumarinta deegaamadooda.

Well Said Brother Taleexi, Both Hargeisa & Garowe admins should stop claiming KHaatumoLand and respect Taleex admin. Somali Regional states SL, & PL should live side by side in peace and security with KHaatumo State Of SOmalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

boqor Cabdilaahi was booed at Taleex meeting when he tried to talk about puntland.This is not a blow to Khaatumo and actually the game changed when the new state was formed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

No need to argue with everything. Camey and Dabagooye, one being isim and the other an elder, attended Garowe's conference. That won't make a dent to the fact of Khatumo is eying on its future to govern itself. Both odayaal are nothing but men with no principle since both were in Taleex and supported Khatumo yet today they song in Garoowe as they are part of it (p/l). If I were p/lander, I won't bring such people in the lights.. Waa ceeeb kuwaanoo kale in lagu associate gareeyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

No game lads, the fact remains tha these elders came and took part and held a press conference. Time will tell if the destiny of this community is with the new fad or with one of the old ones. We shall see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is another thread just now, where good Xaaji xunjuf reported that Khaatumo elders are on their way to Hargeisa. Another day Somaliland supporters will speak ill of the very Same elders. Puntland will follow talking about some Garaad or Elder they don't like. This game is very old and tired. Its shame though, to See puntland take a chapter from Somaliland and play the same game they were against when Khatuumo was part of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Naxar Nugaaleed;822158 wrote:
There is another thread just now, where good Xaaji xunjuf reported that Khaatumo elders are on their way to Hargeisa. Another day Somaliland supporters will speak ill of the very Same elders. Puntland will follow talking about some Garaad or Elder they don't like. This game is very old and tired. Its shame though, to See puntland take a chapter from Somaliland and play the same game they were against when Khatuumo was part of Puntland.

Good points but we expect these games from our neighbours coming to an end sooner rather than later.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

old-and-new-mogadishu.jpg

 

Wufuuda Garaadada Khaatumo State uu Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Galabta soo Gaaray Muqdisho

 

 

Muqdisho (RBC) Wafdi odayaal dhaqameed iyo haween ka socda maamulka Khaatumo State oo lagu wado inay ka qeybgalaan shir Muqdisho ka dhacaya dhamaadka bishan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

 

Wafdigan oo uu hogaaminayey Garaad Saleeban Garaad Maxamed ayna xubnoka ahaayeen garaado, isimo iyo haween ka kala yimid gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa abaare 2:00 duhurnimo ee maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalanmiga ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho.

 

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo markii uu ka soo degey garoonka ka dib telefoonka kula hadlay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay imaanshaha magaalada Muqdisho oo aad loogu soo dhoweeyey.

 

“Waxaan u nimid Muqdisho aniga iyo wafdiga reer Khaatumo inaan ka qeybgalno shirka looga doodi doono dastuurka cusub, waxaanu rajeyneynaa in waxwanaagsani ka soobaxaan” ayii yiri garaadka.

 

Wagdiga reer Khaatumo waxaa garoonka diyaaradaha maanta ku soo dhoweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin, waxaana saraakiil ka tisan guddiga gacanta ku haya soo dhoweynta ergada ay Raxanreeb u sheegeen in beesha Sool ergadeeda uga qeybgaleysa shirarka wada tashiga si toos ah loogu warejiyey maamulka Khaatumo State oo DKMG ah hadda u aqoonsan tahay maamul goboleed ka tirsan habka federaalka.

 

Wafdigan ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa oo dhaqan ah oo ka socda deegaanada Khaatumo oo yimaada Muqdisho tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State.

 

Dhanka kalew ergooyin ka socda gobolada Nugaal, Bari iyo Mudug ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho kuwaasoo iyaguna ka qeybgaki doona shirweynaha dastuurka oo Muqdisho ka furmi doona 30-ka April sida qorshuhu yahay.

 

 

 

 

 

RBC Radio

Xafiiska wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

250px-Mog2.jpg

 

aden-ade-airport1.jpg

 

War Deg,Deg ah: Garaad Sulieman, Garaad Jaamac Ismaaciil Iyo Wafdi Golaha Dhaqanka Khaatumo State Oo Iminka Soo Gaadhay Muqdisho…

 

Waxaa galabta Soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,waftiga ayaa waxaa sidiiradn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

 

Waftiga Golaha dhaqanka ee uu hogaaminaayay Garaad saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ku weheliyay Garaad Abshir Saalax Maxamed,Garaad jaamac garaad Ismaaciil Ducaale,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo la socday.

 

Waftigan isimada ah ayaa waxaa Adan cade International Airport ku soo dhoweeyay Xubno ka mid ah maamulkha Khaatumo State Of Somalia oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga Maxamed Ducaale iyo dadweyne kale Oo si weyn u sugayay Isimadan.

 

Isku soo wada duuboo Isimada ayaa waxay ka soo kicitimeen magaala madaxda Maamulka Khaatumo Ee Taleex iyagoo Socdaalkooduna uu daaranyahay isu imaatinka Isimada guud Ee Soomaalida oo la doonaayo inay kaga qaybgalaan soo xulitaanka baarlamaanka Cusub Ee uu wadanku yeelanaayo marka la ga baxo xiliga ku meel gaardhka ah Ee ku aadan badhtamaha sanadkan.

 

Ugu danbayntii ayaa garaadada iyo Suldaanak ayaa waxa ay soo mareen magaalada Gaalkacayo Oo halkaas ay shirqool ugu maleegeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedka Puntland balse ayay ka badbaadeen shirqoolkaas Oo la doonayay in lagu xod xoto Isimadaas qaar ka mid ah si looga weeciyo wadada toosan ee ay haystaan balse waxaa wararku intaa ku darayaan in fashilaadii shirqoolkan iyo ku hungowgii lakulanka garaadada ay bilaabeen inay hadalo aan waxba kajirin ku soo qoraan saxaafada Oo ay leeyihiin Reer hebel ayaa garaad samaysanaya reer hebelna horey kaaga samaysteen IWM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this