Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Fadeexadii Galaydh

Recommended Posts

wyre   

Taleexi, Aspirin iyo leyslama gaarin u kaadi bal sxb :D

 

Carafaadow aad baad ugu mahadsantahay sidaad iigu soo dhoweysay, Balse cashar baan u baahanahay, waxaa laga yaabaa iney sanado igu qaadato kala barashada dadka, Saa kalama aqaan ciddaan ka tirsanahay iyo ciddaan ku taaganahaye marka hore bal aan kala barto :D

 

"Ogow hadba dhinici la ii jiito unbaan ahay saas afarta dhinacba wax baa ii galay xittaa kenya iyo ethiopia baa wax ii galeen :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

wyre;820465 wrote:
Carafaadow aad baad ugu mahadsantahay sidaad iigu soo dhoweysay, Balse cashar baan u baahanahay, waxaa laga yaabaa ney sanado igu qaadato kala barashada dadka, Saa kalama aqaan ciddaan ka tirsanahay iyo ciddaan ku taaganahaye marka hore bal aan kala barto
:D

 

"Ogow hadba dhinici la ii jiito unbaan ahay saas afarta dhinacba wax baa ii galay xittaa kenya iyo ethiopia baa wax ii galeen
:D
:D

Sxb ciyaal casiirka casharo extra ayee u baahan yihiin. laakinse waa ku barina. :D

 

Cashar nr.1:

 

1. Wax kasto wararka lasoo galiyo ama SOL lasoo galiyo waa propaganda, loogu talo galay ina wax la buun buuniyo. ha rumeysan, hana beenin. sida sixirka iyo jinka camal. siiba reer Somaliland iyo Puntland ayaa aad ugu dheereya. Inkasta oo TFG'du macaa baryahan yara baratay bahasha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Carafaat;820480 wrote:
Sxb ciyaal casiirka casharo extra ayee u baahan yihiin. laakinse waa ku barina.
:D

 

Cashar nr.1:

 

1. Wax kasto wararka lasoo galiyo ama SOL lasoo galiyo waa propaganda, loogu talo galay ina wax la buun buuniyo. ha rumeysan, hana beenin. sida sixirka iyo jinka camal. siiba reer Somaliland iyo Puntland ayaa aad ugu dheereya. Inkasta oo TFG'du macaa baryahan yara baratay bahasha.

Looooooooooooolz @ ciyaal casiir :D

Casharka labaad soo daa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this